Inta bdn waxaan ahay qofka ugu horeyo blse commentka kuma soo cararo waayo mawduuca ayaan aad u dhuuxaa adna wll aad ayaad u mahadsanthy❤
@anythings9125
4 жыл бұрын
Oo adiga oon videoga dhamaysan sidee commenti uga bixinaysaa Maba garanaysid waxa laga hadlayo e Mase waa dad commenti ku raadinayo hadaa rasuulka jeceshahy like ii saar Kuwaas ma aha kuwu u yimid in ay wax faa'iidaan liketa oo kaliya ayey doonayaan
@salmahassan6998
4 жыл бұрын
@@anythings9125 wll ma arkin miyaa boqolalka commentka so qorayso anaa ugu horeyo
@gulaidandsacad
4 жыл бұрын
Talooyin muhiim U #fakir si fog U #hadal si degan U #soco si tartiib ah U #jeclow si badan U #dhoolacadee si joogta ah U #shaqee si adag U #bixi si qarsoon U #naxariiso si guud U #niyeyso Alle dartiis Hadii aad ka heshay fadlan nasoo booqo #wehelka bulshada
@cabdiraxmaancabdillaahi516
4 жыл бұрын
TAWRAADU WAA KHALAD MAYDHAN MAHADSANID SAAXIB AADAN SAHAN ILAHAY HA KUGU ASTURO CILMIGA
@mustafefcawad7333
4 жыл бұрын
Waan ku salamay adan
@cabdiraxmaancabdillaahi516
4 жыл бұрын
WAXAAN MAQLAY AMA AAN OGAHAY IN QARI KASTA QOF XASUUQA YUHUUDA LOO SOO DIRO SANADKA MAANTA YUHUUDU AWOOD LEEYIHIIN BALKAWARAN SAAXIB MAANTA YUHUUDa hadii la xasuuqo dagaal aaduunka miyuuna ka oog saneen Arinka ka soo hadal
@mohamadibraahim930
2 жыл бұрын
فويل للذين يكتبون الكتاب بأيديهم ثم يقولون هذا من عندالله ليشترو به ثمنا قليلا فويل لهم مماكتبت أيديهم وويل لهم مما يكسبون
@asmaabdullahi7637
4 жыл бұрын
Mahadsanid Adam ilaaheybaa mahad leh naga dhigey muslim rumaysan kutubtii iyo nabiyadii ka horeeyey xppkena scw kitaabkena ilaaheybaa ka ilaaliyey badalaad way isku dayi lahaayeen wx ma garatada gaaladu ilahyba Yiri إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون ☝️❤
Suaashaa aad weydiisay aadan Dr sakir naik ayaa suaal lagu waydiiyey Luna ka jawaabay we dib ugu.noqo
@siciitHuriye
4 жыл бұрын
Adam khadar ali mhadznid zxP qli
@rastaabdirizak5441
4 жыл бұрын
Hi
@naaleeyeximiro7724
4 жыл бұрын
Msha allah😍
@mzkoyacqoup4379
3 жыл бұрын
qarniGi 4aad
@yasminhassanmohamed5824
4 жыл бұрын
Supxanallaah
@سلالمالحياة-ع3ت
4 жыл бұрын
Wll Hal aan ku la wadaag ee Quraanka markaad aqrinaysid isku day in aad xuruufta isku qaldin Gaar ahaan xaraf kaas (ث)ah Aad iyo aad aan kugu mahad celinaa sida wanaagsan aad wax noogu soo gudbiso
Пікірлер: 104