Fanaan qaran oo ad u cod macaan🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤️🇸🇴💚🇩🇯❤️🦾🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯🇸🇴❤️🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴wad mahadsantahay walal macan 🇸🇴♥️❤️🇸🇴🇸🇴 waa hees in la keediyo istaahisho
@ROODOKEYF
11 ай бұрын
😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤
@sultanahmedliiban2603
Жыл бұрын
Insha allah canada markan ka imadoh buuloh budoh ku dalxiisih
@mohamedsharif5693
3 ай бұрын
Maxaa cod ah ❤❤baastoow long life fanaan waa dad kii hore❤
@majorsalah7647
Жыл бұрын
Cawauska Dalmar sxb aad baan kuu salamayaa, waa Gashanle yusuf yare kooxdii horseed, aad ugu mahadsan tahay sidaad u uruuriso fankii iyo tarriikhdii dhaqanka somalida waan kugu hambalyaynaa😮😮😮
@caweyskadalmar
Жыл бұрын
Walaal adiga muddan
@Darwiishdaweeye
11 ай бұрын
Hibaaq cabdi laahi qof igu qaaliya oo aan jeclhy baan ku xasuustaa
@bareomar4050
2 жыл бұрын
Mansha Allah waa hees macaan runti Illahy ha xiftiyo bastow
@caweyskadalmar
2 жыл бұрын
Aamin
@majorsalah7647
Жыл бұрын
❤❤❤ Degmada Buula- Burde, waxay ka mid tahay magaalada ugu badan ee ay ku dhasheen fananiinta somaliyeed waxaa ka mid ah fanaaniintaa...... AHN Ahmed Nuur iidow Jango AHN Jim sheekh mumin AHN Ahmed Sharif killer Salax qaasim naaji Abdillahi Sharif bastow AHN Halimo Muse milano Iyo qaar kaloo badan ❤❤❤
@najmaabdi9977
2 ай бұрын
Alla bula burte waan jeclahay 2022 idu danbeysay waxbarasho ayaan u umaaday hadana 2024 waaye wallaahi waan uxiisey❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
Ilaahay dowlad caadil ah oo xoog badan haina siiyo somalida masiibo ku dhacday ay iyadu isu keentay argagaxisadana alle hainaga qabto buuraha galgala baan reer buula barde uga so ducayn iyo soomalia waynba ano argagaxiso buur ku jidha hor fadhiyaa inshallah markaan buuraha ka sifayno walalaha soomaliyeed meel kasta iyo markastaba cadowga wan ka difaacin iyo dabo dhilifka dalkeena dowlada u diidan qofka heesta soo galiyeyna wa ku mahadsan yahay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
7 ай бұрын
Ragu waa wax baasoo Damac lagu beleeyee.
@CumarAkhiyaar
Жыл бұрын
Cajiiib 4:09 😊 4:14 ❤ 4:18
@AbdirahmanHassan-pz9bq
3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@YahyeHazen-qp2ji
Жыл бұрын
Heestani Baladweyn bay u eegtahay
@cllaahiMohamed-u2s
Жыл бұрын
😂😂
@AbdirahmanHassan-pz9bq
3 ай бұрын
Ben🎉
@nasramohamed5040
8 ай бұрын
Waxaan rajeynayaa iney nabad noqoto
@MaxamuudGared
Жыл бұрын
M.a he's ad umacan
@abdirisakjama7042
Жыл бұрын
Wan hees aad iyo macaan badan lkn wax jacayl ahiba iguma dhaco 😮😮 Dookhii ayaa iga ambaday
@myare386
Жыл бұрын
Qof bashaal badan jaceyl maba ku dhaco 😂😂 taas la soco
Пікірлер: 46