isku soo laabasho wacan Sxbayaal, waxaan rejaynayaa in aynu dib ugu midowno Channel kaan Cusub, Saaxiiibadii horey noola joogay Channel kii weynaa, halkaanna nala jooga waa ay mahadsan yihiin, Sxbada Cusub soo dhawaada, Halkani waa Cadaala Lyrics KZitem iyo Facebook. Heesihii ku jiray Channel kii hore ayaynu halkaan mar kale dib ugu baahi doonnaa, Kuwii Channel kii hore ku jiray oo dhammaan qoraal ayaynu si maalinle ah u soo galin doonnaa. soodhawaada.
Hooyga Heesaha iyo Madadaalada Cadaala Lyrics dib ayuu u soo laabtay sxbayaal. Waxaaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Sxbadii ku xirnaa Channel kii hore ee Cadaala Lyrics, kuwaas oo muddo 5 sano iyo dheeraad ah nala joogay halkaas (KZitem kii hore). sidoo kale soodhawaada szbada Cusub.
~Abdinaasir Cadaala
Негізгі бет CABDI QAYS HEESTII CURADAYDII LYRICS
Пікірлер: 23