@@fatumomohamed6224 masha Allah, waa dida la rabo gacaliso ilaahsy baad raali galisey marka aad qabiil ka fogaatid, Allah ha inaga soo wada hadeeyo qabiil waa waxa woxooti inaga wada dhigey dal iyo dibadba.
@umuabdallah1155
2 жыл бұрын
Masha Allah arin lobahanyahey ayad Kahad ashen inta xuna xaqa Allaha tuso
@safiyokofiro1105
2 жыл бұрын
Masha Allaha walal Allaha ku barakeeyo Waa run Somali badan waa cusuri xaqa Allaha ha fahansiiyo Somalia 🇸🇴 cudurkana Allaha ka caafiyo
@AbdulQaadirAden
2 жыл бұрын
Al-Hujuraat (49:13) يٰۤاَيُّهَا النَّاسُ اِنَّا خَلَقۡنٰكُمۡ مِّنۡ ذَكَرٍ وَّاُنۡثٰى وَجَعَلۡنٰكُمۡ شُعُوۡبًا وَّقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوۡا ؕ اِنَّ اَكۡرَمَكُمۡ عِنۡدَ اللّٰهِ اَ تۡقٰٮكُمۡ ؕ اِنَّ اللّٰهَ عَلِيۡمٌ خَبِيۡرٌYa ayyuha alnnasu inna khalaqnakum min thakarin waontha wajaAAalnakum shuAAooban waqabaila litaAAarafoo inna akramakum AAinda Allahi atqakum inna Allaha AAaleemun khabeerun O mankind! We created you from a single (pair) of a male and a female, and made you into nations and tribes, that ye may know each other (not that ye may despise (each other). Verily the most honoured of you in the sight of Allah is (he who is) the most righteous of you. And Allah has full knowledge and is well acquainted (with all things).😭
@mdahir8436
2 жыл бұрын
Manshallaah catoosh yare Waa will somali ah oo nasab ah oo islam ah
@ebadoadan7819
2 жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalaah ilaahay ha ku xafido familyga dhaqaaq aad dhaxashide
@abdulahiabdikadir4580
2 жыл бұрын
Ilahy ha idin barakeeyo somali hadanhy Aduun cunsuri majiro aan somali ahayn Culumada somaliyedbwaineybarinkas kahadlan
@haboonjiil682
2 жыл бұрын
Mashallah
@zamfamily8269
2 жыл бұрын
Somalia will never rest until we follow our religion. #SpeakUpSheikhs #OneSomalia #Stop4.5
Asalaamu Aleykum. Sax sax aad baan ugu faraxsanahay. In aad ka hadashaan Wada oo ka hadli Allah qayr ha idinsiiyo.
@munafaisal6775
2 жыл бұрын
the more discrimination prevails, the less likely we become a strong nation! Joojiya fuquqa iyo takoorka
@mohamudhilowle8650
2 жыл бұрын
Masha Allah. Aad iyo aad ayaan uga soo horjeedaa faquuqa iyo cunsuryadda ka dhex jirta Soomaalida dhexdooda oo aan haba yaraatee wax daliil ah loo haynin oo aan ka ahayn jaahil Nimo iyo qalbi caruurnimo.
Masha Allah, chanalkiina maantaa iigu horeysa xitaa kama caajisin daawashada clipyadiina inaan salaad u kaco maahine. clipkaan markaan fiirsanaayey waxan u maleynaayay inaad niyadeyda fiiriseen sababtoo ah waxaad ka hadashen waa wax niyadeyda ku jirey. tusaale ahaan: aduunka ma jiro cunsuri aan Somali aheyn. Shukran
@farahkadra9656
2 жыл бұрын
maasha alaah sifiican baad u hadasheen jzkl qeer
@raxmacabdi1291
2 жыл бұрын
Subxaanalaah alleh halaga boqo somaliyey
@noora5609
2 жыл бұрын
Masha allah quraankad aqrisey
@saedaartan9282
2 жыл бұрын
Walaalo wiilka iyo gabadhu waa geyaan is jecel maan shaa alaah wiilka iyo gabadhu midna birish maaha labaduba waa dadmadow
@umusafa8926
2 жыл бұрын
Maasha Allaah xbbtii Naima Alle ha idiin xifdiyo re action dadkeeda ayd tihiin idiinkoon xadgudbin cilmiyeysan wax walba qodobeysaan oon isku dhexyaaceynin shukran wacyo gelin mar walba waa idiinka sugeynaa
@faxiyoismanmaxamed8775
2 жыл бұрын
mashaa allaah
@aminadaud7256
2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabkalaah
@simanyariise9977
2 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin Naciimo iyo Mohamed. Waxaa leeyahay hambalyo Catosh yare iyo Masloxo. Intaas kadib Catoosh waa landheere sama fale ah wuuna u qalmaa inuu guursado qofka uu jeclyahay mana jirto wax layiraah jareer ama jileec daku waa simanyihiin alle ayaa simay.fii amaanillaah.
@farahkadra9656
2 жыл бұрын
amiin
@rocky4066
2 жыл бұрын
Canugga haddii Mar walba layiraahdo si joogta ah "doqonbaadtahay" markidambe wuxuu isu qirayaa Inuu doqon yahay waxaad sheegeysaan a waa wax lagasoogudbay islamarkaana oo hortiina idinka muuqdo labada hadda aad ka hadleeysaan oo isguursadey Mar Wali a dhinaca San ama fiican faafi ee ha faafinin dhanka xun ee LA rabo in laga gudbo walaaleyaal xalku MA ahan in aad eedeeyn iyo Inaad caytantaan oo culumada aad eedeeysaan dadkoo dhanbaa waajib ka saaran in ay ka dagaalamaan waxwalboo bulshada wax u dhimaayo diintooda iyo dhaqankooda suuban ee MA ahan wax cidgaar ah loo xilsaaray gabadheyna qaaliga aheeyd oo MA jecleeysan arintaas Inaad sida u dhigato Maadaama aad tahay qof muxtarim ah gadaal ha u noqon sidaan kuu maleeynayno oo fiican noqo marnaba dad ha eedeeyn xumina ha u qaadin ee ka waani dadka soomaali a waad ka shalateen MA ahan Inaad aflagaadeysaan adiga a wax isu dhimay!!! Fadlan videogani ka saaraa meesha iwm. Sumcaddiina iyo shaqsiyaddiiney wax u dhimiddoontaa. Scwb
@ummuayan8227
2 жыл бұрын
Anii wayaabay jamaykaanka walagursaana dadkaana walafaquuqaa somali intaaxuun ilahaay hasohadeeyo
@zeinabmohamed9734
2 жыл бұрын
Ilaahay ha idin barkeeyo naciimo iyo zawjkeeda barwaaqo kunoolaada jaahiliintana ilaahay ha soo hanuuniyo Aamiin yaa Rabi
@asiaali3460
2 жыл бұрын
that is true sister
@user-rf2jz8qd3j
2 жыл бұрын
Quraanka noo dheerey😥
@sitiaweis7592
2 жыл бұрын
Ilahey umadaa xaqaa haa tuuso insha Allah idinkana masha Allah tabaraka llah sii wanagsan ayaad uguso hadasheen ilahey xikmadiina iyo garadkiina haidin xifdiyo hana idin zaidiyo
@AbdulQaadirAden
2 жыл бұрын
Alloow xaqqa tus umaddaan innsha Allah
@AbdulQaadirAden
2 жыл бұрын
Aamiin
@luulyusufabdulle3929
2 жыл бұрын
Mashallah allaha Reer wanagasan baad tihiina
@ayannur8500
2 жыл бұрын
{لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم } Wuxuu Alle noo abuuray sida ugu quruxda badan waliba muslim ayuu naga dhigay soomaalina ah. keena ugu sharafta badan waa kan ugu cabsida badan Alle aktiisa. {ان اكرمكم عند الله اتقاكم} Cunsuri kasta waa jaahil. Is xisaabi intaan lagu xisaabin cunsuriyow.
Somaliya waa meesha ugu cunsuriga badan aduunka Allah xaqa ha fahan siiyo
@munaismail2019
2 жыл бұрын
Arintaasi waa Cunsuriyad aan Geed laysugu soo toosin waa in laga kacaa laga dhiidhiyaa hadii kale Ciqaab Rabi baynu halis u nahay
@dekadirir8728
2 жыл бұрын
Maasha allaah allaah haydin xifdiyo ❤️
@sadiaculusow2871
2 жыл бұрын
Walaalyaal waa jahliga dadkeena qurbo joogta waan ka kornay
@Dagan721
2 жыл бұрын
Asc Naciima adiga iyo Seygaga waa salamantihin inkasto 2 cesho kadib arkay anan ogeyn in aad aqrindontan qorakan balse waxa ka xumahay somalida isla weyn qabilka cadeystay waxan jogaa America waxana ku nolahay mudo fog waxa nalo yaqan Afrikan Mar ka meshey somalida qabilka ku fanto kaso jedan wan la yabaa Abahey ayaa ka mid ahaa waa dhintay lakiin Markan xasuusto qabilka ayuu aad u jeclaa heer u ka murgo hooyo iney gabar dhasho oo aay nin qabilka yar gursato wallahi hadii aan xasuusto wax laga yaabo aniga qabilka kuma korin wana ka xishon jiray balse duqowshaha ayuu qabiilka xanuun ku hayaa allaha ka cafiyo Somalia allaha mideyo
@sheikhladan2160
2 жыл бұрын
As wall inuu geyo muran kuma jiro ilaahay ayaa isu baneeyey Allah ha isu barakeeyo, wanna in lala dagaalamo cunsuriyada idinkana kheyr Allah idin siiyo
@samiramohamed9392
2 жыл бұрын
Mashaallaah tabaakallaah alx waan ni ka racsanahay kep going family
Culumada wax haka sheegin sheeqow العلماء ورثه الانبياء
@abdulahiabdikadir4580
2 жыл бұрын
Waruntis sxb culumoda dhalil wey leyhn
@farhiya6731
2 жыл бұрын
Xaaqin iyo dhul hanoo isticmaalin walaashey dhulka waa naga badanyahay waana kudhalanay waana kudhaqanay waana rajeeynayaa inaan kudhimano dadkuna wada cunsuri maahan dad macaan yaa kujira oo waalidkaa ookalaa inta kudhaqmaya waxaas xun halaga wacadi galiyo iyadoon lootusin dhulkaad iigutimid iyo wixii lamida waad mahadsantihiin hawaaro wanaaga iyo inta usaaxiibkaa intakalan xaqa Allah tuso bini aadam oodhan waan jecelahay, muslimiintana waan ugujecelahay soomaaliga Muslim kaana waan kasii jecelahay marka walaalaheeyga soomaaliyeedoow is jecelaada ilaaheey ha idin jecelaadee dadka iyo deegaankan hor umar kooda iyo ilaalintooda halaga shaqeeyo wabilaahi toowfiiq wasalaam caleeykum waraxmatulaahi wabara kaatahu.
@nayaa1387
2 жыл бұрын
All mankind is from Adam and Eve, an Arab has no superiority over a non-Arab nor a non-Arab has any superiority over an Arab; also a White has no superiority over a Black nor a Black has any superiority over a White except by piety and good action. Learn that every Muslim is a brother to every Muslim and that the Muslims constitute one brotherhood.Marka i guess somalida they forgot about this. Ilhay jahilanimada Allah ka saraaro. Waa sax the ulama should talk about this issue.
@fadumoali612
2 жыл бұрын
Asc abayo wax badan ayaa ka faiiday mudo badan aya dhibana hada wan ogatay qofka an dhibanaha u haa iso ducey in illah ila garabgalo insha allah
@hamdixiischannel1482
2 жыл бұрын
Gabar iyo wiilis guursaday waliba ay waalidkood aygarab taaganyihiin iskuna guuriyeen waxii ka daba qeeliyo ayagaa daalaayo wax kama badali doonaa ee danahiina raacda Ayaan leeyahay dadkaas , maskaxda halaga Koro.
@HassanMohamed-jm4lx
2 жыл бұрын
Masha Allaah Horay usocso
@nastexosurey1924
2 жыл бұрын
Mashlaah waa muhiim inlaga hadlo waxyaabaha bulshada saameenaya waxaa horay looyiri badda halmalaay ayaa qurmiya dadka sidaan waxyeelata maaha bulshada inteeda badan iyo intooda fiyow balse dadka xumaan jecelka ayaa codkooda lamaqlaa marka Alaha naga najeeyo wayabaha aan Alle raali kaheen Midda culumada howl adag bay hayaa mana ladafirikaro layskumana qaadaayo oo Aduun walbaa Alle ayaa abuurtay waxa uu ku suganyahayna asagaa og arintaan waa arin ubadan dhalinyarada waxa lagayaabaa in aan sitoos ah loogu geen culamaduna kama aamusaan dulmiga balse bulshadu intooda badan uma laabduleelaan xaqiiqda markiilagahadlo waan lasoconaa qodbooyinka jimacaha iyo qeebaha ay baraha baulshada kuleeyihiin tiveyada diiniga ah aad baan uga hadlaan in qabyaalda tahay wax xun balse in waxaa eedda saari lahaa bulashada qeebaheeda kaladuwan oo aan u laabduleelin culamada iyo diinta ilaa intii Alle unaxariistay oo dhoorana Aakhiradooda iyo aduunkooda Tan maanta cusub ee wlaalkeena xaqiiqdii qof muslim ah ee og xadiithkii rasuulka scw kuna dhaqmaayo uma gafaayo walaalkeen ee ahaa عن جابر ابن عبد الله رضي الله عنه قال رسول الله صلي الله عليه وسلم (المسلم من سلم المسلمو من لسانه ويده
@simanmohamed3343
2 жыл бұрын
Caqli markan yelanaye besha jarerweyne daris ayaan eheen ilaa hda darts ayaan nhy 30sano ayaan daris nhy waligeena isma dagaalin isma af gaarin waxan aminsanhy ina tihiin qabiilka kliya ee somaliyeed ee wax lala wadaagi karo dhib iyo dheef AB idhagesta salama naas dheer iney naas nasiisay sasa darteed dadka kle wa isaga dhaw nahy aan is ix tiraamno
@shamsasharaf5281
2 жыл бұрын
Cunsuriyad wax la yidhacdo ma jirte dadkan lacag ayay naga samaysanayan
@doolcaadey5723
2 жыл бұрын
Hasbunallah wanical wakiil Somali Allaha haqa haatuso
@awalenuro4947
2 жыл бұрын
Wa arin ad iyo ad u xanun badan Allah hana wafajiyo xaqa
Masaajido meel walba laga dhisey dal iyo dibadba lkn umaddii Soomaliyeed ku dhaqanka diinta waa ku yar yihiin. Culumooy sar la dhiso diinta ma aha ee quraanka umadda bara oo xaqqa wariya oo qaladka ka qabta
@husseinismail1008
2 жыл бұрын
Ilahaye dadkena jahiil nimada hakasaro
@khadramusse3725
2 жыл бұрын
Waa dad wax ayku hadlayan iyo waxa ay qorayan an garanayn Cunsurinimadi xasidnimo ayey ku darsadayn
@goboni577
2 жыл бұрын
Waar runtiin all soomaalida inta s.media ku jirra wa inti ugu xumayd e SA ula socda....anaga halkan jigjiga wax sasa kama jira wa lisamanyahay alx
Landher waa qofki alla uu dhow qofa kale landher maa shegana karo xaqa alla dadka haa tuso arinkana waa arin khalada qoka waa inu xaga alla ku xiran yahaya wax kale maa jiro alla uu dhawanshihsa lagu kala lan dheryahaya
@farhiyomacalimgaraare178
2 жыл бұрын
Bedha jeerweynae madaxwene waa in loodoorta sida walalaha kale oo somaliyed waxa harilaha Ya
@munaabdi855
2 жыл бұрын
Casri jaahilyadii dadka aan diinta Aqoon Reer qurac iyo Reer qansax ismageeyaan Dadka diinta Aqoon waa loonastexeeyaa loomana jawaabo
@healthyforpurpose1898
2 жыл бұрын
Qurbaha ayaan kunolahay somalia wankudhashay ee kumabarbarin sdas ee tahay somalia uso guur ayaa isdhahaye walahi markan arko sidey uladhaqmayan dadka walalhoda oo iskudin yihin cunsurnimo faquug waxan goansaday kenya In aan iskadago wayo galada anlanol nahay xata sas umadhaqman
@ahmedosman1594
2 жыл бұрын
Culumadu way ka gabisay Was run 100%
@maymuunamuuna7151
2 жыл бұрын
Hadalkiina waana qalad
@cimraanyarehasan6924
2 жыл бұрын
Madhibaan hawiye ka mid yahy
@maxamedaxmed6374
2 жыл бұрын
Mnsha AllaaH Qoys BarakeysaN Alle Ha idinka Yeello Somali wali waxa Heysata Aqoon Darro Garasho Darro ilbaxnimo Darro DiiN kuma Dhaqmaayaan Cunsuriyadu Sidey u XuN tahey Xattaa Markey Dunida Dhex GalleeN wali mey faHmin sida Looga Damqado in isaga Midabkiisa Lagu Fogeeyo Diintiisa Lagu fogeeyo waxaabey Aheyd in Somali idinku faanto Qoomiyadiinaas IlaaHey Maalintii Dalalkiini Awoowyaashiin kaso Haajireen Ay mnta Gaallo Yihiin Laakinse Qoomiyadeeni ilaahey Shul Muslim so DaJiyey Aad No tihiin walaalo Muslim nimo Somali nimo wadaagno SaX sidaad sheegtey Qadiyadaan waxa ka Gaabiyey Cullama Diinkii wadaadadii Diintii waxa kla weyN Qabiil iyo Macaash shahaadadii waan wada Heysanaa Jaar waan Nahey masaajidkii waanku wada tukanaa inakoo Hal saf Ahe mxa ina kla Duwa mrkn Banaanka imaaney Guur imaaney Darajo Qeybsi nimaadney sheekhow waad mhdsn tihiin mnta igu Horeysey Janaalkiina Subscribe idiin saarey Mohamed from Jmh,somalilnd
@asmohasanmohamedasmohasanm3224
2 жыл бұрын
Nimco dad Badan ayaa u soo hambalyeey dad yar ayaa xun
@anhaarahmed6622
2 жыл бұрын
Asc culimada wax sheeg uunbey leeyihiin ee somalidaan dowlad adag oo ganaax ween saarto uunbaa wax kaqaban karta culimada intas wey hadashaa wacyi galin dhagahoda uma duleelaan ila xabsi daain ama kharash badan ama dil lagu xukumo qofkii wax cunsuriyeya muslimiinta kuli waa walalo 2 isku faraxsan is doorta ayga dad waaween ah goankoda qatay maxaa nagu saliday anaga somaliyey 2022 lamaroyaa cunsurinimada katanasula iyo jahliga qabiil nagu qunfulmay ilhy baa aburay dadkoo dhan aduunkan waa nolol yar akhiro janada allh hadii uu nasiiyo qurux iyo wax walbo iyo nasab dhamestiran heysatan taas ushaqesta adunkan imtixaan iyo wax ku qadasho buu ilhy ukenay dadka kala duwan lkn fadli goni in lakala lahdo loma aburin adanaha ilhy wuu karay dadkoo dhan in uu isku nuuc uaburo lkn xikmadisa mesha kujirta iyo imtixaan camal xun waye cadaab lagu muto cunsuri nimada ilhy kacabsada daaya uunka ilhy dhamanteen ilhy baa naleh oo unoqoneyna
@husseencagta7448
2 жыл бұрын
dhalinyarada so koreyso wa in ay ilbaxaan
@nadamuqtar6086
2 жыл бұрын
Horta cinwaanka iskasaxa culumada maxay kufashilmeen? Dad qaldan aatihiin adinka xitaa cunsuri nimo iyo afaara qawiil aa idinsoofadhiisiyay wax labuunbuuniyo ma ahn culumadane waxaas uma fadhiso lawo qof oo edeb daran waxay buubuuniyeen mey culimada kahadlayan mise culumada tiktok leey aa umalaysiin 😏 war xishooda culumadane afkiina kajoojiya cadaabta allane adiga mahaysid ilmmaha haday diinta diidaaan asay dhiwee ولاتزر وازرة وزر أخرى bariiskaa meel xun niigalay 😡
In qof muslim ah la tagooro waa danbi iyo foolxumo lkn Wadaad warkiisa hadii la dhageysanayo meeshaan lama taagneeden ee waxba haku kor kufina ma idiin soo jawaabayaan Gabdhaha oo dhan wadaado madhaline. Ilaahow wuxuu yiri cadaalad fala wadaado waa daalin say u lahaayeen ina akramkum cindalaahi atqaakum Marka maxaad ku haysataan? Kahadal mowduuca lkn inaad cid aan waxba xukumin ku eedaysaan maaha
Пікірлер: 143