The signs of the end times, educational video. If this video is helpful please let us know by clicking the like button and share so that many others like you can benefit from it. Below are the links to our website and social media.
ka akhriso halkan. gaaldiid.com/project/saacada-qayaame-waa-qariib/
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 play.google.com/store/apps/details?id=com.app.gaaldiidu
💥 Nagala soco bogeena Facebooka facebook.com/gaaldiid/
💥 facebook.com/abdulazizoogle
💥 instagram.com/gaaldiiid/
💥 gaaldiid.com/
💥 twitter.com/hishaami
Camru ibnu Taqlab wuxuu dhahay; Rasuulkii Ilaahay wuxu yidhi: {Calaamadaha saacada waxa kamid ah inay xooluhu bataan oo ganacsiguna fido. Riwaayad kale waxay tilmaamaysaa: {Illamaayo ay haweenaydu ninkeeda kala qaybgasho ganacsiga}
Xadiiskana wuxuu tilmaamay in Ganacsigu noqonayo laf dhabarka dhaqaalaha Caalamka. Taasoo xilligii Nabigu noolaa aan suurta gal ahayn waxaanu dhaqaaluhu ku tiirsanaa beeraha iwm. Xoolaha oo badanaya iyo Dumarka oo goobaha ganacsiga tagaya oo shaqaynaya sida Raga. SubxaanAllah, Waagihii hore Dumarku waxay fadhiyi jiree guryaha balse xilliga Qayaamuhu soo dhowaado waxaad arki Haween xamaalanaya oo suuqa ganacsiga iyo xarumo kasta ka shaqaynaya. Runbuu sheegay Rasuulkeenu Muxamed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaato.
ka akhriso halkan. gaaldiid.com/project/saacada-qayaame-waa-qariib/
Негізгі бет Calaamadihii saacada Qayaame oo badankoodii la arkay!! Cajiib
Пікірлер: 588