Maarna calanka shaydaanka ruuxa oo u gacaan hadiiya dhaliinta somaliland marnaa janada dalkayaga talaa wamaxay na dhaaha oo kolba miid meel ku qoola kuuwaad ku eedaysaan argagixisada iidiinka ku khasbaa oo uu ka miidyahay Abwaan negeeye boraan bahaleedka somaliya waa bahalo galeen waa meel khataar ku aah umadaha islamka yahuuya
@karimhasan8967
5 ай бұрын
Wuu idin imanayaye si fican uso dhaweya rer Alshababaw
@khadijac9841
5 ай бұрын
@@karimhasan8967bisinka Allah umageeyo reer ciijiye xadhigiisaa udhaama waayo waa gurigiisii sadexda waqtina cuntada reerkiisu ugeeyaan
@mohamudmohamed6875
5 ай бұрын
Masha allah dulmigii ilaahay ayaa uga hiiliyey cabdimaalik Muuse coldoon waa mandeelaha soomaalida geesi xaqa kahadla weeye
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
5 ай бұрын
Coldoon dadkii ducada kula garab taagnaa ayaan kujirraa waajib aad nagu leedahay ayuuna ahaa. Farxadda soo dayntaadu kismaayo way nagu soo gaadhay, ilaahay dib kuuguma celiyo dhibkii lagu mariyay.
Aamiin imtixaanka allaha kugu guuleeyo dembi dhaaf allaha kaaga dhigo sharta ilaahey ha kaa xijaab waxaana ilaahey ka baryayaa in aadsn dib dambo xabsi u gelin Xaqqa ilaahey ha kugu sugo ogown
Maxa cabdi maalik dowlada daba dhigay qofkastoo reer somaliland wuu ka hadlay bada lasiiyey ethoipa maxaa loo beegsanaya wiilkan dadbadan baa naar kumutaysanaya cabdimaalig. War anaga marabno laftii nagaat
Xoriyad ma heelen ee holiday gisi ayu ka so noqday
@parkhadmahamed4086
5 ай бұрын
Baruunba la xidhi
@mohamoudibrahimelmi1184
5 ай бұрын
Waxaa lagu jiraa xiligii diintu inoo sii sheegtay ee qofka mu’minka ahi dhinbiil naara qof gacanta ku haya oo kale. Islaamnimadiina waxaa uun maanta sheegan kara qof xaqa sheega oo xadhig laysu daba joojo ooy ehelkiisii & danihiisiiba iswaayeen!!!
@Commentkudhiigle
5 ай бұрын
Weriyayaasha qaarkood waxaa noloshooda saamayn ay daaha hoostiisa ku ooyaan ku keeni doonta qancinta ay qancinayaa siyaasiyiinta qaarkood damacooda gaarka ah 😢 Alla yaa waydiiya qaarkood iminka cuqdada ay naftoodu dareemayso markay keligood meel fadhiyaan waayo mar marka qaar nafta haddii loo hogaamiyo waxayna si Kal furan ugu qanac sanayn waxay ka qaadaa caloolyoow 😢 dadka arrintaa waa ay dareemayaan qaarkood laakiin qofka aan hal Jabeen jirin wuxuu moodayaa inaan Cid maagaayo ama aan Cid necebahay 😮
@fadmaahmed2315
5 ай бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh congratulation. Walaal Abdimalik Muse Coldoon . Hero 🦸♀️ Allah ha ku xifdiyo amiin amiin xaqad u hadasha , we know, I’m happy for you ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👑👑
@hassanrayan3921
5 ай бұрын
@MM Somali TY shaqalaa waxa ka codsanaya si professionalle u shaaqaye waxa ka wada jed jedsi ba idin yar badaan
@Quulle-ibnu-quulle
5 ай бұрын
Inadeer khawaarij uun ha ku biirin. Nimankaasi waa ninamka soomali idileyey.
@sultanc.kariim9366
5 ай бұрын
Waala dulmiyey ninkan iyadoon wax danbiya lagu hayn ayaa marka ladoono lasoo xidhayaa subxaanallah
War edeb uyeela waxan malaha wuu waalanyee ma xa wadankiisa daba dhigay ee koonfur oo dadqalatooyina uu kufalaya intuu calanka cunee buluuga ah isku marmarayo ee uu uheesayo tanay calanka laftiisa qoorta kaga xidjin kuwaad habeen iyo malin u ooyaysa uf yaa waxan u caqlicelita ooyidha meelkaste hayskadabalan
@Diidii22665
5 ай бұрын
Aduunkii dhamaa duli ayaa madax kanoqday bal ninkaan aad Dhibka lagu hayo eeg
@MohamedAli-si8bo
5 ай бұрын
Free garxajis free garxajis 😢😢😢😢😢😢
@hodancabdixarir
5 ай бұрын
Waad qaldtay
@Iphone20249
5 ай бұрын
Dee cidwaxyeesha majirte macalanka somaliland buu ucadhooda oo ay isdilaan cajiib
@amiirmohamed480
5 ай бұрын
May iska hayaan kolba afkiisa haysan maayee 😂
@user-fz8ds2vz3n
5 ай бұрын
😂😂😂
@user-ce7ii6sc3l
5 ай бұрын
Budhxad baa ku heshay Mahadcelinna ma mudna sirtoonku
@Commentkudhiigle
5 ай бұрын
Coldoon duruuf ayaa ka muuqata 😢 sorry wll waan ogahay in lagu ciilay lagu dulmiyay😢laakiin haddii aynu noolnahay waynu arkaynaa 😢iyagoo ku hoos jooga kuwa ku ciilay 😢 markaana waa inaad sidii naviga scw uu reer makka u cafiyay aad u cafisaa sannadkii 8 ee hijriga fatxul makka😢
@mohammedhalsomali387
5 ай бұрын
Yerko maanta sawkan si dagan u hadlaya 😂😂😂
@hamsaibro6454
5 ай бұрын
Nin waalan oo laga soo fasaxay cilaaj bay kamarad ula soo cararayaan 😂😂😂
@Iphone20249
5 ай бұрын
War cagaha dhulka dhig qofku manacasba maxa ka qaldan calankaad ubarooranayso ee somaliya caryanay qoorta kaga xidhin oon kan nabsigiisu kudabrin diina mataqanide seef laboodyow waxumalaha wuu xanuusanaya wardee cilaashka geeya balsobadha bisinka
@a.bismail6492
5 ай бұрын
Why is this fool out?
@user-xg2oq9gi6w
5 ай бұрын
Dameerkan codoon waa doofaar ma. Daahiro Bari Ku noqon
@Ayaanosman-mk5rc
5 ай бұрын
Maalinksta ma waxa la odhan xoriyadiisi bu helay kan maxa lo xidha horta sow kama wantobo waxa lagu haysto
@karimhasan8967
5 ай бұрын
Hora lo idhi dawldu indho qudhanjay ledahay kuwo hore sidano kle dawlda logu haystay mrki danbe ku danbeyey Alshabab iyo aragagixiso
@Ayaanosman-mk5rc
5 ай бұрын
@@karimhasan8967 been maha wan sugayna wadadii adan sune waaye
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
5 ай бұрын
Xabsiga ayaad ku fiicantahay adiga argigiso dad joogto ayaad tahay
@Asalcabdalsaciid
5 ай бұрын
Coldoon colagugu salid koleey waad socotee oradoo shabaaka tag duliyahaw
Пікірлер: 129