masha allah waa run wlhi aniga wil 1sano iyo 4bil jira wax kasta aan kudhaho wuu fahmaya oo hadan dhaho sobaxa wusobaxaya hadi an dhaho waxas so qabso wuso qabsanaya lkn kula mahadlayo kaliyah maama iyo babaa dhahayaa
@dahaboawale1009
5 ай бұрын
Masha allah ilahay hano xafido carurta dhamnten wil yar 10 bilod ah an dhalay waxu bartay isiya ❤❤😂😂
@user-mw8fo2vi8s
5 ай бұрын
Masha allaah xbbti shugran
@user-cabdi
5 ай бұрын
Mash allah wllo❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fathiamoussa6125
5 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@user-te8ci6qf3v
5 ай бұрын
Mnshllh abyo 6 jir iyo 5 jir ba ijooga Alle u joogane wlhy tvga ayey wkhtiga u badan daawadan afka meeshan joono way ku hadlan lkn Somali sidaan u barilaha ku dadaal ban is dhahaa hadana wali may dhicin
@ikraanali9666
5 ай бұрын
Msh.a she's right our sister ❤
@user-wh5mq5ng2p
5 ай бұрын
Masha Allah isku mid mahiin iLmaha 4 Caruur dhalay masha Allah midka igu Yar 1 sano Jira wuu hadla masha Allah midka 2 bad wuu ika tahaay waa sax
@user-nq5ve6ol8o
4 ай бұрын
Abaayo muniiro waxan hastaa wil 5jir ah oo walashey dhashay ma hadlo waxaa laga soo dhibay sacuudi wax walbo waa fahansan yahay waxoo rano gacanta ku soo qawanaa
@qadrishmohamed9537
5 ай бұрын
2 sano 10 bilood ii joogo wax kasta wuu fahmaya wu ciyar badanyha ma shallah a Abayo jumlada wuu isku xirayaa Lkn Saaid maaha still in wax u dhimanyhiin daremayaa Allaha Noo sahlo inshallaha
@fartunahmed4354
5 ай бұрын
Walasha fartun maad ushegto wiilkeda hadalka wuu ka daahay
Abayo myrajo waidin sala May adiga iyo asxabtada abayo waxbadan ban kula socdaa lakin.kominti masoqorijirin waxbadan ayan kafaiday runtii abayo cunug sagal jir ah ayaa iijoga oomadax adag ilmaha kayar wuulan wax.usheg ama dil waka asagiii
@user-bi7sp9ko6n
5 ай бұрын
Abayo munira waxa tahay hoyo karti leh runti hoyada ku koriday wa hoyo adag o dad wax gala so sartay inta ka dib abayo so gali ilmaha somalida lugo yar yar qaban maxa jirka lugu dhisa o korsha qasatan dadka aa la jogto Maxay siyan ilmaha o sifican u koriya❤❤❤❤❤🎉😊😊
@nutritionbabyandprotein3827
5 ай бұрын
Wllhi ben maha xbbt
@mariagurey4960
5 ай бұрын
Abyo muniira hda kahrna wan ku weydiiye mana iiga jawaabin waxn rabaa inaa ku weydiiyo qof yaraan isku dhiibey Holland xaas iyo cunug yr maudacwoon karo miyaaa
@Nasra_Abdirahin1
5 ай бұрын
May wll yaraan buba isku dhiibay kaliya waaridkiisa qaadan karaa
@nstexomohmd248
5 ай бұрын
marko oo biyo rabo galeys oo iigeynsadaa m.a
@nstexomohmd248
5 ай бұрын
war mana ifiirinaayo wuu iswalaa markaa sheko ubilaawo
@maryanmohamed7648
5 ай бұрын
Abyo muniira waxa ii sheegata babyga naaska loga jara halbila aa idanka weynahay naaskan waan kajari laah hay bisha shanada shanteeda lawo sano buxinena ila so taleey please…
@SamiiroMudey-mo9tr
5 ай бұрын
Wlh been maahan ihiiih dhaha wu idhahaaaa
@mariamhassan2977
5 ай бұрын
Abayo waxaa ii joogta gabadh 5biil ah marka wan farisiyaa oo fadhiga bay ka jeceshahay inaa cala beer u sexiyo. Abayo waxaa noga so waranta magtamadu maro cunug ila intu sarajoog baranayo. Sida kale waa runta ilmo loo shegeen way yar adkan ino afka barto.
@SamiiroMudey-mo9tr
5 ай бұрын
Abyo 13 bilod wye tuunjiga ma ogolo
@lamdaahmed
5 ай бұрын
Horta waa run in ubadka lala sgekaysto balse si saxa inad u ugu shegtey ahayd wax carab culus la dhaha ma jiro abayo ilmuhu labo sano marku jiro jekimaya waa inu laba eray isku xidha sida hoyo cano isi ama erayo badan ku hadla waana inu ateshankisu jogo markad u yedho magacisa u kuso jesto hadad waxas ka waydo dhakhtar la geyo dhagaha la ego iney wax qaban ama autism laga badha waxad u dirto wana inu ku so qadi kara dumarka wllaha runta u sheg yurub bad jogta wanad ogtahay in ilmaha jekimiyo marku 2sano yahay caraba culus iyo shekadas waa dadki hore qofki ilmihisa shakiyo waa inu ka ilaliyo tv mobel wax shidmayo xato gadhiga toyska adiga ha ku daba socdo waxna ha barto
Пікірлер: 42