Jaceyl Xanunkisa Hadad So Aragte Like Isara Legends😎
@monamandeeq3059
2 жыл бұрын
Hadaan raadinayana xanunkisa ina tijaabino😄
@leilamohamed9314
6 жыл бұрын
Ax when I listen this song I feel like gilty somaliyeey wiilasheena gob waaye wlhyy aad noo jecelyihiin wlhyy u naxariista please ayagana dumarka ha u laab nuglaadaan hana adeecsanaadaan tii u nuglaata ax ax ax nolol xoog u qurux badan u rajeeya midba midka kale ❤❤❤❤
@mohamedjama1482
4 жыл бұрын
Thanks sis aad ban ugu riyaaqey commenti ga sa u so qortay wa wax fiican hadi talada la qaato 👍👍
@shafbos4832
4 жыл бұрын
What a nice comment wlal 😭 dadka isku mid ma wada aha wlhi qof walbow qofka ku jecel dhaawaca la ilaali
@abdimaalikhaji4286
4 жыл бұрын
Thnks Sister 💋🌺✊✊✊
@zayidmohamedaamir3036
4 жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa yagoo hablahenoo dhani sidaada wax u fahmaya
@gashaanleguureeye4779
4 жыл бұрын
m.a gabar wax garad ah waa sidaa sheegtay wllo👍
@nuskajama4561
4 жыл бұрын
Liketa si habsami leh u tuuji hadaad weli dhagaysato alfanaan Nuur eebo aun 🙏 legend. Waa 1:05 am habeenimo magaalada Kansas City missouri taarikhduna waa 5tii January 2020 👍👍✌️
Boqol rageedi heestaan ayaa weydiiye maalin horey igatag igu dhahay because hees old song still I see him around Toronto rageedi heestaa arooskeyga kaqaad ayaa dhahay woo idiiday farxad ayaa kujirtaa igu dhahay caadi caadi rageedi what hees bro remember me naagtaa jeclaa hhhhh
@samsamadam9641
4 жыл бұрын
Waxey kaliyoo heestaan ku fiican tahay waaridkey magacooda hooyadey xaawo iyo aabahay adam sida kale waa xasuus xun oo isoo martey waagan yaraa baan abtigey ka maqli jirey lkn anioo aan heestaba si fiican u dhageysan ayaan istuudiyii ka dalbadey inuu iigu korduubo cajaladeydii arooska so aan u mawlo sow adam kuma dhalin xaawo naaska kuuma dhigin magacda waaridkey ileen sheekaa ka danbeysa heesta inteeda danbe cajalada samayn teeda waa la iga daahey dhowr bulood like 4 bilood so it happened exactly like it is in the song barabiyo sida heestu ka sheekeyneysaa igu dhacdey bilo kabacdiba reerkii cusbaa dhib iyo wareer baan kala kulmey that was back in 2004 kii the time I start watching wedding video and this song in allredy we had marriage broplem and i was cry markuu leeyahay aqalkaan dhisaynaad dhigihii ka tuurtee baa u dareyd cajaladaas xasuus xun iyo farxad 2daba wey ahayd anoo yar guurkaygi igu horeeyey ayaa nikaaxi ka dib aan kasoo dhoofey my ex saygaygii 4 sano ka dib you iga daba yimid USA waana u dacwoodey markuu yimid ayaa labadii family la kulmey oo wedding la dhigey ileen lilaahi iyo laqdabo mawada socon karaane qayaane lee xariifkii ileen reerba ma rabine mareykan lee rabey oo uu u hastey nin jano galey mareykan jano ka dheer weel qayaanana ma buuxsamee tii aale iyo aaqirana u dhiman aduunkana waaba ku dhacdey dhibaatooyin ileen ilaahey dushuu naga daawanayaa waa xaq ma moogee subxaana watacaala lknse heestaan ma jecli xasuus xun iyo waxan kasoo gudbey bayba dib iigu celisay subxaanalaah sisii iney hadeer dheceen 16sano laga joogaa 2004 kii waxa kugu daran reerkaagiiyoo sii dumaya markaad cajaladii arooska bilo yar ka dib aad daawato markii kugu horeysay daawadhadeeda oo saaxiibta ku dhahdey waa sax hees ku haboon baad galisay alaylehe oo ay u qabto inaad heesta dhageysatey ama erayadeedoo dhan aad ogayd lkn heestu ku xanuujiso sida ay run run kugu dhacdey adiga the worst think is wen you watching first time your wedding video and you marriage allredy have broplem whiting view months but after all I moved on and got benefits my lovely son anaana dalbadey furiinka markii la iga keensadey oo dhiblee mooyee jacayl lahayd iyo dhaqasha la aan alxamdulilaah markiiba waa ka raystey oo waa najaxey oo meelwalbaa qayrku igasoo galey alxamdulilaah rabilcalamin🙏♥️♥️💝 that time Ito hadaba I have my family and my son and everything I want guur xun guur la aan baa dhaanta madax xanuun iyo in laysku dambaabo ma fiicna hadaadan helaynin guurka sida ilaahey ugu tala galay oo ah mawada iyo raxma iyo kalgacal iyo nolol jacayl ku dhisan then iskaba daah waayo shido yari waa la naaxaa inkastoo owlaad loo baahan yahay oo ay tahay muhiim hadana owlaad waarid is dagaalaya dhaleen waxey noqdaan caasi ku danbaajiya adna ku dhiba ilaahey ha naga hayee owlaad caasiyana oo waaridkood tuuryeynaya marna shilinka ka xoogaya say ugu qayilaan kuwaasna gablankaa dhaama iyo inaad iska cibaadeysato oodan dhalinba wax ku dilaaya najeynaa ya rabi subxaanalaah
@nurtobula3818
4 жыл бұрын
Abyo badal qeyr qaba I.a
@haldoorsomali1615
3 жыл бұрын
Walaashaydiiyeey qisada aad ka sheekaysay waa mid xanuun badan waxaana kula dareemaya qof qalbigiisa ay soo taabatay tan oo kale 17sano ayaa ka soo wareegay xiligaad sheegayso dibna malaha umaad guursan Ana 2004 waxa ay ahayd xilii noloshayda qofkii aan ugu jeclaa isoo maro balse aanan calfan taa bil cakiskeeda aan helay ama aan guursaday qof aan jacayl iyo qadarin midna waxba ka garanayn isla markaana 11 sano aan is qabno. Buuq iyo qaylo iyo dhib waxaan ahayna aanu na dhex oolin kaliyaata aan danaynayo ubadku inaanay naga dayicmin Walaal samir ayaan kugula talin lahaa aduun kuna sidan ma ahaanayo mar uunbaad heli qalbigaagu siduu rabo insha alaah
@AbdiFitaaxcalaz
5 ай бұрын
2:50 2:53 2:53 2:54
@mustafecarey2237
4 жыл бұрын
Xasuusi 9 years ago Hada waxan dhagaysanaya 2020 lkn Heestan Waa Heesaha Qof an Jacayl hayn uu ku aburmo wax anu garanayn Uma wanagsana Dadka aya kamid yihiin ardayda Waxbarashada ku dhex jirta Waa iga talo🤣🤣👈
@Mohamedmobilestore
10 жыл бұрын
oooh my god I swear to god I used listen this album 24/7days week it remind me my ex girlfriend fartuun in 2002 I was gonna married her what a memory
@motrailblazer2234
6 жыл бұрын
Start the name of Allah in capital next time you swear. Thanks.
@umulkairmohamed1750
6 жыл бұрын
Mohamed Mohamoud so sorry huuno 😓😓😓
@munamowlid2823
6 жыл бұрын
Mohamed Mohamoud 😢😢😢😢😳 sorry 2002 miya lugu helay aniana 2017😥😥😥 ila hda
@albacade7686
6 жыл бұрын
@@munamowlid2823 hhhhhh ninkaas legend waye 2002
@munamowlid2823
6 жыл бұрын
Albani cade haa wle inagana tow 16 kadib ya inoo garaabi 😁😁 sbbtn u dhageysanyno
@aydidmahamed6500
Жыл бұрын
Gabadh i jeclatay ba warqad iigu so qortay 2004 anaga o dugsi hoose dhigana.
@abdisamadosman2437
8 жыл бұрын
abdilahi boqol nuur eebo aun nuur cade jaamac yare waa fanaaninta kaliya ee waberi dhaafiyay dhinaca codka alle haw naxariisto inta dhimatay inta noolna alle ha daayo
Sida dhool gu yoo da ay Dhibicdiisu hoortoo laga dhaansanaayaa Kuu dhawraya weli 😭😭
@aragsan6552
4 жыл бұрын
2004 ayan dhageysan jiray aniga oo ninkaygu uk iga soo maqnaa heestana micnaheda maan aqoonin but wakhtigaas ayay soo baxday jacayl ayan moodi jiray age kayga oo aad uu yara maanta xasuus ayan galay uk ayan joog 11/9/2020 jimce 10:39 sariirta ayan jiifa caruurtina schoolki ayah qabteen alhamdulilah waa barqo jewigu qabaw yahah
@atonio9430
3 жыл бұрын
Wow alx
@ahmedbashiir5609
4 жыл бұрын
Heestaan wxn kusoo xasuustaa, Berigii telefonada Forme-ga lawadan jirey. waxaan xasuustaa Memory-gayga ayaan u kala sameeyay heerar ay heesahu kula kala sareeyaan Heestaan waxay ku jirtey safka hore ee memory-ga mobilkayga 😍
@abdiahmed6217
4 жыл бұрын
Used to be my marqaan song back in 2012😂 iga dhowr dhibaatada abayo raga lagu ma dhaalo😊😊👍
@ibrahimbaros463
Жыл бұрын
Anigana marqaan kawa heestan yankubilawa wana kusoxira
meel walba majogaa abyo wlh heeso badan kugu dhex arkay
@abdikiin3915
9 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2007 waagaasi oo aan ku jiray dugsiga sare barigaasi waxaan jeclaaday gabadh aan daris ahayn . Love without money is hard 😢
@debjaceel784
6 жыл бұрын
Wxaan Dhageysanoyaa Manta oo Tarikh Tahay 19/8/2018 Inta Ila Mid Ah iyo Inta Iga Dambeyso Like igu Daqro
@molidabdi230
6 жыл бұрын
Yaa dhageysnaya 2.5.2018 inta dhageesata like ii sara
@ayaanelmi3331
6 жыл бұрын
Wali
@munamowlid2823
6 жыл бұрын
Mowlid Kulow aniga ka daran 1/9/2018😁
@shugridaahir6257
6 жыл бұрын
Aniga kama xiiso daalo
@kalaayofficial4921
5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABTA
@abdihakimhassan7350
6 жыл бұрын
bahja xiis bare ❤ waa waatiga sidaa idhi ruux dhasho jooga dhulal looma dhelo taahi lama dhagystee saasan ku leeyahay eaa hadad argto comentigyga ✌✌✌
@xXXMFAXXx
2 жыл бұрын
Muqdisho, wardeegleey all the way to ceel buur jawhar ilaa. beledweyne humble baa loabta Ku haayaa 🇸🇴💜💙💙😭😭💜💜
Axaxax wlhi waa heesta klia aan hesaho idil ugu jclhay ano intaan ka yar crur madarazo aha baa jiray wlzhay aan aadka ujeclhay dhagezan jirtay xliyada ay maryaha dhaqayzo ama kijada ku jirto wa curada gurigena hda aad ban ugu xizay iyada love you mrkan u imado heztan bay idari jidhay heztana wxan dhageyzanaya 11 zano ka dib long time wlhi xzuz baan la oyaya 😰😰😰😰😰😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️_______mrka igu hreyzan mqlaye____2008___mnto ay thay____26/5/2020__long time 😰😰😭
@Abdullahidhaqane
3 жыл бұрын
😭😭😭
@Abdullahidhaqane
3 жыл бұрын
2021 Ramadan ba ino soo dhawow cafimad allow nagu garsi 10 bari baa inaha xigto hadan heesta soo boqday 😭😭
@ahmedsaggaf6530
3 жыл бұрын
Mr caawaable ku soo qor Heesta FANAANKII hore u qaaday iyo abwaan kii lahaa adigoo ilaalin aaya xaquuqda fanka fanaan cabdi salaad berdilaacsh allaha u naxariisto abwaan wareye jilaa abwaan CABDALA mahmed nuuradiin allah u naxariisto (laakin ma hubi) waan u maleynayaa XASUUSTI baa yaraatay adoo RAALI ah ku qor ee bar jiilka cusub
@apdidollarmhassen548
2 жыл бұрын
Dhaawacana naguma yaal heestuna sidii in aniga la iqaday bn udhagaystaa 11 years xidhiidh ah👋🏻
@Abdullahidhaqane
3 жыл бұрын
2021 iga farxi oo boqol Like isaar bal hadii aad iga dambeyso.
@abdinurseefka
10 жыл бұрын
Waaaw heestan markaan dhagaysto wlh waxaan soo xasuusta my lovely glr aniso wlh markan somalia jogay tan kale abdulaahi boqol ma dhiman wa nolyahay canada ayuu jooga mar dhaweed ayuu maraykan noogu imaday
@farhiyaabdi2265
4 жыл бұрын
Anon dhageysan more then 16 ayaan caawa soo xasuustay,xasuus ii gaara ,2020
@cadeeycadeeyqurux4104
5 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasusta wiil o walalkayga ah aya is shuksan jirney asaga guur bu diyar u aha aniga wax barasho aya ku jirey markan haben haben nada ka mid ah gurigeyn intu imadey hestan dhageyso ayu i dhahy isma calafan hada asaga carur ayu leyahy aniga wax wan bartey lkn weli ma gursan waxn so bartey ban ku shaqeysta hadafkeyga wa gaarey
@GgGg-lz3vn
5 жыл бұрын
hhhh sriy
@hananabdirisak7167
5 жыл бұрын
Mnsh allh ilhay haku siyo calaf qurx bdan wn jeclhy dadk waxbarshad heeer a gar
@buculhanad9419
3 жыл бұрын
Magacaygu wa diini axmed sareeye wxn dhagaysan jiray 2003 canjalado anoo yar xasuus wlhi goobtu waa arabsiyo barwaaqo dhulkuna ma iloobo waligay
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
7 ай бұрын
Heestaan hadii soo booqatay 2024 Lejin ayaa thy ha iga tagin Laki ii saar si aan u dareemo inaa iga danbeeyso 😂❤❤
@fathialimahamed7502
4 жыл бұрын
Hadaad daawanyso 2020 like iisaar
@nasriin5340
2 жыл бұрын
Heestan aadban udareema anon dhaawacna soo arag 😫❤
@Evensbelle
7 жыл бұрын
xasus waye wle 2007dii aan radiyaha ka maqli jiray anoo cunug yar eh❤👌
@caaqilayuub8532
5 жыл бұрын
Farta taag yaa Dhagaysanya 2019
@amirasaid3041
7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 murugo. runti weeye ii taabatay heestan nolow Abdilahi boqol
@lashkanogemer199
4 жыл бұрын
20/6/2020 qfki dhageysanya farta so tagah😁✌️
@nurtobula3818
4 жыл бұрын
Maha wlhi
@farhiyafaisal6536
5 жыл бұрын
Vintage somalia 🇸🇴 ❤️ may Allah bless it💛
@sadiiqseska2387
8 жыл бұрын
heesta ninke horay u qaday aya dhintay magacisa beer dilacshe ino yahay a filaa lakin ninkan wa boqol north America ayo jogaa
OMG! How time flies. This song is reminiscent of the recent past(2008-12)
@asamamursal133
3 жыл бұрын
💕
@faskaaweys3843
6 жыл бұрын
Yaila dhagesanoyo 2018🤣
@King_AkTV
6 жыл бұрын
Faska Aweys ☝️ meh😂
@cabdiraxmaanaadanibraahim1621
2 жыл бұрын
Bal caawa ila yara xasuuso🥲🤣
@axmedabdirashid9692
6 ай бұрын
i love this song | takes me back in 21/september/2021 it just reminds me every little thing i used to do with my girlfriend
@mahdikhamsiine8649
3 жыл бұрын
Saaxib qaaliya abdilaahi
@mubarikxuljano959
3 жыл бұрын
2021 dhagayzanaya heestan ♥️♥️
@mahatbulebule6706
7 жыл бұрын
this song remind me 2004 when I was in mandera with my girl frnd viva abdullahi boqol bt b4 boqol Berdilacshe
@samsamadam9641
4 жыл бұрын
Me too 2004kii sanad xusuus badan it reminds me my ex husband my mom name is xaawa and my dad name adan for that reason I but my wedding caset video but I didn't listen very good the song it become exactly like the song sas aqalkaan dhisaynaad dhigihii ka tuurtee our marriage is end the time I start watching videos of the wedding and this song I was crying😢😭 because I never finish this song before and and the family broplem I had and I was pregnant my son so I don't like that time and Evan this song anymore because it bering me back that had time I passed even do in the song is my parents names oo xaawo iyo adam I dheleen that is the only good thing in this song I cry again after 16 years that was my first marryage and I was very young lovely qalbi can xab I was waiting him 4years after nikaax I left him kenya Nairobi and I went usa I sent him visa and brought in us and he changed wen he comed us after wedding and too family together our home was only 3months old we only live 3 months together wen he moved other state but I got benefits is my son alxamdulilaah anaa dalbadey furiinka markuu gobol kale iska fariistey uusana I dhaqanayn oo uu yiri jaamad baan ku xaroonayaa I talked to my uncle's and fanily I get my divorce paper after year and have because I prey to god lamaba noolan karin dabeecad xumadiisa iyo dhibka ilaahey baa I dhaafshey alxamdulilaah wiilkaygan ka faaiidey guurkaas that was long time ago and now I am ok happy
heestaan beerdilaacshe aa horay uqaaday lkn waa kanaxaa markoow maraa lafta dhabarka celisaa best fanaan boqol abti amazing voice
@rahmamohamuud260
6 жыл бұрын
Wlhi xasuus ax yaah dunyaa Wlhi maanta waa 2018
@cabdiwali6738
8 жыл бұрын
2008 ilaa 2010 ku qayili jiray Viva BOQOL
@apdyaziizmuztafe492
6 жыл бұрын
DadkaYgi JapaNaHa xooGiza
@muhanad6192
6 жыл бұрын
Muhaz main MuztaFa 😂 rageedi hesahani wa hesi mirqaanka
@apdyaziizmuztafe492
6 жыл бұрын
mohamed muse ALa AWoowo mad waLanTaY Wan u xiizaY AWoowo mirqaankiye
@apdyrahmannahwe8591
6 жыл бұрын
heesti ugu horeysay mobile ku shubtey xasus ..w 2008 ciyaal nio yaa ingu celiya
@qaliosman1614
8 жыл бұрын
halkaan waxaan kasalaamayaa fannaaniinteena iyo abwaanniinteena sharafta mudan meelkasta oo ayjoogaanba intii dhimatay allaha u naxariisto inta xanuunsan allaha caafiyo inta caafimaad qabtana allah usiyaadiyo aammiin aammiin waxaan halkaan ka dhihilahaa hadday quf hees qaado adigana haka dabaqaadin jawaabteeda waa in aad is xushmeeysaan sidii fannaanniitii hore.
@hamdiabdullahi2619
6 жыл бұрын
Qali Osman ää
@DJ_MAAN4
6 жыл бұрын
This song is my favorite hees i remember that i used to listen to this song 24/7 When I was around 7-9 years old, after dugsiga, ax maxan canjalka abayo ka xaday 🤗
@engcabdullahiyusuf1892
7 жыл бұрын
Mirihii allaha u naxariistee Alustaad Abwaan Cabdalla nuuradiin horay waxaa u qaadi jiray Allaha u naxariistee alfanaan Cabdi Salaad Beer dilaacshe
Heestan sidaan u jeclaa baan ogaaday in ay awaadh tahay oo waan iska daayay, balse walllaahi waa macaan. Heestan baan boqol ku bartay dhawr iyo toban sano ka hor. Boqortooyo
@mohamedabdullahi4652
2 жыл бұрын
Boqol waa fanaan magaciisa qalbiyo badan ku xardhay
@boqortooyadashacraawi5528
2 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi4652 aad iyo aad.
@somalijecelsomalilover4141
3 жыл бұрын
Anoo ciyaal dugsi ah gobol joogna ayaa gabar cideedu xamar kalatimid ii iska kay jeclaatay ii qaadi jirtay, lkn maadaama aan ciyaal gobol ahaa waxba lama fahmin 😂😂😂 Back to 2005/6
@Qeysar_90
Жыл бұрын
Malaha ada gobol baadiyo jooge ee gobol badiyo ma aha kk
@zakiexpo9064
3 жыл бұрын
Inta ila dhegaysanysa 2021 like hala dhafin
@mahdikhamsiine8649
3 жыл бұрын
Saaxib qaaliya abdilaahi boqol
@nasiibmaanka8183
5 жыл бұрын
November 6 2019 hadaad dhageysaneysid like iisaar
@mohamedabdirahman3949
5 жыл бұрын
😀
@oo-zt7uz
4 жыл бұрын
who’s watching 11/07/2020 😭😭
@mohayare4881
Жыл бұрын
Heestan wa ii xasuus waxay ka mid thy heesihi ugu horeeye ee aan caruurnimo ku barto waliba aad ayan ujecelahay
@saidmohamed6433
4 жыл бұрын
17/09/2020 qamiis saacadu 17:35 xamar cadeey dad waa dadki hore heesne kuwi hore
@salmaankuluuofficial
2 жыл бұрын
TOLOW XAGU KU DAN BEYAA FANAN KAAAN
@apdidollarmhassen548
3 жыл бұрын
If you're listening 2021 wlhi legend bad thy
@kawsarcumar7513
3 жыл бұрын
Xusuus iyo wyo caruurnimo hestni waxa ay ixsusiaa 2008 qof an hal habeen arky dibna anam u arg se an wli xsuusnhy
Пікірлер: 340