Waxa u dhacay aroos wacan Xidigi geeska ma waxa ka jooga oday oo qudha walee waa gob oday ansha waxa ku sheegay in oday yahay sxbkaga kaliye ku jira xidiga geska la soco
@abdizamad7664
4 жыл бұрын
Oday iyo Ansha intii iskuqalado ani cml like 👍
@hodanyuusuf2688
4 жыл бұрын
Wlhi dad badano isku khalda wan arkey😅
@abdizamad7664
4 жыл бұрын
@@hodanyuusuf2688 hhhhh madhac kaligey moday😂👍
@dhimbildaud210
4 жыл бұрын
Ma walaalaa
@boqortooyoofficial4877
4 жыл бұрын
Walhi makala aqaan kkkkkk
@najmaluula1800
4 жыл бұрын
waqal heesihisa wan dawadaa lkn comantiga ma bixin manta kohor Macha alllah waxa sxp ladhahaaa ku garab jooga goor kasta Abdirahman oday wllhy wan ku farxay markan arkay adoo garab tagan anshax ❤❤❤❤❤❤❤ heesta waa heesti igu horaysay e an dhagaysto wanan ku cel ceshan jiray wllhy hadana waban kasiihelay
@IFIYEMEDIACHANNEL
4 жыл бұрын
Xidigaha geesta shaashadahii way ka baxeen lama hayo ee meel ku sheega
@abdirisak972
Жыл бұрын
Waa heesta kaliya ee markan maqlo indhahyga ilin ka timaado still 2023 ilaa 2016ki😭😭
Waqal studio inta jacel Inuu kaaro700k inuu xiro inta jacel like 🥰🥰😄
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@leginxiizofficial3272
4 жыл бұрын
sara wll.qali subscribe ii saar
@susuzan9499
4 жыл бұрын
Waqal studio 😍😍
@saynababaadir9984
4 жыл бұрын
Oday #taagero buuxa wuu ka #giijiiyay iga wale ❤😘
@ixsaandaahir3409
3 жыл бұрын
800k bad gleysaan waaw😍🔐
@sharmaakemohamed6181
4 жыл бұрын
Aroos wcn
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe ii saar plse wlloh qlli
@mabsudaly8246
4 жыл бұрын
Anshax ayaan allh haysku kin daayo❤❤❤
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@leginxiizofficial3272
4 жыл бұрын
mabsud wll sare subscribe ii saar
@safaahmed2379
4 жыл бұрын
Fisrt wan waa aniga
@bashka___poikalakaciye9557
4 жыл бұрын
Saaxib hanbalyo c/risaaq nashax
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@leginxiizofficial3272
4 жыл бұрын
bashka pro subscribe ii saar
@bashka___poikalakaciye9557
4 жыл бұрын
Haye sxb
@AhMeT-fq5ms
4 жыл бұрын
WaQaL studio keep goinG------. ♥️💯☑
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@hamzehadhigo9626
4 жыл бұрын
Waqal hore usoca
@Nawaley8
4 жыл бұрын
Masha Allah 😍😍😍
@mazlahofficial7248
4 жыл бұрын
Team waqal keep going
@sarahussein5872
4 жыл бұрын
Where is your family gabadhay?? meeshu ma filin Hindi iyo jacayl ba
@zakariadeck1969
4 жыл бұрын
Please qoralkayga dhamayso Dar Alle wllyal Zaki aya laidhaha Arin yar aya i haysta ee ila taliya wllyal Waxan ku nolahay dalka Norway dhibka ihaysta aya ah Gabar ayn isku baranay schoolka Gabartaas oo ajaanib ah oo u dhalatay Dalka Talyaniga Gabarti madama aan isku school nahay asxaab ayn noqonay wan is dhex galnay markan mudo asxaab ahayn ayay iso Bandhigatay xiriir jacayl madama dumarka ajanibka ay qarsanin Rabitan kooda mudo ayay iguso cel celisay Anigana madama islaam ahay Hadana Somali ahay way igu adkaatay waayo qof Imaam leh ayn ahaa oo ka dheer xumanta iyo wixi Dinteena iyo dhaqankena u ficnayn wan iska ilaliya ilaa hada een Gabarti wan ushegay waxan dhahay way igu adagtahay Diin iyo dhaqanba iima kaa ogola gabarti marki danbe waxay dhahday Dintiina ayn jeclhy wan so dhaweyay lkn iskuma bobsiinin madaama wiilal bdn oo Islam ah saas lagu siray gabarti waxay dhahday wan muslimi o diyar ayn ahay anigana rajo aya igashay oo ah gabartan mad ka ajar guratid haday saas tahay ok ayn dhahay gabarti wax bdn an u shegaba maxay bilowday in ay khamaarka si toos ah u qaadato waxyaalo bdn ay badasho waxay sida ahaataba rerkoda Aya daremay anigana waa laigu arkay malin Aya mxa dhacday in uu wil iyada familkeda ah uu su'al iwaydiyay isago igu dhahay Muslim miyad tahay Haaa ayn dhahay lkn waxn ogaaday in uu abaheed soo diray arinti way si waynatay Gabarta jacayl way ii qabta dintena qiimaha badana way rabta Lkn abaheed aya i arki karin oo xita ila gaaray in hadu igu daba arko oo Dacwo iyo maxakamad Ila gaari doono Marka maxan maseya idinka ila dhalateen wllyal qofkasta qoralkan akhrista haa ila taliyo wllyal Talo waa tii Rabi Tiinana wn Rabaa insha'Allah
@somalidhabah1485
4 жыл бұрын
Waar ka carar ha u dhawaanin haddii kale ragooda ayaa ku dilaya oo dhibaato ma rabtide ilaahay u noqo oo dadka asalka islaamka ah raadso oo tan talyaaniga ah ka fogow ilaahay waxaan kaaaga baryayaa inuu ku xifdiyo ooo gaalada ka fogaatid insha allaah wllkey wlhi waan ka qiirooday arrin tan lkn taladaydu waa ka haajir ajnabi aan ku rabin 😭🙏😱 stop wllo
@samsamadam9641
4 жыл бұрын
Asc wallow waa wax fiican in qof la islaamiyo oo ajar badan lkn gabar aabeheed Gaal yahay oo daba ordayo dhulalkaan gaalada dhib badan baa Kaga imaan kara oo family geeda wey ku dhibaatayn karaan like sida dacwad iney kugu furaan iyo wax kaloo badan madama gabar wenyn oo iyadu isku talisa aysan ahayn marka iska daah oo ka tag iyadaa awalba ku jecleed marka is ilowsii jacaylkeeda iskana tiri muda yar kadib waad iloobeysaa nin iska dhig oo go aan adag ka qaado intuu gaalo ku shirqool ama mustaqbal la aan ku dhigi laheed hadad iui school ka badalan kartana ka badalo iskuulka saad u ilowdo saasan kugula talinayaa Allah ku xafido qayr Kana haku waafajiyo
@princesssamiyadiamond4336
4 жыл бұрын
Wll waxaan kuula talin lahaa hdey gabarta ku jeceshahy ay diintana si dhaba ay u rabto soo islaami markaas lasoo baxso dhulka islaamka keenso ama dhulkaaga hooyo meshaas ku aqal gala hadeysan fikirkaas shaqeyneenin faraha ka qaad ayada dhan mid qeyr qapto allah kuugu badalo
@maxdar11
4 жыл бұрын
Still online waqal 😂
@iLkacaseofficiall1
4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@nimcomuse6107
4 жыл бұрын
Maxdaraw heesuhu yay qalbiga ku madoobsyne yarayso heeswalba wad joogta kaftan😂😂
@maxdar11
4 жыл бұрын
@@nimcomuse6107 wllaahi hore ayaa la ii yidhi wllo 😂 alle ha iga madobeyo
@ridwaancabdi5434
4 жыл бұрын
Hanblyo Hanblyo AnShax iyo ayaan Edebsan💋💋❤❤❤❤💏💏💏
@munishmohed6618
4 жыл бұрын
🥀wuu cajabay Nafluhu 🥰💚
@happyahmad9689
4 жыл бұрын
Miss xiis thanks xxbti love u
@fardusaazkar1558
4 жыл бұрын
Maanzh ALLAH
@munamaxamed3262
4 жыл бұрын
Hallo malay maqlaa wax Gobtii reer jigjiga ah haday joogaan waxaanu idin leenahay inankaa Oday Inan Noo soo siiyo lolz waa nin Guuyoobe ah oo Curadkii Daa,uud garxajis Ahe
@amjaadmohamoud6587
4 жыл бұрын
Hhhhh sawka dhawr dumara leh wllo sideed kala odhanaysaan🤣🤣
@sulaymanemohamud7381
4 жыл бұрын
Wiil aan gabadh ku darno wuu qalmaa oday wll
@munamaxamed3262
4 жыл бұрын
@@amjaadmohamoud6587 allaa u baneyy wllo mcn Anshax ba wuu lahaa kkk
Пікірлер: 404