Mansha allaah tabarakalah waa hooyo Qimo badan o ku dayasho leh alxamdulilah hadi allaah ku siyey hoyo wanagsan allaha ha ku xafido cafimad ha siyo carurta o nabad qaba allaha ha ku kaso celiyo ducada lagu duceyey allaha ha ku aqbalo
@aaminadhool9050
3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin allaah
@shukriahussein1146
3 жыл бұрын
Rabbi arimahaga ha furfuro oo ha fududeeyo ubadkiina gacantaada haku soo celiyo
@sakinaishaaq83
3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah Allah ku khabojiyo caloshada Ameen Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zeinabh3509
3 жыл бұрын
Manshaallah Tabarakallah
@fardowsahassen5498
3 жыл бұрын
Faduumo Allah haku dayo hooyada cimri dheer iyo cafimaad halkad ka keentay adayga way muqataa ❤️
@foosaden4034
3 жыл бұрын
Allaahu akbar walaahi waa iga ohisay fadumo waxaa idinkudhacay wa Tariq cajib ah Alle kumahdi marwalba wa ilbina Adam waxaas Quran badan aqriso siba suratul falaq afka hakaqaadina adi iyo hooyo aqrina ducadii nabi yacoubscw casalaahu Anya tiyanii jamican ina huwalcaliimul xakiim abaayo wax walba qeymeyleyihiim darajada sare dhibbadan alomaraa nabi Yusuf scw gadaal kasamidiisi ban Alle Wayne kaaga baryayaa
@hibomohamed1
3 жыл бұрын
Maasha allah allah ha kuu xafido hooyadaa anagana ha noo xafido
@jiijomohamedyusuf7809
3 жыл бұрын
Masha Allah mamo wanaag badan ayaa ku dhashay e dardaaran kedatiigso
@nimcoomar850
3 жыл бұрын
Mashalah ilahay haidiin ziyadiyo samirka awladana ilahay ha so nabad cesho
@fadimomoalimabdirahman9006
3 жыл бұрын
Masha allah ilahay ha idin ziyadiyo iimaanka mucminka la intaxama
Waa xasuus Inbadan Ayan xasuustaa ilahay haiidaayo hoyo qureesho hasan
@asli1087
3 жыл бұрын
Allah dhibka ha idinka qado adiga iyo hooyadaa
@juweriyaabdi2979
3 жыл бұрын
Maa shaa allaah abaayo
@kowsaralihassan7674
3 жыл бұрын
Mansha allah ale samirka ha ku siyaadiyo
@lulmohamed181
3 жыл бұрын
Abaayo Hooyo u dacwood oo keenso Sweden . Allah ha saqiro
@siciidnuur8581
3 жыл бұрын
Yaa rabi caruurta uga soo celi cadowga hoyadaan
@zaynabibrahim881
3 жыл бұрын
Masha alah ilahow kuda
@rowdaahmed2164
3 жыл бұрын
Waa ilmeeyey walahay hbo aniga kula mid ban ahay hooyaday kaligeed ayaa isoo korisay aad baan u jeclahay
@udbihusseinali3485
3 жыл бұрын
Illahey Carruurtaada hakuu soo Celiyo wallal Inshaa allah waad helaysaa Sabar
@nawaalinamcln1117
3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭allow naga dulqaad culeesyada na haysta allow naga dhig kuwa ku sabra musiibooyinka🤲🤲🤲amiin yaa allah abaayo kula mid baan ahay hooyo qaali yaa idhashay markasto garabkeyga ah sidaas taleefanka igama dhigto hadaan ka qaban waayo codee iisoo duubtaa waxeena idhahdaa codkaaga inan maqlaa rabaa ku darsoo waxee dhahdaa isha kaliyan heestaa thy 5 ayaa aheen aniga bisaa ka nool anigana iyadaa wll waalid sxb intaba ii ah alx Allah iidaayo ina soo duceeya wllayaal in hamigeyga alle ii hir galiyo.
Fadumoy hal sano iyo bilooyin ka dib meyaad leedahay yaa lala qaatey maba aadan sheegi jirane oo maxaad u dhihi wesey walaal key baa ku jiry ma maqlin miyaa wel waa la dhalaa welina waa la gursida ee walaal lama helo
@fahiimaabdi3121
3 жыл бұрын
Haawo Abdi abayo ma ila aragtay waa yaabay wllhi xalay anoo seexarabo oo qadka iska xiri rabo ayaa arkay markaa saa is dhahay faadumo maxaa ka qaldan
@xidiigtareersool2729
3 жыл бұрын
Haawo Abdi ma kayabtay waliged may shegiin sababtay u qariin jirtay ma xaytahay? Ileen marwalba ilmaheday noo shegii jirtayee cajiib🤔
insha Allah caruurtada & walalka sanadka cusub gacantada Allaha ku so celiyo sharta galada Allaha ka qabto abaayo
@ummunabilakram9130
3 жыл бұрын
Wlhi waa murugo aduunyadani waa itixaaan . Ilahay samir ha idin siiyo hooyadaa hadad wadanka keeni karto keen wll laga yaaba in iyada caruurta la siiyo .
@nasiahassan1007
3 жыл бұрын
Allaha usaqiro adunka inta ee ku aragtay aqiro matuso hoyo allaha unaxariisto lkn su aasha aa qabo wexetahay ilmaha maqan ma 8adiga dhashay iyo kii hoyada miyaa 9 gaal ku ah mse 7 aadhashay iyo kee hoyadaa dhashay miyaa 8 sideed ku ah
💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽GEESIYAAD EMAAN LEH BA KU DHASHAY MASHAALLAH TABARKALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qadrocbdulahi7442
3 жыл бұрын
Masha alaah waxa garanaya qofi hooyo ay sokorisay naxariisteda waxan umahad celina dhaman hooyoyinka unasiyay alaah kuwadhintay ale ha unaxaristo kuwa noolna alaaha hano xafido♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤
@farhiamahamed6950
3 жыл бұрын
Faadumooy allah subxaana watacaalaa ha ku qurxiyo noloshana ha kuu hiiliso wanaagna rajey waa dhowdahay farxadaada insha allah
@dhoolnuur8400
3 жыл бұрын
Asc ilahay cafimad iyo samar hakugu irsaqo caruurteni alaha no soceli yo adigo nabada ayago nabada
@healthyfoodbeauty4674
3 жыл бұрын
Dhool Nuur walal subscribe isaar
@farxiyoqabax950
3 жыл бұрын
Masha Allha xabiibti ilahay ha xafido hooyo macan 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕🎀💕💋
@ummunabilakram9130
3 жыл бұрын
Lkn wll wiilka weli kama anan maqal caruurtaad ma 7 buu ku ahaa mise 8 ?
@qaaliyusra7541
3 жыл бұрын
Abaayo anagu waan maqlay inuu wiilkii hooyadaa ilmaha lala qaatay illaahay waxaan ka rajaynayaa in farajku inuu imaanayo ayaan rabi ka rajaynayaa aamiin aamiin yaarabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ummunabilakram9130
3 жыл бұрын
@@qaaliyusra7541 lkn wll ani gabdhan is gaar ah uma aqaan intay youtubka ku jirtay kamaan maqal maanta ka hor iskastaba ahaate ilahay caruurta u so wada celiyo
@cookingwithluulchannel7023
3 жыл бұрын
Masha allah abbaayo Mar walbo kama daalo inaan ku duceeyo illahay hanaga aqbalo
@umubashiirchannel8250
3 жыл бұрын
Cooking with luul channel Subscribe isar wa ku saree
@xidiigtareersool2729
3 жыл бұрын
Dhamantod Ilahay haso celiyo lakiin waliga mad shegiin in wiil yar oo walalka ah lalaa qatay ilmaha ma xaa dhacay hada uun ban ka maqlaynaye?
@razmi4568
3 жыл бұрын
Aniga dadka ayaa ka maqlay fadumo caawo ayaa ka maqlayaa
@ikhlaasabdullahi9108
3 жыл бұрын
Walaaleey ani xataa waa yaabay intaas maxaa mar uun uga maqli weeynay in ilmaheeda wiilkaas lala qaatay
وقال الشيخ ابن عثيمين رحمه الله في شرحه لهذا الحديث : " (أشد الناس بلاءً الأنبياء) لأن الله سبحانه وتعالى ابتلاهم بالنبوة ، وابتلاهم بالدعوة إلى الله ، (ثم الأمثل فالأمثل) يعني: الأصلح فالأصلح ، كلما كان الإنسان أصلح ، وكلما كان أقوى دعوة إلى الله ، وكلما كان أشد تمسكاً في دين الله ، كان له أعداء أكثر، قال الله تعالى : (وَكَذَلِكَ جَعَلْنَا لِكُلِّ نَبِيٍّ عَدُوّاً مِنَ الْمُجْرِمِينَ) الفرقان/31 ، وعداوة المجرمين للأنبياء ليس لأشخاصهم بل لما جاءوا به من الحق ، وعلى هذا فيكون كل من تسمك بما جاءوا به من الحق ناله من العداوة من المجرمين مثلما ينال الأنبياء أو أقل بحسب الحال ، والله عز وجل حكيم يبتلي بالنعم ويبتلي بالنقم ، فابتلاؤه بالنعم ليبلونا أنشكر أم نكفر، وبالنقم ليبلونا أنكفر أم نصبر، هذا هو معنى الحديث " انتهى من " لقاء الباب المفتوح " (94/ 13) بترقيم الشاملة .
@sucudiabubakar7445
3 жыл бұрын
Masha Allah hooyo Macan ♥️❤️❤️❤️💕🌹🌹💓💓💕💕💕💞💞inasha Allah wad guuleysan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumohussein9380
3 жыл бұрын
Dambidhaaf allaha ha ugadhigo
@saidoaligd7486
3 жыл бұрын
Wali walalkaa lagama maqlin abyo adiga miyaa haayay walalkaa mise dad kle ilaaheey Sabir ha idin siiyo
@fardowsasaidnor8171
3 жыл бұрын
Mansha allah ninba Hooyaadii waa u hal mareeraah, allah xifdiyo dhaman hooyooyinkeen🥰
Fatima buranbur Waxaad qof adag u tahay Ilaahay ka sokow, waa hooyadaa Mcn Mashaa Allah, guuleysta walashay❤❤❤
@aishachannel7098
3 жыл бұрын
Abdullahi Alle haunaxariisto qabrigisa Alle haunuuriyo
@queen_azhwaaq9157
3 жыл бұрын
Maanta kuguso biirey abaayo alle qalbiga iyo uurkaba haku barakeeyo wall hooyada alle haku daayo anagana sido kale inti aan haysana alle haynaxaristo hooyadod inti ay ka xanunsantahayna haw cafiyo amen🥰🥰😌🤲 adiga ubadkaaga alle cadowga hakaaga so qado sida ugu dhakhsaha badan insha allaaah🥰😢🤲🤲🤲🤲 amen
@deeqoahmedomar6480
3 жыл бұрын
Alaxmduli Allah qerka qalbiga haku shubo amiin amiin aya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲📿
@sahroali1967
3 жыл бұрын
Masha allah alla haku xafido caruurtada alla haku so celiyo ducadena iyo ducada hooyo alla haku aqbalo uqtiyey❤❤❤❤
@nastehohersi2932
3 жыл бұрын
Asc abayo ilahay farxadada ha ku so celiyo adunyo waye samir hooyana ilahay imanka ha u siyadiyo qof wanagsan waye fadimo hadey sura gal tahay abayo dan ka lahaa abayo 615244945
@amiinaciise2499
3 жыл бұрын
Wllo marwalba waan kuu duceeyaa rabi haku garab galo hooyana rabi hakuu xafido caruurtaadii rabi hakuusoo celiyo
Masha Allah fariid fariid dhashay ayaad tahay ha u jabin cadaw iyo shaydaan toona. Ilaahay ha kuu soo celiyo ciyaalka hana kuu sakhiro ninkaaga hakuu barakeeyo caqliga iyo Imaanka
@ifraaxahmedyousuf7254
3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@badriyaosman797
3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Allaha kuuxafido hooyadaa mcn caruurtaadana Way soonoqonaayaan insha Allah
@sunduselmi5047
3 жыл бұрын
Alla uurka iman marku kugu soo baxay mom xasoo doontay xaa Somalia ugu soo dhali weysy 😭😭😭
@Anfa-99
3 жыл бұрын
Subxanallaah dad Allaah doortay baad tihiin Allaha inta nolasha idiin hartay farxad idinsiiyo aqarana janatul firdawsa aclaa hooy Allaha idiin kadhigo aamiin yaa Allaah
@ifraaxahmedyousuf7254
3 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@favousfa3979
3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭adigu hoyaday ma arga anigo yar bay dhimatay markaan malyo qof hoyo ku fanaya wan tabaa hoyo maqlashaheeda lkn ilahy ayaa iga jeceladay alxm mash allh rabi hoyo yinkiin ha idin xafido mash allh mamo fadumo wanku jecelhy adigan rabi haku xafido
@maymuunsheybi1212
3 жыл бұрын
وبشرالصابرين الدين أذا إصابتهم مسيبتهم مسيبتم قا لو انا لله وانا اليه راجعونلله وانااليه
@somaliahaisracdo7264
3 жыл бұрын
Wcs abayo qof walbo wixi u qoran ma gefayo mana seegayo ee qalbiga ilaahay ha idiin qaboojiiyo Adi iyo hooyo iyo xajigada ilaahna ha no so ceeliyo caruurtena samir iyo dulqad ilaahay ha idiin siiyo insha allaah sidedabo wixi so daaho aya kheyrka ku jiiro farxadana way no dambeysa xanunkas wakula daremaya waxaan ahay hooyo
@ayandarwiish4005
3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭ax hoyo sabir badan alah cadabta haka xoreyo.hooyo macan
Mansha Allah Ilahay ha idiin siyadiyo imaanka ilahay idinku hibeeyay waa waxan la heli karin Imaanka mansha Allah hooyo samir badan baa ku dhashay wana qof lagudaydo insha Allah way soo noqon donan carurtas ilahay hanoo xafido
@wadankadayaawaxkutahy3364
3 жыл бұрын
Hooyo macaanto ilaah markasto qalbigada ha ku qurxiyo hooyo ku tasho mudan waa ilaahow ka waraabi janooyinkada faraha badan ku casun
@udbihusseinali3485
3 жыл бұрын
Asc dadka meeshan ku jira Gabadha walaashiin ah 100k gaarsiiya inta Sanadka ka hartay hadeynaan wax kale u qaban karin. Pls
Allaha kuuu saqiro yaaaa allaha caruuurta hadiiiin sooo qado
@farhiyo4
3 жыл бұрын
😭😭😭😭 wlhi caloosha ii rogmatay waa qiso naxdinteda watada adiga iyo hooyo mcn ba Samir jamiil ah allaha idin siiyo caruurta allaha idin soo celiyo waa iska imtixaan aduun. Allahu Akbar dad aan wax arkin baa wax sheeganaya
@dekahaji
3 жыл бұрын
Very complicated sheeko ah weeye hooyo miya caruurta haysay mise adi wiilka Hoyo haday iyada haysatay side caruurtada loola qaatay 🤔
@leylaahmed8967
3 жыл бұрын
Kiiskaasa inuu wax kasi yahay waan daren sana oo uu wax badan ka nuqsaman yahay lakin ma filaneynin in wiil walaalka ku jiro inaad bilowgi carurta laqatay ad sheegto ahe ilmo xaalad qaas ubahan kujiray carurta dhahdo wali arintada ma noo wada cado lakin caruurta maqan allaah gacanta walidkooda si nabad ugu so celiyo
@safiya32
3 жыл бұрын
Mashalaah abaayo waxkastaa qeyr ah weey kuu dambeeyaan inshaalaah
@libaanmaxamed2449
3 жыл бұрын
Fafumo walal qeer baan ku ragenayaa walal siraad dish wey dhimatay iska cafi ada qer ban ku dhafay
Пікірлер: 453