Manshaallaha guulu wacan suldanka beesha sade mareexaan Wan so dhawen okay suldanka mareexaan haa loo kaco suladanka mareexaan waa guulu so hoya tahaye waaye Wan guuli uu so hooya tahaye mareexaan good Suladanka beesha mareexaan
@@Milgomedia1idinkuba ugaasnima xawaadlaad ka keenteen. Mariixaan iyo aabihiis iyo wiilashiisa, iyo kuwii awoowga iyo abkoowga uahaa ugaasyo ma ahayn mana aqoon erayga ugaas. Hambalyo ugaaska reer diini.
@jamawaliid2459
2 сағат бұрын
Oo ugaasnimadi meeday
@easky363
25 минут бұрын
Ugaas mariixaan maleh. Waa ugaaska reer diini.
@yunisahmed953
4 сағат бұрын
Moryaan ilko yer 😂
@lulaa1113
4 сағат бұрын
Adiga ilkahaagu ma fargeetada qashinkaa
@Milgomedia1
Сағат бұрын
Ciilaneey madaxdaada afka qurmay kala wareeg
@ahmedmose5466
Сағат бұрын
Wan socon weeynay ee aan cararrno miyaa arintiin. Away suldan beeyle iyo suldan saliid.wager dhac weey walatay ee runta haloo sheego. Wager dhac iyo hororsame ayaa doortay kkkkkk
@easky363
26 минут бұрын
idinkuba ugaasnima xawaadlaad ka keenteen. Mariixaan iyo aabihiis iyo wiilashiisa, iyo kuwii awoowga iyo abkoowga uahaa ugaasy ma ahayn mana aqoon erayga ugaas.
@ahmedmose5466
14 минут бұрын
@@easky363 war isku xishooda waxa aad dagal iyo faqriga UGA bixi ladihiin waa fowdada iyo qaska aad dadka ku haysan adinka dhaxdiina iyo dadka deriskiina ah ba. Fadlan horad u dhibaneeden hadana midkale qoorta ha saa ranina
@KaynaankooshinJaamac
4 сағат бұрын
Ilma ugaas diini uma qalmaan ugaasnimo reer Sade. Maxa wacay??? Waxay gateen dhulkii iyo deegaamadii reer Sade. Waxayna gacanta u galiyeen dad aan u galmin. Waxaa kamid ah BEESHA OGAADEEN . Iyo BEESHA gabargid. BEESHA dir. Waxdadaalna kama muuqdo
@Milgomedia1
Сағат бұрын
Idinku shar iyo khayr mid la imaada , nuunaasku ma fiicnee
@easky363
20 минут бұрын
idinkuba ugaasnima xawaadlaad ka keenteen. Mariixaan iyo aabihiis iyo wiilashiisa, iyo kuwii awoowga iyo abkoowga uahaa ugaasyo ma ahayn mana aqoon erayga ugaas. Hambalyo ugaaska reer diini.
Пікірлер: 37