🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Happy 18 may Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Amina-ts1lj
2 ай бұрын
Mashalah cumar wa gasi an qadiyada Somaliland marna badalin wxgarada isaaaq badan dalkoda caya ka fecnyhy❤❤❤
@Mo_Daud.2
2 ай бұрын
Guul Somaliland💚🤍❤ ❤Thanks Cumar❤
@samirasahra1747
2 ай бұрын
Maasha.ALah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
2 ай бұрын
Dhashii Xaaji Saleeban ba Madasha Kaboodeysa . Cumar From Xaqiiqo Production wallah💚
@proudcitizen4883
2 ай бұрын
Xaqiiqo Production Guuleyso Walaal Cumar geesi❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
2 ай бұрын
Masha alllllah cumar nolow❤
@proudcitizen4883
2 ай бұрын
Jookarkii Ilmadiiqarsonaydba Kabooday Salaan Sare Atoore🥰
@amaaladem3486
2 ай бұрын
Kuwa ka seexday dalkoodii iyo dadkoodii Alla soo hadeeyo Dashir calsaw ma aragteen oo ma maqasheen wiixii oo odhan jiray .iyo waxa uu yidhi imika sidee loo Aaminaya yarkan
@proudcitizen4883
2 ай бұрын
War Ninyohow Sekeriye Nuur Saajin Ii Hubsiiya Waa Geesiye ♥️🤍💚
Isaaq wuu jecelyahay Hawiye laakiin hawiye ma jecla isaaq . Daahir calsaw oo la kool koolinayey ayaa caydii isaaqa dhexda u soo xidhay
@amaaladem3486
2 ай бұрын
Waar inamadiinii la gawracayey iyo kuwa nolosha lagu cunayo ka nixi maysaan miyaa cumar waa geesi laakiin hallo badan ayaa ka dambeeya sidaana ku noqon maayo Somalilander ee maa iskala reebtaan
@abdullahiomarali5241
2 ай бұрын
nin cid ka naxya uma eekid isku dir baad wadaaa lakin wiilkan waa nin raga oo aqoonsan somaliland dhulkiisii buu jogaa labad am kowaad
@Mo_Daud.2
2 ай бұрын
Kadaa sidaa ha odhane isagu maaha villa xamare xasan ba kadanbeeyaye
@amaaladem3486
2 ай бұрын
Isaaq waa dad calool xaadhan daahir calsaw wuxu baraha bulshada ka leeyahay dhagaysta. Inamadiinii ayaa maydkoodii aydiin keenay qaarna la haysta idina waxan ayaa samaynaysaan .caloosha idin madhan .oo nacasyo ayaa tihiin aan aarsan aqoon
@roodaapdixirsi3073
Ай бұрын
Aniga oo ah reer sheekh isxaaq wax aan aminsantaha in aanay cidi maxabiis nagahayn lkiin hadii aan hadlka aa tidhi raacno aan ku waadixiyee ma ciidanka laaska noo joogad ku tilmamaysa maxabiis hadana nahay dhaladka Landers ka aha wax aanu leeyahay waa ciidan dhulkiisii jooga wali sool waa island.... ka naxoo nafta waaa
@amaaladem3486
Ай бұрын
@@roodaapdixirsi3073 Asw qaali waa run waa dhul Somaliland waxaad akhriday imika laakiin qoraalku maalin hore ayuu ahaa waxaan sheegayey kuwa xamar labadii inan ee maydkooda xamar laga keenay iyo kii puntland laga keenay iyo kuwa xamar ku xidhxidhan ee lagu qasbayo qirta inankii ay iyagu dileen
Пікірлер: 24