Salam kdb Nuur Iyo C/shukri Anigu waxan qaba inayna riwayadu ad u liidathy sababto ah Shacbigu shalay ma dhalan wado Ciid dhexdagta ma jirtee Waxaa hoos logu dhigaya shacbiga Human rights koda ,Guuryahoda iyo dhulkodana lagu xalalsanaya! Xoratul qawlka ma Ina Shide Iyo Ina Cagjar ayaa keenay (MAYA )Halganki kii dheera iyo Allah oo Garab galay/Cadawgi Tigree ga oo Burburay ! Ee waxan Odhan lahaa Nimanka Wax jilaya ee Golba kii Joga Bariskoda ka radsanaya Inay Ka lexdan Shacbiga Mudada dheer Dulmana ! ...
@hoyomacan6909
3 жыл бұрын
Kkk mahadsid ad iyo ad haka kawada
@rashiidhassan7963
3 жыл бұрын
Kayari u dheerinay Cabdi Shakuur ku sheg waxan leyahay quyar soco kenya ayaad dadka ka shegata adigo qaxotiya maalmihi uyimi Maxamed bikay u kiiniya tegay waxad samaynaysa waan la soconay ku leyahay quyar soco
@uksoma927
4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdihayehashi769
3 жыл бұрын
Iidoorka nacaybaa ka muuqda qofkii runta sheegaba waxay leeyihiin nacaybaa ka muuqda
@زهراعبدالله-ض8ظ
4 жыл бұрын
Mexey tiri gabadhii xoriyata qawlkii ayey nu ku laqanyoonay
@yussufabdi3311
4 жыл бұрын
Riwaayadan aad ayaa loogu baahanyahay sababtoo ah aniga imika waxaan kunoolahay NFD dhibaatadana waa waxa waxa ugu badan ee naheysto
@matchresults1
4 жыл бұрын
Walalaha qalida ah SUBSCRIBE iyo like isar haila dhafina
@HASSAN-eq1ki
Жыл бұрын
Xmr is the best 👌
@ldnkhl7407
3 жыл бұрын
Yarka shaah dhadhaminayaa waa qosol soconayo
@moustaphakaize3191
4 жыл бұрын
Abwaan daah abdi gaas waa gudoomiyaha kooxda dayax band
@dhaladkasomaliland5878
4 жыл бұрын
Ninkaa laleeyahay cabdishukri somaliland nacayb baa ku jira🤨
@harguees
4 жыл бұрын
Walal mid ogow. Nacaybka Somaliland ba uu bahan waayo waa horumar keena. Hore uga soco. Jamhuriyada Barakaysan 🍀*🔴 dad bee dawo uu tahay.
@fosibashe9076
3 жыл бұрын
Cabdi shujriwaa dadka tirade yar ee somaliland cuqdada ka qaba
@rabiicahmed5927
4 жыл бұрын
Asc
@cabdishugrimaxadshukri1146
4 жыл бұрын
warshah wuukhaldayahy
@hoyomacan6909
3 жыл бұрын
Mahadsid sharciga rac odayga sharciga bar tug uma bahsnin mahadsid
Maba rabno wadada hahahahhah ya qosol rabo odaygo waa xayraan
@rabiicahmed5927
4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@cabdiqadirmaxamuud9212
3 жыл бұрын
Wariye:Nuur Berigaasi nin dhuuban ayaad ahayd Hhhh.Kaftan.com
@doogdhodkon7291
4 жыл бұрын
Hargeysa dawladeedu kuma dhacdo inay kaaryoone kadu do wadada kkkk
@sakeriesaed9434
4 жыл бұрын
Wariyaha ayaa ka reermagaalsan iga wala daaha gaasna jilniinkiisa mad nicin ee shakhsiigiisa iyo somaliland tisaad kaga boodsantahay ee wall xabka laabta kuufadhiya tuf waad guuxaysaaye
@cadeguhadd1571
4 жыл бұрын
Waaruntii waa sharcikabax dhanka shicibka
@abdifatahmohamed7353
4 жыл бұрын
C.shukri nacaybka uu Somaliland u qabo mar walba way ka muuqataa
@koosaarimocooyo7321
4 жыл бұрын
Awal iska daye hada ayeydan xor ahayn,riwayadana waxa lodhigay rermagalnimada inay wax kafahman,bes dad hora yiri dhawa inta dharmagalo laxirta lkn dheera indhal magalo lanoqdo
@abdrizaakmohamed6506
4 жыл бұрын
nuuuur maxamed waa nin akhlaaq badan oo dadku u simanyay wan u firsaday mararka ay xisadu taganyin dadka o dhan u ixtirama halka saxibadi dad gara ay weraran
@abdrizaakmohamed6506
4 жыл бұрын
nolow wllo suxufiga qarnigan ku rajeyay iyo mustaqbal fican magacaygu wa anisa furin hargaysa
Пікірлер: 35