Free Free Free
- Waa course capcut oo free waliba Dhamestiran
- wexey soconeysaa mudo bil ah
Maxaa Ku Baran Doonnaa Course-ka Bilawgiisa :-
1- Sida Appka Lo soo dagsado ,Account la samesto log in.
2- Sida muqal/sawir loo soo galiyo
3-Sida Qoral loogu qoro
4- Sida Animation-ka Loo isticmalo
5-Sida muqalka/sawirka loo jar jaro
6- Sida Effects Loo isticmalo
7- Sida Music loo soo galiyo
8- Sida transition loo sameyo
9- sida Color loo saaro muqalka
10- Sida Muqalka Loo so dajiyo
Qeybaha dhexe iyo dhamaadka waxa baran doonnaa :-
- Sida Video Production loo sameya
2- Sida Video wareysi loo sameyo
2- Sida Video Cod loo dul saaro
4 Sida music iyo Cod la isku saro
5- sida green screen loo sameyo
6- Sida Magic Video Loo sameyo
Course waxa kala socon kartaa Telegram-kan➡️
t.me/daljireditor
Hada rabto ina ila so xirirto Instagramkan igala so xiriir ➡️ instagram.com/...
Subscribe noo saar channelka si aan courses badan uso sameno💯✅
Mahadsanidin ✅❤️💯
#capcut #videoeditingcapcut #daljirosman
Негізгі бет Capcut Course Free | Capcut Video editing | Sida Capcut Muuqaal loogu Habeeyo | Daljir Osman | 2023
No video
Пікірлер: 204