Inta ila aragtay in shiine culay jeebka wax loo soogaliyey Like dhac igu siiya😂😂😂
@pharthuzdiamond8870
4 жыл бұрын
Intaasaba ka hadlinaysa😂
@abdirahmankeenadiid2885
4 жыл бұрын
Xaqiiq
@samriyegaraad5376
4 жыл бұрын
Hhhhhh waa iga qoslisay wlhi
@sainabhassan961
4 жыл бұрын
😁
@radaarofficialchannel7366
4 жыл бұрын
Say ALHAMDULILAAH if you see my comment 🕋💚
@saadiasundus5748
4 жыл бұрын
Alxmdu lilah
@abanmo2023
4 жыл бұрын
alhamdulilaah
@farxiyaali2961
4 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@macalinkoofikoofi8174
4 жыл бұрын
Alhamdulillah
@nasromirad4411
4 жыл бұрын
Qofkii diinta & nabiga.scw waxaka shegay ceebtisa.alle ma asturo umadana allaha kaqabato adigu ma asagaa.kuso.dirsaday?
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Shiine Sheydaanoow horta coment aan kaa bixiyo maantaa iigu horeyso weligeey, balse waa ku daawajiray, inkastoo mar hore aan subscribe ku dhahay oo aanan bilooyinkaan ku daawan koow dheh. Horta "Sheek Shariif maadi ma yaqaano" ayaa tiriye ka waran haddii lagu tuso shahaado uu qaatay xilligii Siyaad Barre oo adne xilligii uu Maxkadda Jowhar uu guddoomiyaha ka ahaa aad darbi jiif ku aheyd Ceerigaabo!?! Tan kale Warsame diin waa yaqaanaa, balse ma jeclo, mana u baahno, waxana kuu caddeyneysa in asoo 10 sano ka badan diinta baranaayey uusan Sheekh baxsani iyo in uusan weligiis aayad ama xadiis u sheegin bulshada dhacdadaan ka hor warbaahin iyo live labadaba, balse ka waran haddii aan kuu soo diro muuqaalo kala duwan oo Xasan Sheekh oo adilooyin soo qaadanayo adne aadan soo bandhigi karin kuwo Warsame leeyahay!?! Saaxiib hadalkaan waxaa kaa keenay in diinta islaanta gaasha ah ee Warsame uu faaniyey aad jeceshahay ay kula weyn tahay habartaas ku maamusha oo aadna horey hadda ka hor u tiri "inta lulootayaan faataxada u aqriyey." iyo in Nabad iyo Nolol ay biilka kaa jareen iyo in Warsame uu $50 kugu soo shubtay. Qurun baad tahay waxaana ku leeyahay "Lacnatullaahi caleyka yaa caaq."
@caydaroos
4 жыл бұрын
Waa Aayad Quraan "Munaafiqiinta waxay galayaan naarta meesha ugu hooseysa." mida kale waxaad ogaataa kan Diinta ka dhisan oo garanaaya haduu u gefo Diinta wuu ka cadaab daran yahay kan aan ka dhisneyn. ALLAAHUMA Najinaa
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Shiine Sheydaanoow horta coment aan kaa bixiyo maantaa iigu horeyso weligeey, balse waa ku daawajiray, inkastoo mar hore aan subscribe ku dhahay oo aanan bilooyinkaan ku daawan koow dheh. Horta "Sheek Shariif maadi ma yaqaano" ayaa tiriye ka waran haddii lagu tuso shahaado uu qaatay xilligii Siyaad Barre oo adne xilligii uu Maxkadda Jowhar uu guddoomiyaha ka ahaa aad darbi jiif ku aheyd Ceerigaabo!?! Tan kale Warsame diin waa yaqaanaa, balse ma jeclo, mana u baahno, waxana kuu caddeyneysa in asoo 10 sano ka badan diinta baranaayey uusan Sheekh baxsani iyo in uusan weligiis aayad ama xadiis u sheegin bulshada dhacdadaan ka hor warbaahin iyo live labadaba, balse ka waran haddii aan kuu soo diro muuqaalo kala duwan oo Xasan Sheekh oo adilooyin soo qaadanayo adne aadan soo bandhigi karin kuwo Warsame leeyahay!?! Saaxiib hadalkaan waxaa kaa keenay in diinta islaanta gaasha ah ee Warsame uu faaniyey aad jeceshahay ay kula weyn tahay habartaas ku maamusha oo aadna horey hadda ka hor u tiri "inta lulootayaan faataxada u aqriyey." iyo in Nabad iyo Nolol ay biilka kaa jareen iyo in Warsame uu $50 kugu soo shubtay. Qurun baad tahay waxaana ku leeyahay "Lacnatullaahi caleyka yaa caaq."
@alimnhamedahmed9003
4 жыл бұрын
Waxan liketa lagahelo aan eegee bal isaarA aspey
@wllshaka8143
4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@nimcoibrahim7056
4 жыл бұрын
Adiga shilab kureebay
@abdiadan269
4 жыл бұрын
@@wllshaka8143 walal SUBSCARB ISAAR please
@abdiadan269
4 жыл бұрын
@@nimcoibrahim7056 abaaayo SUBSCARB ISAAR please
@mohamedabdirahman9520
4 жыл бұрын
Hogaamiye CABDIRAXMAN CABDISHAKUUR Waa Next President 2021.
@caydaroos
4 жыл бұрын
Adigaaba u baahan in Sheekh Umul laguu sheego. !!
@ahmedyarestudio9394
4 жыл бұрын
Wll hada alle cimriga iyo cafimadka haku barakeye subzribe iisaar🙏🥰
@abdimohamed7425
4 жыл бұрын
Adna shp iisaar wan ku saarey brother e
@samiirtech1657
4 жыл бұрын
Ifka wax laysku qabtaaye subscribe yar ha igala Bakhaylina 🙏
@caamirroobleofficial9097
4 жыл бұрын
Sxb subscribe isaar wll
@samiirtech1657
4 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 hye adna isaar zxp
@QARANKATVMEDIA
4 жыл бұрын
Hooyadiin iyo aabihiin ilaaheey janada ha geeyee Like iyo SUBSCRIBE Dhac ku siiya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedjama1857
4 жыл бұрын
amin waku saaray sxp adna isar
@Global.Nature1
4 жыл бұрын
Waxaad dhahday mujisaa lagu arkaymaxaad beenta usheegey.
@xogaal
4 жыл бұрын
*ilaahey dalka haka qabto siyaasiyiinta cilmaaniga ha ma ahee caalamiyiinta ah oo caalamka ku xiran*
@fatumaismail1813
4 жыл бұрын
Xaqiiq buu ka hadlay inaCabdiShakuur waa nin buuxa Rabbi baan ku dhaartaye isku qolo manihin waxaan Soomali ahayn ma wadaagno aragtidayda qof aan isaga ahayn madax wayne kama dhigeen “tanto odio tanto onore “ Allaha xaffido 🤲🏻🤲🏻😇😇
@Amisha_Ali
4 жыл бұрын
Wllahayga Muslimka Ahow Fadlan SUBSCRIBE Igu Caawiya😭😭😭😭Plz And Plz 😭😭😭
@mohammedsalad3801
4 жыл бұрын
Fadlan lacag kushubo ayaad tahay kulama yaabayo
@zakariedahir9865
4 жыл бұрын
Only reer Jamhuuriyadda Barakeysan, Like dhac ku sii ❤
@tichipsmobile4936
4 жыл бұрын
Cabdiraxmaan asagaa culimad Caayay shiinow iska hubso. Sheikh cali wajiis ayaa la hadlay wuu caayay sixun ayuu i aflagaadeeyay ninkaax allah soo hanuuniyo
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Shiine Sheydaanoow horta coment aan kaa bixiyo maantaa iigu horeyso weligeey, balse waa ku daawajiray, inkastoo mar hore aan subscribe ku dhahay oo aanan bilooyinkaan ku daawan koow dheh. Horta "Sheek Shariif maadi ma yaqaano" ayaa tiriye ka waran haddii lagu tuso shahaado uu qaatay xilligii Siyaad Barre oo adne xilligii uu Maxkadda Jowhar uu guddoomiyaha ka ahaa aad darbi jiif ku aheyd Ceerigaabo!?! Tan kale Warsame diin waa yaqaanaa, balse ma jeclo, mana u baahno, waxana kuu caddeyneysa in asoo 10 sano ka badan diinta baranaayey uusan Sheekh baxsani iyo in uusan weligiis aayad ama xadiis u sheegin bulshada dhacdadaan ka hor warbaahin iyo live labadaba, balse ka waran haddii aan kuu soo diro muuqaalo kala duwan oo Xasan Sheekh oo adilooyin soo qaadanayo adne aadan soo bandhigi karin kuwo Warsame leeyahay!?! Saaxiib hadalkaan waxaa kaa keenay in diinta islaanta gaasha ah ee Warsame uu faaniyey aad jeceshahay ay kula weyn tahay habartaas ku maamusha oo aadna horey hadda ka hor u tiri "inta lulootayaan faataxada u aqriyey." iyo in Nabad iyo Nolol ay biilka kaa jareen iyo in Warsame uu $50 kugu soo shubtay. Qurun baad tahay waxaana ku leeyahay "Lacnatullaahi caleyka yaa caaq."
@meimunamohammed3158
4 жыл бұрын
Wuu garaneya wuxu dooneyo, I like him, very true, Abdirahman Abdishakur Nin ragh weeyaan, Ilaahay ha u sahlo,, Culimada danohooda kale ayay wataan...Allah Kareem
@riyaalejjaamac6230
4 жыл бұрын
Shiine culay Nin fiican Baa Tahay Kkkkkkkkk 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@faadumocali9523
4 жыл бұрын
Inta ila aragtay shiine in aanu qadiyad layn like dhac ku siiya
@KilweHero1988
4 жыл бұрын
Culumadu waa saxan tahay shiinoow adigana hal baan ku leeyahay maadaama la soo afmayray arinta aad hada adigu cusboonaynaysid hoos u dhig oo daji gacmo geell hoos baa loo dhaqaaye.
@maryanjama2918
4 жыл бұрын
Qofkii diinta isagoo yaqaan kaxishoon waaya Allah baa kashifa.
Nin weyn wedkiisa waa yaqaan kkkkk adi afmiishaarnima lagugu gaadheyn
@guledali97
4 жыл бұрын
Shiine culays fadlan kushubo ayaad noqotay tuug warsangali iyo waxagii ku mashquul waa iga talo
@cabdrxmanaxmed7110
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😅😂😅😂😅😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂
@muhammaddualle19
4 жыл бұрын
Warkagu Nama QanciN Culimada sharaftoda mel hakaga dhiciN Cilmi ba lagu dodaye
@guledali97
4 жыл бұрын
Siday ila tahay daahir Calasow baa lacag yar kuso direy OO KA hadal ku dhahay mujrimka gaalloobay waji gooso waryaa culay
@mukhtaarmk4708
4 жыл бұрын
Gaal maaha kelmad lagu kaftamo wllo
@abdallarealking4392
4 жыл бұрын
Shiine waad ku qaldan tahay inaad umaradeena caydO O'Daywa'a nah Afkga maba qaban karO bilaa macna tahay isna dalkuu Cadowga ka difaaca
@Baarilyricssomali
4 жыл бұрын
Shine welcome back
@AHMEDAli-zv2ds
4 жыл бұрын
Shiinaw qofkaad u dooodayso qofkaad u dooodaysaa waaa qof diinta islaaamka meeel kaga dhacay adigu haku dagmin
@abdiazizhussein1375
4 жыл бұрын
Culimada soomaaliyeed ale ha dhowro Lkn waxay ku xumaaden diinta jeebkooday ku jirtaaa ciday doonaana wayka saaran
@shamsasharaf9461
4 жыл бұрын
WALAAL arinta sidaa ufahante waay ka guda weyntahay ..... qaladka maadama uu bulsha weynta daxdeeda ku sameeye waa in bulshada waxaa uu sameeye inuu qalad yaho lawada maqashiiya oo isana uu bulshada horteeda uu raali gelin ooga bixiyaa . Sidaa ayaa umada dhanteeda difaaca diinta kuwa jirtaaa .
@MohamedAhmed-gz9ub
3 жыл бұрын
Shiine mawaxaad ku farax santahay in lacaayo Allaah iyo Rasuulkiisa Subxaana Allaah wlhi waxaa tahay qof yaableh
@saadiasundus5748
4 жыл бұрын
🤣🤣🤣kombiutar maha kulaha ILAHAY S.W.T umban qaldamin waxan kale wa maqluuq lkn culimada afka kala bax wan hadli kara ba uhadleysa
@caamirroobleofficial9097
4 жыл бұрын
Walal subscribe isaar
@saadiasundus5748
4 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 wankuusari walalkey
@caamirroobleofficial9097
4 жыл бұрын
Thanks walashey adna waa ku saaray
@dhaanwadeaskar9364
4 жыл бұрын
Caawa yaad lumisay subscribe kaagii ninkaaga yidhi maxaa lagu haystaa ina abdi Shakur ma ninkii yidhi aniga nin ajinabi ah igu xukumi maayo xamar kaba qaad fooqal kaba qaad
@saraabby6007
4 жыл бұрын
Waajib baa saaran culimada wixii qalada we diunta laga galana waa sheegayaan. Shiine igu shubo miyaa xaajadaadu !!!!!!!! Fadlan ku shubo kkkkk.
@abshirjama9120
4 жыл бұрын
Daahir Calasow baa ku doqonsaday miskiinyohow maran
@abdiwaxidshekhcumar9763
4 жыл бұрын
SHIINE CULEY MA LAGU AAMINO KARO MALIN WALIBA WAALI AYAAN KUGU OGAHAY WAANA KAA HARAY EE WARSANGALI IYO ISKA MAAQIRLEY XAGEYGA WAN KAA HARAY
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Shiine Sheydaanoow horta coment aan kaa bixiyo maantaa iigu horeyso weligeey, balse waa ku daawajiray, inkastoo mar hore aan subscribe ku dhahay oo aanan bilooyinkaan ku daawan koow dheh. Horta "Sheek Shariif maadi ma yaqaano" ayaa tiriye ka waran haddii lagu tuso shahaado uu qaatay xilligii Siyaad Barre oo adne xilligii uu Maxkadda Jowhar uu guddoomiyaha ka ahaa aad darbi jiif ku aheyd Ceerigaabo!?! Tan kale Warsame diin waa yaqaanaa, balse ma jeclo, mana u baahno, waxana kuu caddeyneysa in asoo 10 sano ka badan diinta baranaayey uusan Sheekh baxsani iyo in uusan weligiis aayad ama xadiis u sheegin bulshada dhacdadaan ka hor warbaahin iyo live labadaba, balse ka waran haddii aan kuu soo diro muuqaalo kala duwan oo Xasan Sheekh oo adilooyin soo qaadanayo adne aadan soo bandhigi karin kuwo Warsame leeyahay!?! Saaxiib hadalkaan waxaa kaa keenay in diinta islaanta gaasha ah ee Warsame uu faaniyey aad jeceshahay ay kula weyn tahay habartaas ku maamusha oo aadna horey hadda ka hor u tiri "inta lulootayaan faataxada u aqriyey." iyo in Nabad iyo Nolol ay biilka kaa jareen iyo in Warsame uu $50 kugu soo shubtay. Qurun baad tahay waxaana ku leeyahay "Lacnatullaahi caleyka yaa caaq."
@rijaalcabdiraxmaan4593
4 жыл бұрын
Wlhy lama aamini karo
@aliqaq9021
4 жыл бұрын
Hada kuxaartay afweyne afaaraha reerarahaas kabax af baqtiya laheede. Mise gambaleelkan kala noqonaa
@hamseabdi7764
4 жыл бұрын
Seedi Daahir Alasow ayaa ku soo adeegsaday oo ololihii hore Abdirahman lacag ka cunay
@khadrahassan6086
4 жыл бұрын
Barashada luuqada français ka baro adigoo gurigaaga jooga online français avec raage KZitem chanal plze scribe like share haygala bakhalina mahadsanid soomaliyay
@mohamedsharaf4625
4 жыл бұрын
SHIINOOW HADDA AYAAD QALAD KUJIRTAA EE ISKAFIIRI HADALKAADA.
Waad ku RaaczantahaY oo TolaY Zhiine Ma Izku ReeRBaH
@Kushaano
4 жыл бұрын
Waligay Video youtube kama share-gareen Maalinkastana Share-garee ayaad i dhahdaa ma anigaa madax adag ma ogi
@mahmedabuhasan8217
4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله ماشاءالله تبارك الله Alhaduli laah ilaahey ayaa mahadle shiino maanta Waxaa naga dhaa dhiciy in laga gar daran yahay c a sh Tobad waa keentey wax fiican weeye walaakin waxii hore somaalida ka galey haiska cadeeyo asiga iyo waxii dinbi iskula jireen umar c/rashiid sh. Shariif bada
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Shiine Sheydaanoow horta coment aan kaa bixiyo maantaa iigu horeyso weligeey, balse waa ku daawajiray, inkastoo mar hore aan subscribe ku dhahay oo aanan bilooyinkaan ku daawan koow dheh. Horta "Sheek Shariif maadi ma yaqaano" ayaa tiriye ka waran haddii lagu tuso shahaado uu qaatay xilligii Siyaad Barre oo adne xilligii uu Maxkadda Jowhar uu guddoomiyaha ka ahaa aad darbi jiif ku aheyd Ceerigaabo!?! Tan kale Warsame diin waa yaqaanaa, balse ma jeclo, mana u baahno, waxana kuu caddeyneysa in asoo 10 sano ka badan diinta baranaayey uusan Sheekh baxsani iyo in uusan weligiis aayad ama xadiis u sheegin bulshada dhacdadaan ka hor warbaahin iyo live labadaba, balse ka waran haddii aan kuu soo diro muuqaalo kala duwan oo Xasan Sheekh oo adilooyin soo qaadanayo adne aadan soo bandhigi karin kuwo Warsame leeyahay!?! Saaxiib hadalkaan waxaa kaa keenay in diinta islaanta gaasha ah ee Warsame uu faaniyey aad jeceshahay ay kula weyn tahay habartaas ku maamusha oo aadna horey hadda ka hor u tiri "inta lulootayaan faataxada u aqriyey." iyo in Nabad iyo Nolol ay biilka kaa jareen iyo in Warsame uu $50 kugu soo shubtay. Qurun baad tahay waxaana ku leeyahay "Lacnatullaahi caleyka yaa caaq."
@heersareofficial7814
4 жыл бұрын
Culimadii somaaliyed maxaa ka helay nasteexadii nio
@sahrahassan3269
4 жыл бұрын
Maashaa alaah
@salebanalete4635
4 жыл бұрын
Qofki ugu horeyay noqdau like saar
@mukhtaarmk4708
4 жыл бұрын
Sxb shiinow soomalidu Tolmaaha kuwii shalay kuuso qoslaayey maanta iyagaa ku caayaya ana waxaan ku caaya markaad somaliland afka ku soo taagtiD
@sangoosofficial900
4 жыл бұрын
Nio ninka xogaga miyuu manta kuso tuury🤣🤣✋
@anabmohamed344
4 жыл бұрын
Kana daarood u hadal ayaa wadnaha cadeeyey waar diina garan meyside aakhiradaada ka baqo
@najmudinqurayshi2267
4 жыл бұрын
Ninkan uu difaacaya wa hawiye wll
@abdiwaxidshekhcumar9763
4 жыл бұрын
MALINE FARMAJEEY MALINLE C.C.SHAKUUR LKN MEEL LAGU RAACO YEELO CULIMADANE KAA AQOON BADAN XIGMADNE DAAAA
@arizakcase46
4 жыл бұрын
No views Warsangali nimo darteed 🤣🤣🤣
@AbuubakarCaddowCali
4 жыл бұрын
Kkkkk
@mohamedukaash
4 жыл бұрын
Shukuur buu waji karadsanayaa uf wajigada ala gub
@abdisamadahmed1031
4 жыл бұрын
Waxa lagu siiiyey wax iga soo gaarsiii sxp
@yaasmiinjaabir8084
4 жыл бұрын
Shiine qabayaalad ban ku dhegaysta warsangelinimo wacadalah wiilkaas ban dad ku lenahay xiniya dhaaf horay usoco abaha cun eh
@hanadabdirahmaan1189
4 жыл бұрын
Warsange 1,000 views magaadh siin karaan ee umada haku dirin miskiinka maheradiisa haka shitee laangaabyow
@UUSomaliVevo
4 жыл бұрын
Jufada reer garaad kaliya ayaa ah 1million macdala wa warsangliyo dhan al laandheriya al suldaaniya al carabiya no dhaaf meherada meheradu waa meherad warsangeli jaaw
@hanadabdirahmaan1189
4 жыл бұрын
@@UUSomaliVevo warsangali 050,0000 xataa magaadhan 1 million maxaa u haysata ma kun jaahil yow Hada kala laabtay subscriber kayga ee bal wakaas wax utar duliyow laangaab foqol laangaab futada harti iyo darood laga taal isma ogid
@maimounhassan2890
4 жыл бұрын
Asc shino farmajo wuxu og yahay besha calamka ku yirahen nin cusub oo madaxweyne aya la raba shacabka somali wan naqana ma raban nin horey lo so arkey xasan sheq hora lo so arkey sheq shariif na sido kale farmajo na ku dar malintey shirayen 3 sedexdoda madaxweyne ba u shegen besha calamka wa tii shirkas an shacin madaxtoyada lakiin hadley xasan sheq shariifna la tagna falartas ba ku tagan sidas darted somali waxey jecel yihiin ninkii la ciilo la riixo wana doran donna insha allah
Waryaa diinta wax la qariyo maahan iyo wax hoos lasku Afuufo. Waa shay cad qofkii ku qaldma. Wax fahan!!! Reer bariii!!! hadalkiii ka soo yeeray dad badan baa ku hanuunay sidii culumada ka hortageeda darteen. Most culumaa are correct to Condemned 👍👍👍👍 waligiis wuu isla saxsanaan lahaa odayga. He has learned he’s lesson. So shiinoo Aamuss😂😂😂
@maxamedmaxamudcabdi971
4 жыл бұрын
Cabdirixmn cabdishakur warsame madaxweynaha mustaqbal ka
@maxamedaxmed4746
4 жыл бұрын
Shiine wall qofku haduu xumaanta qarsado si qarsoon baa wax loogu sheegi balse haduu diintii alle uu u badheedho oo ui cadaysto si cadbaa loogu sheegayaa
Пікірлер: 591