Waan ku faraxasanahay go aanka reer tolkeey qaatey Illaahay waxaan ineey kadhabeeyaan ooy kuguuleeysataan allaahuma aamiin guuleysata reer sade meelaad joogtaanba ❤❤❤❤❤❤❤
@Sahragabow
Жыл бұрын
Maashaa Allaah jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅
@justincasecase4367
Жыл бұрын
Aamiin Aamiiiin Yaa Rabbi Mashalah
@AbuuShire
8 ай бұрын
Guuul guul xukunka kitaab ilahay hagu dhaqmo
@mahamudnur4903
Жыл бұрын
Waa arin wanagsan allana run haka dhigo waxa kaliya oo loga bixi karo dhib kasta oo ka dhax dhaca
@deqamohamed8960
Жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@Ot_Ot20123
Жыл бұрын
@Axmad Galbayte Wll aan u hambalyayno una duceeyno in wanaaga aay qaateen Alle waafajiyo una fududeeyo ku dhaqanka xukunka Alle iyaga iyo muslimiinta dhamaan. Waana shayga kaliya aan barwaaqo iyo amni aan ku gaarikarnno hadii aan sideey tahay u qaadano wallaahu huwal muwaffiq.
@ahmedabdulahigalbeyte2990
Жыл бұрын
U malayn maayo inaad awood u leedihiin tawfiiqdaas ku dhaqanka shareecada Islaamka, waa nolol allaah noogu talo galay, laakiin reerkaas baan malaynayaa inay ka dhabayn karaan ma filayo
@umusheikhabdalaikhyaar2082
Жыл бұрын
Subxanallaah maxaad Wanaaga ugu Rajeyn weysay ma Waxaad U Diidan tahay inay Ayahooda wanaaga uga tashtaan weliba mid Alle swt Raali ka yahay mida kale Dadaalka haday la yimadeen ay Go’aan kuwada qateen Alle swt ayaa Garabkooda ah ogow Rajada Alle swt laga ma Quusto waxkastana Bil Aadamka Way ka munaqishoodan balse Go’aankeeda Alle swt baa leh Taasna waanu u Rajeynayna Sida Qalbi wanaaga ay isku dhaarsadeen Kitaabkii Alle swt waxaan Alle swt uga Baryeeyna inu Wafajiyo Tawfiiqda Wanaagsan una Hirgiliyo Hamigooda wanaagsan kana yeelo kuwii ku dhaqma iskuna xukuma Siiyo Xasilooni Iyo Nabad Iyo kala Dambeyn Adduunyada Iyo Akhiradaba wanaag Ayaan u Rajeynaynaa Allaahuma Aamiin ❤ ❤❤
@wizaraagefarmaajo
Жыл бұрын
Ninyahaw maa run la isku sheego ilahay socod siiyaa ma ogiye ineesan soconeen waxii u danbeyay oo dhacay sidee lagu xaliyay Ilahay waxaan ka baryayaa inuu dhabeeyo OO Dadkaas qalbiyadooda isku xiro
@samiiradirie2559
Жыл бұрын
Guul iyo barwaaqan idin rajaynaynaa insha allah halkaa kahaya
@aidenhassan5116
Жыл бұрын
Anigo nin isaaq oo habar jeclo ah waxan Somali ugu jeclahay, Mareexan iyo Habar gidir, waa laba reer aan islayhay aad ka guursatid. Waad dad daqan leah oo qabil gob ah
@rayanahasanabukar4391
Жыл бұрын
dad walaalo ah oo isdilaya waa wax aan fahmi lahay ani anoo yar baa iigu danbaysay cabudwaaq waxay ahayd meel qabiil walba ku nool yahay oon lakala xigin maandana hal qabiil baa ku heshiin la waa wax maskaxday du meel u dhaqajin ladahay😮💨
@deqamohamed8960
Жыл бұрын
Bah ogaadeen yaa ladhahaa
@Nuurah951
Жыл бұрын
Waa mareexan jufooyin kamida oo bah ahaan iskuraaca
Пікірлер: 15