Wa sax pro wllkena wa jeclalaha in aa wax ugado si aan uga farxio lkn ma awodo sidas aytahy waxa isku daya ina ka farxio asad hagio weliga guleso pro waxa hesta family ku jecel io asxab ku jecel one love pro.
@ayuubheelomusic0474
5 жыл бұрын
M.A pro hore usoco
@iqraanaali2077
5 жыл бұрын
Wlh kal iyo laap wllo aan idinla dhigo waan waaye allaha idin xfdyo asad farxadiisa waa farxadeena ❤❤❤👈
@hamseofficial
5 жыл бұрын
ArimaHeena kzitem.info/news/bejne/ymNnv6KOiHyDnpw
@Mustafhajji
5 жыл бұрын
*ArimaHeena* in uu qalbi furan yahay inta ila aragtay *Like dhac ku sii* 😍😎
Masha allah tabarakallah wlh ilin aya iga timid walaltinimada macankeda waxa daremi kara qofkan hesan wiil ila dhashay mahesto gabar ila dhalatay mahesto o waxan ahay madi xita mahesto hoyo macan and abe macan xanun inte la eg ayan daremi kara 😭😭yaarabi umdeyda hoyo and abe iga dhig🤲🏻🤲🏻
😭😭😭😥😥😥 abayo samir allah ku garab tagan ilmo ku faraxdo wehel ku noqda garabkaga buuxiyo allah kugu deeqo
@fatmaibrahim2472
5 жыл бұрын
Salam aleikum brothers few weeks ago after watching about Asad felt so saad i even cried wallahi 😭 I showed my mom she said ilahe hacafiyo InshAllah i pray for him to get his legs soon InshAllah
@abubakarhassan5488
5 жыл бұрын
Nabega igu lah saliya walalayaal scw scw scw❤️♥️
@zekobowy7493
5 жыл бұрын
Scw
@saamqurux2062
5 жыл бұрын
Swc
@yarowgapoy1777
5 жыл бұрын
Scw
@NajibswalehNajibswaleh
5 жыл бұрын
ABUBAKAR HASSAN scw scw scw
@sankaali6910
4 жыл бұрын
Scw
@abdisalamsaid9446
5 жыл бұрын
Farxadiisu waa farxadeena 👉❤ We love our brother 👉❤
Masha allah arimaheena wa qof dadnimo iyo walalnimo uaqana, wana dhif iyo naadir in isago kle adunkan manta laga helo, asad marku farxo ana walhi wan iska farxa sababto ah wa qof jilicsan oo dhamanteen garab inoga bahan, wa anigo ah mowlid hargeiSa ayan idinka soo salamay sxbayaal❤👊🤘
Masha Allah arimahena allaha kafarxiyo wll marwalbo asad wad farxadgalisan adi iyo cabdullahi xushmad ban idin haya rer xajiyow dhamantin farxad igu nolada inshaa Allah wax idin dhibo alle maidin tuso
@abdirahimosman8144
5 жыл бұрын
Somaalaay Subscribe ii saara 🙏😭😭 Haduu Qof caan ah ku dhaho ku yaac waa kusoo yaaci lahyd lkn hdaan afkeyga kugu weydiistay kwrn walaalkeygow😭😭
@ummuahmed4869
5 жыл бұрын
Mansh Allah
@nasrocumar1668
5 жыл бұрын
Abwe waan kuusaray hore usoco
@xidigtachenal2507
5 жыл бұрын
Sxbw chanelkaaga buuxi horta waxba kumaba jirteee
@xidigtachenal2507
5 жыл бұрын
Maxan kuuu saaarnaaaa
@tuushofficial6289
4 жыл бұрын
@@nasrocumar1668 ane isaar wlalae
@safiyoabdinasirbaslaawe9357
4 жыл бұрын
Masha Allh Arimaheena 💟💟💟💟💟
@khaalidbosskah3855
5 жыл бұрын
Arimaheena saxiib musigaas aad buu isoo jiitay videoyadaada u daa saxiib aniguna waan soo dagsatay waan u xiisay Malaysia sidaan baan ku bartay kkk
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
11 ай бұрын
2023/11/4 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah
@queensinyorita5507
5 жыл бұрын
Wlhi arimaheena kama xiiso dhoco videos yadiisa go forward pro 💕💞💋👈
@yaxyeyamyam683
5 жыл бұрын
Arimaheena bro waxaa tahy somali KZitemr dagan oo aan dadkala caynin pro alla haku sharfo
@somalilifestyle1661
5 жыл бұрын
channelkan waxaa ku soo bandhigi rabaa wax walbo gym ku sabsan / challenges/ physiques posing/ modeling/ vlogs iyo wax yaabo kale oo badan please subscribe igu caawiya
Asxaabta like iisara si arimeheena u arko shout out ha isameye
@umuafnanlifestyle3595
5 жыл бұрын
asc walalkey wan kusarai subscribe isaar plzz
@cabdialto8469
5 жыл бұрын
@@umuafnanlifestyle3595 okay wan kusarey
@lilbloodofficial3672
5 жыл бұрын
Arimaheena keep going bruh u the funniest guy on the KZitem channel
@hodanapdi5609
5 жыл бұрын
Alle hays ku kiin daayo walaalo is jecel baa tihiin say mash allah
@lukazmoha1198
5 жыл бұрын
Asc intii rabadanta jecel like jac igu sii wllyaal 😍😍😍
@lakishow143
5 жыл бұрын
kk arimaheena 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@nawaalnalka3200
5 жыл бұрын
Masha Allh wllo is jecel horay u socdan full respect aaway Dur Dur media ku dayda wilkan Somaliyed o wllkis camera ku caawi nayo si u KZitem kisa ugu shaqeysto instead idinkane account yar aad u sameysen Shadiyo Sharaf aad ku abaal sheganeysin shit 👿
Walaalaha is jecel ma waayan galgacalka keep going Arimaheena
@Real_og10
5 жыл бұрын
First comment like broo and sis
@umuabdale4744
5 жыл бұрын
Masha allah markaa faraxsan tihiin ayaa ana niila farxaa asad waa wiil fiican oo qalbi wanaagsan allah nii xafido arimaheena waa ku cusbahay halii soo dhaweeyo asxaabeey
Arimaheen mid kama codsadaaa kamiro ii so dhiib plz
@libanmohamed4690
4 жыл бұрын
Waan idin jecelnahay❤ @Asad @ArimaHeena
@Fodcade-Forever
5 жыл бұрын
1 Year 57 vlogs Go Ahead ArimaheeNa 💖
@xafsaabdirisaq9372
5 жыл бұрын
Maasha allah walaalo isjecel rabbi ha idin xifdiyo
@nimcoabdi3159
5 жыл бұрын
mashaa allh wllo is jecel alle ha isku kiin daayo
@hazbevibing3066
3 жыл бұрын
Maasha allah❤️❤️❤️
@husseinkaskeeyofficial4316
5 жыл бұрын
Arimahena 👏👏👏🔥
@fadumomohamed8102
5 жыл бұрын
Masha alaah Ilaah ha nii siyaaadiyo farxadiina mabruuk Masha alaah Tabaarak
@Fathijunior
5 жыл бұрын
Oh never Mind any one you like 😂😂😂
@taanaofficial4626
4 жыл бұрын
Keep Going Pro ArimaHeena
@abdullahisahane6707
5 жыл бұрын
Wll Arimahena gariyasha iska firi markad video duwryso waayo waxad kudiman karta Accident waiga codsii
@aishaibrahin740
4 жыл бұрын
Arimaheena ilahy swt hakafarxiyo sidad asad uga farxisay wllhi ilmo aya igatimid qof kasta oo wallkeen asad cawiya ama kafarxiya ilahy waxan u waydiiyey in u janadiisa ku abalmariyo aamiintu wa xagiina🤲🏽
@ahmedyare7865
5 жыл бұрын
Arimaheeena legend 🤞🤞🤞🤞🤞
@rahmoahmed8311
5 жыл бұрын
shaqa wacan arimahena
@xamsebile4833
5 жыл бұрын
ARAMAHEENA❤👏
@hoodoqueen5073
5 жыл бұрын
Ma Sha Allah tabarkallah waa Walaaalo is jecel arimaheena, Asad, iyo cabdilaahi ilahay haydin xaftiyo walaalo 🌹🌹🌹🌹🌹
@dagancadey2185
5 жыл бұрын
Arimahena cawa hadadan love isarin chennelka dhan ka xira
@fardowsaIsmail
5 жыл бұрын
Daa ku umaa Dulqad ku dhameyee ASC wll subscribe isar
@dagancadey2185
5 жыл бұрын
Wcs abaayo ok wan ku sara
@cabdiqanishidye5902
5 жыл бұрын
Sax waye aniga waxan ka jeclahay asad nolow 😘😘😘😘😘😘hajio
Пікірлер: 1 М.