Abwaan cali waa abwaan taariikh yahan ah taariikhdiisuna waa taariikh run ah oo aan nin jeclaysi lahayn wuxuu caan ku yahay inuu qof kasta runta afka kaga dhufto taatiikhdana been lagama sheego siyaadna lama galiyo
@user-qm8wl8vx5p
28 күн бұрын
Odayga codka maxaad uga xidha ina aadan diriraw
@awgeele
28 күн бұрын
Abwaanka abwaanada
@hah7064
28 күн бұрын
Qaasim gabayadiisa waa in dib loo qoraa Caliyoow.
@mohamedfarah1400
28 күн бұрын
😂😂😂😂
@deeqelmo5558
28 күн бұрын
😂😂😂
@keyseamare8658
28 күн бұрын
War Cali Duul-duul, intan Bah-gobo .. waxaan islahaa qariye, sowdiga ka sheekeeyey..
@abdiaziizahmed7827
28 күн бұрын
CALIYOW ADIGA IYO MIDGAANKA KA HOOS HADLAYAA KA HADLA ARGAGIXISADA ICTISAAM EE HABARJECLO RABTA IN AY CADOWGA U JEBIYAAN EE GUDIDA INOO SHEEGTA EE INA GUULEED HOR BOODAYO KUWA KA HADAL WAXAAD TAHAY CIRO KHASAARTEY OO MADHANE
@Fariid
28 күн бұрын
dee buugaba itaa laga reebay baa qurxin la hayde mida kale gabaygu waa inoo taariikh inagu taariikh qoran ma lihin ee gabayadaa inoo taariikh ahaa
@HassanbolbolHassanbolbol
28 күн бұрын
Odeygi doqonka ah iyo wariye kucheg awey huwantu cawà waar sharefti rer sheick issaq kaqaden musse moryan wadani dhorashada kàbadindona 100 ki 90 bukusobaxaya odeygani maa huwanti buutagaya
@somaliland4ever484
28 күн бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@safiaibrahim8513
28 күн бұрын
ISMACIL WAA KII XAMAAR KUU DHIINTYE XIILGE FARMAJOO
@CooladiyoNabad
28 күн бұрын
Waar siidayaaa😂
@shabeel7467
28 күн бұрын
Caliyow gabayaa la faafreebayo iyo dhamaan waxa kale ee aad hayso Buug ka qoran.
@aminahassan4566
28 күн бұрын
Qaasin isaaq yuu ka ahaa?
@faizaali2889
28 күн бұрын
Sacad muuse
@abbiomar1172
28 күн бұрын
Axmed Ismaaciil Diiriye IHUN kin HY ah oo Issaxaaq ah oo qaasin ah ayuu ahaa wllo
Cali yow inta laga tagay taariikhda inoo qor. Si ay u dhmaystinto.
@abdiaziizahmed7827
28 күн бұрын
ODAYGAN TENEGA AHI WUXUU MAALIN KASTA KU GEFAA HABARJECLO WAAR MA ADIGA CUMAR JIBRIIL GAADHA MA WAXAA JIRA REER HABARJECLO AH OO CUMAR JIBRIIL KA NASABSAN AMA KA GEESISAN REER YOONIS GARTEY OO WAXAY U BATEEN FULEYAAL HABARJECLO U XOOG WEYN LAAKIIN MAANTA LEYS BARAY MA JIRTO CID DAMBE OO REER YOONIS KA XISHOON DOONTA ADEER CALIYOW NASABKA HABARJECLO WAA CUMAR JIBRIIL EE MAR DAMBE AFKAAGA AANAD AQOON SI AAD U CADAYATO HAKU TAAGIN CUMAR JIBRIIL ILAAHEY HA KARAAMEEYO WALAAHI WAA NASAB NASAB DHALAY OO AH AWOOD XOOG BADAN OO HABARJECLO KA MID AH
@cabdibile-ch9zt
28 күн бұрын
Cumar jibriil waa reer ka mid ah bwaynta hjeclo waana reer gob ah oo geesiyiin ah abwaan cali muu caayin ee waxa uu soo qaatay gabay hore uu u tiriyey alle ha naxariistee abwaam qaasim sidaa darteed gabaygaas uun maraye cayi ma jirto Inaadeer aan ku Saxo adiga laftigaaga waxaa kaa muuqda inaad beelaha hjeclo qaarna aad cayda u diidayso qaarna aad cayda la jeceshahay
@asjaahme4985
28 күн бұрын
Cumar oo calool cunay oo caday hoosta ka galay, dee hadii aad tahey cumar waxaa la siman tahey Abokor jibriil sooma ogid. Mida kale ninkan aad cadey la la'aanta ku caayeysaa waa nin abokor jibriila oo Nuux maxamed ah laan gaab yahow cuqdada qabaa. Reeryoonis oo Abokor jibriil u dulqaad badan baad ku hoos nooshahaye waagii biciide cumar reer daahir u guuray waa ogtahay xabaalahooda iyo intay leeg yihiin. Xishood laan gaab yahow Abokr jibriil ku dhex nool. Edeb yeelo
Пікірлер: 41