Waa suugaantii Cali Mooge Geeddi oo lagaga waraysanayo barnaamijkii Tixmaal ee Telefeeshinka Jabuuti. Waxa waraysanaya Maxamed Daahir iyo Maxamed Cabdillaahi Riiraash. Qalin ma koobaan waa gabay uu ku xusayo dhirta, magacyadooda iyo sifooyinkooda.
Негізгі бет Cali Mooge Geeddi iyo Tixmaal
Пікірлер: 12