Wa ogahay hestan miraha macan Ina dib ugu so laabanysid hddad iga dambeysid love ❤️ dhac kusii 21/nov/11/2023 dhamadkii sanadka 9:18am shaqo guri qabanayo 🫶🏼
@zamiashiine7601
8 ай бұрын
Waa cibaaro duniduye Ma markaad carowdaa Caashaqeenii kaa lumay 😢 Calaf waa nasiibe lama ciilo Ruuxii calooshiisa kuu fura😢 Cawayskaynu kulaniyo Barashadii cudoonayd Curdin weeye ugubee Caadil haysku keen simo 😢 18 /10/2023
@zakaria.lagend9714
Жыл бұрын
2023 yaaa dhagysanya2023. Best song 🙏
@sawdaiman8145
Жыл бұрын
Aniiga waliba 2023/28/03 💔💔💔😭
@xasanaxmed8688
6 ай бұрын
11/12/2023
@aliabdi9848
Ай бұрын
2024
@ahmedfiiraan3383
7 ай бұрын
Waxn Dhib jcyl maraba Manta Xaaz wanagzanban ka hayizta Alle Cimriga iyo cafimaadkaba hanoo daye xasuus heestani 😢❤
@AsmaAhmedabdinasir
7 ай бұрын
mashaallah ❤
@ikruushdaimond1430
7 ай бұрын
Amìin
@nashkafaaarah1560
2 жыл бұрын
Shalay 8/jun/2022 eday aderky qabo egaysay waxy ugu tiri aderka ayaa hben waga is shukansan jirny iso diray 8sano ka hor ahaad waxna isbarany casar 🥺❤️alxm hda wa isgursden 4curur ah way dhalen alle ha isku barkeyo ader adi io marwdada varxd ku dhamesta inta nolashina ka dhiman ❤️👨👩👧👦
@munasalad4605
Жыл бұрын
Hestaan waxaan dhageysanayaa subax sabti ah oo tariiqdu thy 18 /3/2023 sacadunah ay thy 10:52 subaxnimo oo aan lasoo kacay jecel io farxad alxamdulilaah 🤲waxaan ku haminayaa ruxaa aan qalbigeyga uu hibeyay inuu alle calaf igu daro idinkinah amiin ii dhaha❤💍🌸🤲🥺
@guyolion7801
Жыл бұрын
Waan kula dhagysanayaa 9:23 iitahy adiga iyo qofka aad ku rajo wayn tahay allah ha izku kiin zimo 🥹🤲🏽
@munasalad4605
Жыл бұрын
@@guyolion7801 amiiin abowe mcn🥺
@SabarinnuurSabarinnuur
Жыл бұрын
@@guyolion7801 aniga xitta haiga rebina😢😢😢😢😢
@guyolion7801
Жыл бұрын
@@SabarinnuurSabarinnuur adi ha iska reepin klia 😞
Calafku waa nasibee lama ciilo😢 ruxii caloshiisa ku furaa😢💔
@sudialibarre5680
Жыл бұрын
29/3/2023 waa haben arbaca Kampala dhoqo bdan bdan ban ku dhagesan saacadu waa 20:00 Hestan waa hes xasus igu leh cwa wxan wada dhagesanenaa Labdayda garab raqia ❤iyo arawela❤ Ilaahy hano wada fududeeyo bufiska aan ujogno meshan 😢
@eriksune8497
28 күн бұрын
Aamin
@moulitdabaare7442
Жыл бұрын
*Markii hore jaceylka waxb kaman aqnin imika see aniga buu I ahaya Alllhamdulilah🤲 ilaahy baa mahad iska leh wan haysta qof an jacelhy yada I jacel ilaahy baan mahada iska lahe* *Waxn heestan dhagysan habeenka jacaylka aduunka ❤️🌍* #2023-2-14 *From* #Uk *❤️Caadil ha isku keen Simo xpipi❤️*
@munasalad4605
Жыл бұрын
Ilaheey calaf hakugu daro iyada jecelka waa wax jiro😢😢❤
@cusaymaoffcial1764
Жыл бұрын
heestan waxan Dhagysanaya Habeen Axad ah tariikhduna Tahay 1/4/2023 waxan Kala Baqoolney aniGa Iyo Jacaylkeygu Xalay is Faahn waa dhexdenna Yalla awgeed😢💔 Nolol qurux badan Baan Kuu Rajeyna Runtii waxad ahayd qof aan aad u jeclahy qalbigeygana Kama Baxaysid weligaa👋💔
22/4/2022😭😭😭💔💔 Baan gabadh la Dhaho Cawo Usoo Bandhigtay Xiriir jacayl Way igu yar adkaysay se markii dambe aad ayuunbaan is aragnay annagoo aad isku sii jeclaanayna mise kii caadiga ahaabaa imid waanu isla wadnay ilaa heer jacayl dhaba aanu isla gaadhnay Anigu hargaysan joogay iyana burco ayay joogtay Ma garanayo😢😢😢💔💔💔💔 gabadhnimada asturnanta akhlaqdeeda garadkeda uu alle ku manaystay wax aan ku qeexe waxan baray hooyo waanay wada hadli jireen in badan Fammlygaga oodhan baa igu bartay Waxaan is qabsannay marar badan se wan sasabi jiray kamaan hadhi jirin ileen si dhaban ujecelee, aniga inan yar ban iska ahay Xafadayaduna Dan yar bay iska ahayd oo Mar hadaan heerarka isla gaadhnay layma guurin karayn maalin maalmaha kamida ayuu moobilkaygi iga xumaday alla fariidsanayda keedii bay igu tidhi ka qaado Buska anaa kusoo dirayee hayee adna maxaad iga soo hadlin anaa aqaane mobil la,antadu way idhibaysa bay igu tiri haye ban idhi way iso dirtay Marka mobilka kuyar dan gadh uunbay iga ahayd kadib anoo suuqa hargisa 12kaso baxay basna waayay ayuu ayay qaae meel igaga qaaden mobilkedi kadib mid kalaan u iibiyay anna mid baan iibsaday kadib uun bay dhahday adaa dayacay moobilka oo shaw xasuuso iyo sawiro ay la gashay ayayded oo hooyo oo dhimataybaa ku jiray anna siyaro aanan islahayn halkan bay kula gaadhaysa uun ban ku idhi Markad mobilka yar ka hadasho mar dhawna maxad kalee dayn ka aamusi lahayd Qac, malinki uunbay iga gosatay Facebook gaygana shaw Hablo aan iska hadlay bay moday in aan rabo saas bay igaga tagtaý 21/Nofember 23/ Cawo Aadban isku fahannay waxay ahayd qofkii iigu horeeyay een si dhaba ujeclaado wllhi Gabadh Iyadoo kalaa inaanan halayn wan Ogahay Xattaa isman odhan maalinna way kaa tagin se way iga tagtay imaka waa lay waydiya wan isdhaafiya waayo magaceeda afkayga ka batay😭😭💔💔😢😢 Cawoy aduun kunoolow cisiyo sharaf 😢
@airforceaf1900
5 ай бұрын
Haka Hadhin Zhp wey igu dhacdey tano kale Wlhi Haka Hadhin Janisyo badan Oo kale Sasabo Wey qalbi jilicsan yhiin Is adkeyntana Way yaqanan Iyadna Waxay sugaysaa Inad La hadasho Uun wlhi Wan hubaa wayku tijabinaysaa Lkn hdey Is adkeyntedu xadka Dhaafto sharafta Ka raac Iyo qiimaha naftada Lkn janisyo kle Isku day zhp
Waynu isu sheeko dhawnahay sxp rag wakii ajbkiisa ka warama
@inantaSomalilandkufanta7766
Жыл бұрын
8 years kadib mar wu saxada fanka ka maqan yahay cabdi hani ayan so boqdey heestan🥺🖤
@heesahamaanta8071
28 күн бұрын
Heestan anig safar ah baan dhgeysanay weliba keligy 31/5/2024 bososo to garowe Ereyda macaanka badn hada uso laabaty❤😍
@xamsemaxamed2321
2 жыл бұрын
8 years kadib aYaa dhageesanayaa heestan💔
@sersack6177
Жыл бұрын
9years ka Dib waliba
@zamiirazamiir4378
5 ай бұрын
10 years ka dib😢
@dhoolaxmad4435
Жыл бұрын
Anigo xanuna daremayo ayan arkay hesatan wa xili u wilki qadaya fanka ka baxay wll i cafi xanuna qalbiyan ah daraya 2023/4/8 lama ciilo ruuxii calooshiisa ku furay ex ilahy haku xafido cimari dhera u cibado lleh alle haku siyo qof wanagsan bad ahay wayaha inakala cilaya 💔💔😰😭😭
@daahirabiibmuxumed2190
Жыл бұрын
Ayaa iladaawanaya 2023ka like 👍 saar wllo wxaan daawan jiray 2016kii Mar aan waxjiclaa
23/3/2023 ❤ 11:07 habenimo qamiis ah Aniga oo qofkan jeclaa agfadhiyo ayan dhageysanaya Really hestan is my favorite song ❤
@abdihakimahmed10
Жыл бұрын
Ninkaaga miyaa mise zxbkaa
@kawtharabdulahi3871
Жыл бұрын
😢wllo waxan lama daarto markaad wada joogtaan at least kaligaa dhagayso asoo kula jooga heesaha jacaylka la dhagaystaa 😂
@user-gy6xe8nh1k
10 ай бұрын
Heestan wxn dhgysnya /26/8/2023 waxan rajaynya qofka aan qalbiga ku haayo inu allah swt calaf igu daro wu awoodaye jcylka aan jecla since 2017 still 2023 allow calaf igu dar amiin idhe qofki arkow🤲😭♥️
@mssnuttella4612
Жыл бұрын
Waxaan dhageysanaya 2023/4/8 sacadu tahay 1:28 Habenimoh Hees qalbiga taabanaysa waliba naf wax jecel hadana ku wareersan qofkaas inuu daacad yahay io in kale Isna ileeyahay si dhaba ku jeclhyy Xaqiiqda alle uun ayaa og I.a kheyr noqon🥺❤️🩹😫🥺
Calaf waa Nasiibe lama ciilo ruuxi calooshiisa kuu fura 😢😢12/02 2024
@FatahkeyTube
2 ай бұрын
2024 comment gi ugu hroeyey an arko 🫡
@Khiiaa
Жыл бұрын
Fanka hoos aay gashay since Abdi Hani left the music industry
@crizaqbashiir6506
Жыл бұрын
2023 hestan dhageysanaya Mel fog ba kaso tixracey 😶
@updinajiibhassandaahir3071
Жыл бұрын
Mar aan ka safray wadanka uganda oo usafray Canada ayaa waxaa dhacday inuu mobile ka iga halabo oo facebook account password kiisa garan waayo mar danbo oo isbuuc kaso wareegatay ayaa la ii hagajiyay facebook hore markaasa sxptey waxey qoral aahan igu so dirtay hestan Wa cibaaro duniduye ma markaad carawda cashaqeeni kaa lumay weyna iso forward gareysay ayadoo moodeysa inan ilooway 👀😎
@naagadag4493
Жыл бұрын
Hada intee bay kudambeysa😂❤
@casaancade001
Жыл бұрын
@@naagadag4493 mxa sugee ciyalkoda ku le'EG😂😂😊
@naagadag4493
Жыл бұрын
@@casaancade001 fashilaada daay😂😭
@user-fh1mo1jf2v
7 ай бұрын
heeestan wxn dhageysanaya habeensabti soo galeyso taarikhduna ku beegantahy 10/nov/2023
Heestan waxaa dhageystay 26/6/2024 sacaadu ay tahay 15:48 waa hees dareenkeyga ka hadashay wlhi❤😢
@ApdiqaniYuisuf
4 ай бұрын
Jecayle ayaa ihayo isoo duceeya ❤❤❤
@csool5341
24 күн бұрын
10/5/ 2024 ma hilmaami karo runtii 💔 💔 💔
@cismaancabdi2818
3 жыл бұрын
Walle cabdi Hani fanaan buu ah dhinac kasta oo aad u eegto codna Alle Wuu siiyey
@faranjifaamoosofficiall7994
2 жыл бұрын
Wllhi heestan wakhti igu adag ayaan ku xasuusta 2014kii markii u horeysay ee aan wax jeclaado ayaan dhagaysan jiray
@user-nk8tq5ld5o
10 ай бұрын
waxaan dhegaystay heestan 26/8/2023 habeen axadah sacaduna ay ku beegantahy 11:30waxaan dareemayaa farxad iyo jacayl farabadan❤
@cabdikariinyaasincabdikari9119
Жыл бұрын
Heestan waa markii igu horaysay ee aan dhegaysto anoo xaladaas heestu kahadlayso kusugan iso duceeya inuu Ilaahay iga saaro💔
@mohamedarashiidmursal2671
6 ай бұрын
After 10 years still waa my fav song 10/12/2023💔
@farhiafaisal
6 ай бұрын
Still 💔🥺
@cabdulaahimaxamedsiciid
4 ай бұрын
Still listing this song 2024
@abwaancuriye242
Жыл бұрын
*Shiikhu Waa noo raaxeeyey !*
@Raqiya29
Жыл бұрын
Hestan laba beri ban afka isaga hayey aniga oon wax xnuna daremeyn haderna ano examki dowlada isku diyarinya oo aqrinaya baan afkeyga ka qadi wayey iLaa aan so boqdey hestan oon wada dhageysteyy waana marki ugu horeyzey an si cadiya u dhageysanyo 07/05/2023 casar liiq maqrib soo gaLaYo 🥺❤️
@mihiimibraahim
2 ай бұрын
Heestan ano qalbi jabsan ayan dhagaysana ,xanun weye qof kaasi jeeda ina jeclato😢
@NajaxAhmed-lr8bj
2 ай бұрын
1/4/2023😢😪 Still listening 11/4/2024🤕😥
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
11 ай бұрын
Caaawa waxaan ku dhagaysanayaa kampla ❤❤❤ 18/7/2023 fiid 8:31
Hees inta dib markay udhagaysatay 2023 soo radisay ❤❤❤ saara
@CaishoUsuuli-hj9id
Жыл бұрын
2016 marku jcl i saaqay 2022 markaan sheegtay Lama ciilo ruuxi calooshisa ku furay🥺
@kawtharabdulahi3871
Жыл бұрын
😳😳🥺ax inta soo dhan ma qalbigaad ku haysay
@mlnasrocabduqadir6767
Жыл бұрын
caLaf wa NasiiBe 5years kadip Hda Soo Xasuuste😢❤
@ibrahimhassan2023
4 ай бұрын
Caawa oo taariikhdu Tahay 12/2/2024 ayaan dhegaysanayaa anoo dhawr saacadood ku celceshanaya Heestan ka dib markii qac iga yeedhay waxaan ku suganahay koonfur Galbeed magaalada London ee Cariga 🇬🇧
@aliabdi9848
3 ай бұрын
8/3/2024 😢 caadil haysku keyn simo 😢😢
@MehrezAargute-br9ci
2 ай бұрын
2023😢💔😭
@casuuseahmed979
Жыл бұрын
28=05=2023 Waa cibaaro duniduye Ma markaad carawda Cashaqeeni kaalumay Calaf waa nasiibe Lama ciilo ruuxi Calooshisa kuu fura 😥
@intadsacabkatumiledadbonoq419
Жыл бұрын
Malmo yar ka hor ayay xaskeyga ila wadagtay hestan runtii wan la ilmeyay markan dhageystay aniga iyo xaskeyga 2 sano iyo bar ayan so kala maqanahay 😢 Runtii ma qiyasi karo hestan wxd moda inay si gar ah ii tabaneyso ano ilmeynayo ayan dhowr jer daawaday ax Wan ku xiisay qaali dumar cadil haisku kensimo 😥😥😥
Пікірлер: 563