Haaa aad ayn garanaya gol haadamiyo gobaa guuguu iyo gelef
@qhaalidcasiis2162
4 жыл бұрын
@@ilkacasejrligligzeyech6101 haa gol haadamo iyo gobaa ayaa jooree ah guu iyo galaf gareeri baar saa waa quraan lagaa lkn waa un isgu dhow yihiin quuraan lagaa waa lagta ama dooxada marto buula xaaji ayaa waxaa loo yaqaanaa quraan lagaa marka loo aado dhanka galbeed e kan jiroon iyo shanta hareeri iyo shinbirey iyo daadhi iyo shan farood jiloo kuukuu waxey markaas ulee xaneysaa lagtaas ama dooxadaas dhankaas iyo jooree mareer koromi waxey sii mareysaa ciida loo yaqaano kurdee weel guur iyo bisiq dheeraa iyo qeesan guur iyo jamees iyo adablihii waraq iyo qaran qaree iyo egee baati xuduud beenaadka soomaaliya iyo kenya ayaa maro halkaas waa amuume korkeeda illaahow deegaankena nabad inooga dhig waa degaan wacan dhul daaqsimed ah mar dhow ayaan rabaa in aan tago deegankii insha allaah waqtigeyga inta ka hartay in aan ku noolaado ayaan rabaa insha allaah ciida waamo
@ilkacasejrligligzeyech6101
4 жыл бұрын
Haaaaaa sxb garsee kuu saa iyo yadi iyo xalima cadey wan tagay😁
@qhaalidcasiis2162
4 жыл бұрын
@@ilkacasejrligligzeyech6101 mashaa allaah yadi iyo xaliimo cadey iyo wadajir ama uru anaa iyo garsee kuusaa santaaroo waa joree ilaa badhaadhe joree waxey ku ektahay badhaadhe meel udhow o layiraahdo hareeri bandiire e dhanka kenya rer waamo ayaad tahay sidaan filaayo
@birculus5538
3 жыл бұрын
2021 anyone , Allahunaxariist CRS InshaAllah
@wiilgeeley
2 жыл бұрын
IK Hajji thanks for the good work of collecting and preserving the Somali oral literature that is often passed over through poetry and atimes vie the instrument musical songs. I have categorically been searching for this specific lifestyle orations of poetry by the late CCK RA, that in parts tell a long tale on the multiple duties which the man undertook ( herder in search of pasture , a butcher, a farmer, a poucher, and an army officer who got deployed outside the Somali border in the nearby NFD as he dutifully served his beloved nation of Somalia but found the opertunity to gather ladies and play the Somali traditional night dance right there making him feel to be at home, far away from his actual home .While end the poem with a final part of listing some noble traits that are exclusively unique to the Somali community everywhere and much importantly helps their ease of identity, regardless of their geographical destiny at any one given time. I once again say, Kudos !
@ikhajji
2 жыл бұрын
Is this JB Ozowa?
@wiilgeeley
2 жыл бұрын
@@ikhajji sure.
@ikhajji
2 жыл бұрын
Warya, vipi za siku hizi bwana... kulost nayo shida yake ni hiyo!
@cgf383
4 жыл бұрын
CaRaYz Ciize KaaaaRzhe LaGend Alla Yarxama.❤
@mahadxikmad7080
3 жыл бұрын
Sidii wiil geel jiro aan weligi guursano Xalay loo keenay gabadh Sidisiban gurxamaya Gaaxdiban soo gediyay
@rahahussein5868
5 жыл бұрын
MashaAllah
@maxamadcumarmaxamadmaxamad4879
5 жыл бұрын
Best legend
@jeexowofficialchannel3029
5 жыл бұрын
M.a best legend
@AhmedMohammed-vf2ny
5 жыл бұрын
Mansha allah
@cumarmaxbuub3417
4 жыл бұрын
gabayga sahan ayuu kahadlayaa ee gajo ma ahan
@jamaaludiin5437
4 жыл бұрын
Tibaax media Pro waa loogu magac dare
@captainsool7232
4 жыл бұрын
Allah ha inaxariisto
@mukhtarawad3863
4 жыл бұрын
Ant Wammlmmmmmmmmm Mmm Somalian People Guulaysta Midna Ogaada Somali Waa mid land Iyo Land Somalian People They're brothers anywhere They Living
@ifrahmahamudbarre1442
5 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto
@alfazaalhaji5988
5 жыл бұрын
Wax badhan buu tabtay,AUN carays
@soomaaliweyntv
5 жыл бұрын
Mahsa alaaaaaah
@dhawaaqlaheeyn7137
3 жыл бұрын
3:45
@abdikanikhalif9837
5 жыл бұрын
Qof wax garanayo ayaa garan karo wuxuu ka hadlayo oo sarbeeb eh
Пікірлер: 39