Wlhi waa runtaa heeso waxaa dhageysaneynaa ereyo macna la aan ah
@ahmednour6470
4 жыл бұрын
Walhi jacaylkygii ugu horeeyey mudo bdn no socday wanu kala tagny hasa ahaate wn wda joogna mrkzta niyada ayan isku dhisna alle ha isoo celiyo Soo duceeya azxpta ,😭😭😭
@HunTer__Ak47
5 жыл бұрын
Still Yaa dhageysanaayo 2019 yaraanteyda marka Hooyo ay xanaaqdo abe ku sasabi hiray Aniguu wali sidii ban ubax kugu salamaan😰💞
Aax caluusha ii huurtaa markaan heestan maqlo ya Allah ii sahal aniga iyo dhaman lamanha iis jacel nasiibku ha isku simo i like abdulqadir jubba the best big love Jubba ❤️❤️❤️😓
@mahadahmed6428
6 жыл бұрын
Dadkan Oo dhan Jaceel iyo Wax kale ayeey ku soo xasuustan heestan lkn Aniga xaafada sooqa xoolaha hilwaaa Ayaan ku So xasuusta 2006-2012😭
@amalabdulahi7272
4 жыл бұрын
Mahad Ahmed 😂❤️❤️
@hamdiiina
4 жыл бұрын
hhhhh Astaqfurlh
@abdirahmanmohamed4396
7 жыл бұрын
waxa jirtay gabadh aan mudo badan is jeclayn o xita guur isla mèel dhignay lkn marka man shaqaysan jirin waxna gacanta kuman hayn m lkn malin malmah kamida ayaa waxa igu dhalatey in aan wadank somalia isaga tago oo an yurub galo marka iyada wan ka qariyay oo waxan is dhahay ha ka nixin oo markad nabad tagto uso sheeg talabadi ban ku dhaqaaqay marki an tagay way i raadisay lkn way ogatay in aan magalada ka tagay mudo kadib ban nabad tagay meeshi aan rabay wan so xidhidhiye lkn waxan ogaday in la gursadey run ahanti wn ka xumadey lkn nasiibka sida dhala wali wn jeclahay lkn calafkey may noqon😓😓😓😓😓😓😓
I came across this song by accident and was my favorite song when I was young. Brought the best memories of my life. Missed Somalia so much, I hope one day we all go back!!!!
@fatmaissaomar1720
2 жыл бұрын
Mee too one day we all go back, I haven't been there but it's our mother's land somalia I love you
@leylamahad4703
4 жыл бұрын
Heestaan waxey ka hadleysaa qisadeyda nololeed ee hada i heysato waayo wiil aan u jeclaaaa asna i jeclaaa mudo wadasoconay kuna balanay heeer mustaqba ayaa siyaroo fududu xalaf inoo kala kexeeyay hasana waa nin reer leh oo xaas qabo inkastoo uu iku qanciyo walj waan ku jeclahay ani wali sidii baan u sugayaaa maalin uun waa kuusoo noqonaa aan isleeyahay 😭😭 3/9/2019
2004 😭😭😭😭 Gabar Aan isku Fasal Aheyn Oo Aan jeclaa Ayaa Leen America U soo Baxay Heestaan Ayaan Iaka dhageeysan jiray mar walibo markaas Hada waxaa isoo Gaartay 2013 kii In Eey tahay Hooyo 3 Caruura Heeysato Allaha Barakeeyo
@mowliidcaamir2089
4 жыл бұрын
😭😭
@serahmed5346
4 жыл бұрын
Waa laxankii fanaankii mar la aragga ahaa Daa'uud Cali Masxaf. Isaga iyo Khadra Daahir ayaa markii hore qaaday.
@minahagi6050
8 жыл бұрын
oh jaceyl xanuun waaye jaceylkeyga ugu horeyey ayaa si fudud ku waye wlh marka so xususta qofkas wan ilmeyaa hestan markan maqley mel ba i damqatay😢😢
@simranrufai7874
7 жыл бұрын
Mina Hagi wan ka xumahay walal😢
@bashiircasleey1586
5 жыл бұрын
Xaax oolaad jaceyl dhalay udgoon Ku garataa 2019
@Nofeero
4 жыл бұрын
hestaan cawa xasuus weyn beeni tahay wayo jacelykeygii ban cawa is helne 2020-1-27 ila farxa plz Ducada wa dhankiina qarabo❤️❤️❤️
@shaakirfarxaansuudi4988
6 жыл бұрын
🌹MMMMMMMMM🌹 Heesaha aan wakhtigoodu dhicin bay ka mid tahay heestani 👏
@dr-abdala8403
4 жыл бұрын
Haduu sego kheyrkeey.. Ku siiyey calafkii waxba maad sameynee nasiibka sidaa dhala. Xanuun waaye😢
@askanyscene2144
7 жыл бұрын
who does still miss his love and listening this song in 2017?
@xxdarksoulxx2269
7 жыл бұрын
Farhan Hersi can you translate the meaning of the lyrics for me text me 7027479680
@kingsaahil4045
6 жыл бұрын
Farhan Hersi 2018 👌🏿
@juweiria8241
6 жыл бұрын
Me 2018
@worriestrouble2606
6 жыл бұрын
Farhan Hersi me !!!
@faysalsharif1064
5 жыл бұрын
Aniga heestan markan maqlobwaab ilmeeya waayo gawar sii xad dhaf an uu jaclaahay hadan aniga qalbigeega saafi ayuu yaahay waxah xuuman mau qaabo maha soo dhoow galbiiga hoore
Xilliga Aan Qoralakna Qorayao Waa Barqo Saacduna Waa 10:30am. Wlh dareenkyga Ma Ha Mid Xamili Karo Ilin Ayaab aKuso Buuxsanathay Indhahayga ,Si Walbo Oon Ahay Qf Adag Hadan Jaceylka An U Qaaday Gabadhaas Aya Iga Dhigey Qf Daciif Ah. Muddo Shan Sano Aha Aya Laga Joogaya Intu Calafka Nakala Kaxeeyey Misna Hal Maalim Qalbyga Kama Aysan Bxn. Hadda Sanadku 7-July-2018 Qiyaas xilligan Oo Llae isla Julay 2013 Bu Calafkeedi Hantay. Waxa An Hubo O Kelui Aya Ah Inaya si Dhab Ha I Jecleyd. Rabbi Nolosheda Ha U Barakeeyo ,Anna Qalbigyga Ha I Xasilyo Inta Ila Midka Ahna rabbi Ha U Dhayo Boogahooda.💔 Wlh jaceylku waa dhab caflka Ayaase Ka weyn.
@ayanahmed8948
6 жыл бұрын
Alla qofka jeclaa gormer hella xita uma shegin waxan dhagystaa heesta qadra dahir cashaqu ogysis maa leyahey walahi in nag kale arooso kabaqaa inta shib iska ahey yaa alalh 😢😢😢
@galgaduudboy3131
6 жыл бұрын
Wll usheego
@ilyaasabdi2182
7 жыл бұрын
2017 yaa wali dhagesanayo heestan gabar daacad ah oo laso xumeyay hade jirto ani xata waa so jabay ee a isku nasano replay iso dheh hada daacad tahay aniga Germany aya jooga
@amaanaanaa9848
7 жыл бұрын
☝😢😢
@ilyaasabdi2182
7 жыл бұрын
Amaana Anaa amana diyaar matahay E-mailkeyga a kuso qore
@amaanaanaa9848
7 жыл бұрын
+Ilyaas Haashi xaadir
@ilyaasabdi2182
7 жыл бұрын
Amaana Anaa inbox me ilyaas.haashi@gmail.com ciwankas
@yasminbare8783
7 жыл бұрын
Macao iikaqaban gartaa
@abdikariimabdirahman7228
6 жыл бұрын
Waaa hees xanuun badan oo taabanaysa qofkii hal mar wx jclaaday aniga koley waxay damqisay boog aan sandahan dhayayay ilaaahay ha sahlee Aaamiin
@faadumoahmed7899
7 жыл бұрын
Waaaw waa hees aad iyo aad ii tabatay waana jaceel dhab ah qof katagay walina aad qalbiga ku hayso wanagna.aad la jeceshahay ax ax ax allow qof walba oo jaceel hayo u gargaar
@farhiyamali6991
7 жыл бұрын
Amiin Amiin abayo
@yahyecabdul2892
4 жыл бұрын
Heestan caawa ka hor ma maqlin waxaana radinaye heesta cumar dhuule lkn marka ku dhuftay dhageeso is iri waxaa galay xalad kle waxay ila tahay heestn inaa hore u aqaanay ma fahmin wlhi 😪😪 jawi murugo baa ishidamy inaa qof kusoo xasuusanayo cml
@dinicadawe9981
4 жыл бұрын
0% naked girl 0% dirty speak 100% talent This is king abdulqadir juba Wan xususta hestan mar aan gbr jecla wayay ayan mar walbo dhagesan jiray hada wala aroosay allaha u barakeyo 😥
@ibrahimbaros463
6 жыл бұрын
Jcel musqusha igatuur.. Lacagta WA furaha. Iftiinka iyo aduunka odan... Money is the key to success pesa ndio kila kitu
@najah140
Жыл бұрын
Fact😂
@najah140
Жыл бұрын
Fact😂
@daaboollo
2 жыл бұрын
This has to be the greatest somali song of all time. I can't even begin to describe how this song still gives me the feels. For someone who abandoned all somali songs long time ago , i can easily say that juba calaf was made just for me
@arafathassan8293
5 жыл бұрын
Wlhi waa hees iyo nus. Al fanan Juba wad salamantahay meel walba aad jogtid . Heestan runtii aad iyo aad ayee ii tabatay xasuus ayaan galay wlhi. Qofkii ila mida ah like ta ha igu qabto qarabo.
10:10 PM saacada Geeska Afrika 08.10.2018 markii iigu horaysay ee aan heestan bartay waxay ahyd 1999 oo aan aad u yaraa illaa hada kama xiiso dhaco waliba waxaan aad usii jecelay markay original ka tahay ee ay wada qaadayaan legends kii fanka Soomaalidu Daauud Cali Masxaf iyo maamo Khadra Daahir Cige. Version kana aadbuu u macanyay hadduu fanaan kale kasoo daba qaadi lahaa sidan umay macaanaateen lkn imika fanaan Legend ah oo cod macaan baa qaadaya Cabduqadir Macalin Jubba 🌹🌹👏👏👏👏
Abdisalan Jimmy Waa ninka somali ugu qatarsan muusicga Beatka uu tumayay 20 sano kahor hada lama helayo Laakiin Heestan CALAF waxaa tumay OMAR YARE Cabdiwahab Cantar Naaji sidookale waa ninka albumka DAJIYA xasan aadan samatar tumay sidookale Heeso badan oo Axmed cali cigaal qaado ayuu garaacay most phenomenal somali song SHAMIS cabdiqaadir Jubba waxaa tumay Cabdiwahab cantar Naaji Sanadka hada aan wax qorayo waa - 2018
@abdullrahmanissa6622
4 жыл бұрын
Wiilka Reer Cigalle TV war JIMMY sxb waa mucjiso walahay wax aan aragnay ma aha!!!
@wiilkaReerCigalle
4 жыл бұрын
abdullrahman issa Aad iyo aad bro
@abdullrahmanissa6622
4 жыл бұрын
London ayaan ku arkay sanadkii hore kkk wuxuu dhahay ciyaal baa musigii waalay faraha ayaanba kala bixi rabaa , tibeec,sahra ahmed,cigaal,cabdijibaar,laba dhahax,jaamac yare,hasaan aadan samatar, ..... heesihii hore oo macnaha lahaa oo dhan isagaa tumay
@osmanmohamoud143
4 жыл бұрын
Wiilka Reer Cigalle, Aabbo ninkan lagu ma dhegi karo, dhawr meel oo aad ka ammaantayna waan arkay. Waxa xigi lahaa Sheegow Bishaara balse isna Biano camal ayuu u tumaa oo nahdii kama dhadhamayso.
@wiilkaReerCigalle
3 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 Aad iyo aad sxb Musicga 1999- 98 Ragii Toronto ugu shidnaa - ABDIWAHAB ANTAR NAAJI ayaa kamid ah Wuxuu tumay heesta shamis ee Jubba iyo heesta Dajiya ee Samatar iyo qaar kale oo uu axmed cali cigaal u tumay Ninkaasi waa Legend
@maxamedeeqadan4444
8 жыл бұрын
ax heestan hadaan maqlo wadnaha aad buu ii garaacaa hada iyo waqti laga joogo 5sano waxan xususta dhawac jcyl oo si daran nolosheyda u saameeyay runtii!! inkastoon hada ka xoroobey dadaal dher kadib alla mahad iskaleh...........
@shafihassan700
8 жыл бұрын
sorry sxb
@shams-i8f
8 жыл бұрын
waa dhacdaa ani jaceylkii igu horeyey waxoo igu dhacay markan so hanaqadey ilaa 6 sano kama bogsan alx hada waxan heley qof I jecel so marka ALLAH baridid eee talo saratid wax ka fiican waxii horey ku siina
@khadijajames4100
8 жыл бұрын
+Boqorada Towfiiq so true
@maryanjaraf7794
7 жыл бұрын
Maahir Adan
@omarayanleh4035
7 жыл бұрын
c/qaadir juba waad dhigtay heestan anigo jacel waxba kagaranayn ayuuba jacel jirin igu abuurmay waxan ismodaba inay qof iga tagtay
@mariyamabdosh7367
6 жыл бұрын
Kkkkk
@sihamh3196
9 жыл бұрын
waatanaa musik iyo cod juba fanaan qaran oo qurux iyo heybad ilahey siiyey
@asadisse6484
7 жыл бұрын
hestaan waxa dhagesan jirtay habar yarteey anigoo ad u da'yar jcl wuxu yahay anan waxba ka garanaynin mantana waxan dhagesanaya anigo qof wax garad ah i love this song
@dr-sihaam1041
6 жыл бұрын
Xanuun waaye😢
@abdullcarrasco6718
4 жыл бұрын
Marka waydho qof ad jeceshahay oo ad niyada kaga sodacayo hees tan cml ad maqasho runti murugo ayey ledahay, Allow amuraha sahal
@zizumoh9367
3 жыл бұрын
I don`t really understand what the song is about but i always feel warmth inside everytime i listen to it!!!!
@amalllove1480
2 жыл бұрын
It’s very sad song .it’s basically about someone he loved and they’re not meant to be together but he saying that I wish you all the best. Even though we’re not meant to be together . He is saying I’m still happy for you 😥
@Hanansheeko
5 жыл бұрын
Xasuus iyo wayo wayo Waxan dhagaystay sanadii 2000 heesa Jubba midba midba kale kale macaan illahay cimrigiisa ha u barakeeyo.
@ahmedkhalif3803
3 жыл бұрын
Used to listen this song when I was teenager long time ago abdiqadir juba was the star of the year eighties and nineties especially 1996 can't forget good moments I had when I was listening this song
YA ilaa hada dhageesto heestan waxaa ku jirnaa 2018 adi ma dhageysataa wili
@salmasalmanita5145
6 жыл бұрын
haa kama daalo jestaaan 😢😢 alllow isahal qufkn jeclahay
@hamadaabdu1284
6 жыл бұрын
Haaaaaaaa
@Xaabsade_
6 жыл бұрын
Sxb ana dhageysta oo ay iagteyda qiimo weyn kuleedahay. Aqri sababta aan sida u leeyahay kor ayaan ku soo qoray ka aqriso.
@khaalidmuuse5453
5 жыл бұрын
hadaaan dhagesanayaaa 2019 /3/12
@mohamedomar610
5 жыл бұрын
2019 maanta 7/8/2019
@IsmailIsmail-on3pb
7 жыл бұрын
Jubba iyo Khadra Daahir baa wada qaadi jiray Heestan rasmi ahaan. Waxaan ku xasuustaa Jacaylkaygii ciyaal school-nimo iyo waayihii yaabka badnaa ee Bahja... Si gaar ah bay ii damqi jirtay heestani beydadka Jubbi waliba. Xusuus Baan ku Dhaafay Dumar iyo Jacaylkoodu na ha i daayo waa Dullinimo la qaayibo e.
Everyone in 2019 time and tide never wait for anyone I remember my Golden days when I was #ciyaal dugsi wlhi😭😭🔥🌹🔥♥️💞💯
@hoygaxaqiijinta8625
4 жыл бұрын
Heestan markaan dhagesto waxaa igu soo dhacdo xusuus badan ano wiil yar ah oo dugsiley ah 2004 in aan maqli jiray xafada baal baal karaan alla maxaan soo xasuusta dad is jecel wanaga io walaal tinimada walaalkey fu.aad ayaan ku xasusta allaha no ka sahlo walalkey wan ku xiisnay 😭😭😭😭😭😭
@fanaxleychannel5066
5 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyaa markaan maqlo hestaan😢💔 Abdukadir juba nolow
@fatumaqali9345
5 жыл бұрын
Yaa ila dhagesanaye 2019 hestan kama dalo dhageesigeda ax waxey ka hdlesa jcl dhab ah waxaba man samenine nasiibka siida dhalaa 😭😭😭😭
@burhanheybe3619
5 жыл бұрын
anaa kula dhageysanaayo
@aftahindho2606
4 жыл бұрын
2020 baan nafta ku sasabaya inagu
@hamdijama5945
7 жыл бұрын
omg musican markastoon dhagaysanayo wadnahaan ka dareeemaa erayada heestanina qiiiray igaliyaaan ilaahayow iiigu dar calaf ruuxan jeclahay
@dahirali5957
7 жыл бұрын
Hamdi Jama Wad duceysatay kaliga lkn uducey kuwa calacalka ka dhamaday o comment ga calol xumada nagu dilay😃😃😃
@faysalsharif1064
5 жыл бұрын
All lo yaa agteka yaa ii keeno qofta an jaclaahay waxah uu qalilaha hestan oo ad uu macan ah
@mohamedabdirizackmohamed2562
5 жыл бұрын
Hamdi abayadiis maxaa loo dhaha Somalida jcl waxba Kama yaqanaan Comentiga dhan waan Soo wada aqriyay waxa meesha isugu yimid waaa wada mucaashiqiin dhibanayaal u bdn
@kiinoowggmu233
3 жыл бұрын
Anigu wali sidii baan ubax kugu salaama❤✌
@mogadishutime7725
4 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2006 in Mogadishu Maantana 2020 waye like saar hada isku mid naahy👑👈❤
@baladiofficial6764
5 жыл бұрын
Heestan xasuus gooni ah ayay igu leedahay ❤ jaceelka ha jiro Si qaas ah ayaan u salaamayaa Nasiibkaa sidaa nasiibkaa sidaa
@waliddeeq5377
7 жыл бұрын
heestan marka dhageesto mar oohin aya iga imaado marne wee i farxad gelisa.......waayo waaayo waaye walee reer warta nabada farta taaga hee waa is ognahee
@ahmedosmanshidane1840
7 жыл бұрын
Walid Deeq masuul sare samar waa laga baxaa insha alaah Viva warta nabadda gàar ahaan Calikamiin
I am not in love and never been hurted by someone .But I love this song 😂😂😂.
@daarodismail8364
3 жыл бұрын
Bara ko målnåll biln pnnon
@adenosman5768
6 жыл бұрын
Walee heestaan hadaan maqlo xusus dheer aa galaa walahi illaahow na cafi oo cafimad na sii, gabar aa sxbo ahayn oo la iga guursaday anoo arday aa soo xusustaa 😥😥😥😥😥😥
Пікірлер: 1,3 М.