maan shaaa allah layaab yurub geen iyo fanaanka cabdi hani aad baan idin salaamayaa
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
9 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024 love dhac ku sii😂😂😂❤❤❤
@ShugriCabdiraxmaan-ln5sb
2 ай бұрын
aniga 😂
@PlayDohFun888
Жыл бұрын
September yaa dhawaday hees cusub yurub geeyo iyo cabdi xaashi hani 2023 coming soon ilahow nabada nagu Gadsiiyo bisha September 2023 ameen yarabi 🤲🤲🥺
@cabdiraxmancali9762
11 ай бұрын
Marka hees inaad dhegesato miyaa ku ducaysan. Quruxy
@DrmohamedHalaa
8 ай бұрын
2017 ayay ahayd marki aan heskan aan ku sii safarnay ani iyo xaasku anako baqayna oo laba dayaduba yaaban oo inaan isa soo meher sano si qarsodiya u sii soconay, Hada London ayan ka imanay ilahayna 3 ubada ayuu nagu hadyeeyay, oo waxan socona wadadi aan malinti aan naxsanayn maraynay. Ilhay sida uu adunyada inogu mideyay akhirana ha inogu mideyo ❤😢 LOVE LIFE AGAIN, qoralkana waan soo wada qornay.
@taamirofficial282
7 ай бұрын
Amiin Alle haysku kiin dayo idinka iyo ubadkiinaba
@najaxmuse503
Ай бұрын
amin alle haysku kindayo
@wiilkamowlaca8895
2 жыл бұрын
Ma aqaan waxa ay dadka dhaman heesha qaar iila tabayaan ay xasusuta u hayaaan dhamn inta siniyada udhagaysanaysa aad ayaan idin jeclhay king or queen 💟♥️♥️🙏xasus ayaan laqiironaya wlaahi😭😭😭
@ilwaaddagan179
8 жыл бұрын
wooooooooooooow waxasa fananina yurub geeyo an cabdi hani nolada
@yasaalemedia8651
4 жыл бұрын
Abwaan casan dhuxul allah maskaxda haku barakeeyo
@nastimed5390
8 жыл бұрын
yurub waan xiseya ano reer djibouti aah
@ahmedyarenino3983
8 жыл бұрын
wooow heestan Love ayaan ku ahay xidigaha geeska 💛💜💚
Пікірлер: 346