Alle weyne waxa uu yidhi " Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka baray sida qalinka wax loogu qoro (4), dadkana baray wax ayna aqoonin (5). Aayadahan Quraanka ahi waxa ay ka mid yihiin Suurada (Al-Calaq) oo ah suuradii ugu horay ee kusoo degtay Nebi Muxammed (NNKH) taasi oo la faray in uu wax akhriyo. Suuradani waxa aan ka dhex arki karnaa in furaha guushu yahay wax akhris. Wax akhrisku waxa uu qofka barayaa wax uusan aqoonin, dunida maanta waxa lagu tartamayaa waa aqoon. Aqoontuna waa in qof ama dad garanayaan wax aysan kuwa kale aqoonin.
Kanaalka / @marwanmedia
Instagram www.instagram....
Telegram t.me/+8ygYwLan...
Fadlam Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
#Kanaalka / @marwanmedia
Негізгі бет Caalamka Akhriska | Faa'idoyinka Akhriska .
Пікірлер: 16