Mansha Allah catosh nin ficn waye halka ka hay ilmaha ku dhali donto wallalkiis weeye
@habibahussien6055
2 жыл бұрын
Catoosh ha laawena adi you xaaskaga m ool ways in sha alaahu fare care full
@shamsamohamed656
2 жыл бұрын
Masha Allah catosh yare nin kutayasho wacan Allah kusiyo wilal bathan
@abeauty7175
2 жыл бұрын
Masha Allah
@saadiaali2726
2 жыл бұрын
Maasha Allaha
@sidrasirad9475
2 жыл бұрын
ina lilahu wa ina ilahu rajucun war wiilka ada ka mauuula hadii adiga hooyadiisa qabtee ka daa xayysiiska meeesha si kale u xayaysiiye yaa rabi dhar yar kula wayna
@riyaan8038
2 жыл бұрын
Waa yaabay😥✌
@geeskabarimedia9799
2 жыл бұрын
Raganimoy ninkaagii nacasnimo maxaa baday
@sidrasirad9475
2 жыл бұрын
@GEESKA BARI MEDIA anigu yabay ma yaabteen ilmo maro loo iibiyay oo la tusayo aduunka dhan wa istusnimo tii ugu waynayd ninka dukaanka yidhi xaysyiiya oo qata malaha sowkan iska qaten maad arkaysen iyago bixinaya dad aya dad aanay wax u ahayn u iibiya dunidana ma tusan rag majiro berhan
@aanurchannel
2 жыл бұрын
Waa sax laga qurux badanyahay iyaga ayaaba caruur ah
Asc marka hore waan idin salaamey dhamaan tiimba mida kale cunugaan yar waa saqiir waxba ma oga maanti inaad dhaxdaan waxaan u soconaa inaan uso labasno cunuga aan adeer u ahay inaad dhahdid waa lagaa fican yahy waxaa kasii ficnaan lahayd inaad wax walbo guriga asiga oo koogo inaad u geysid amaba aad so wadid magaalada dhexdayda inaad uga gadid oo aan so dhigin social media tan dhashe cunugaan ayaan layaab sanahy sabab to ah catoosh waxba kama galin wax walbo tan dhashe cunugaan ku fakir mustaqbalka cunugaaga in laso dhiga ma aha xadii dhar yar hitaa loo gadaayo ma aha in la so dhigaaa caadi iska dhiga mahadsanid dhamaaan tiin
@xaawomaxamed9123
2 жыл бұрын
Mashalah wllo dadka social media sidasay noqdeen Alla ha sahlo
@sacidafarah6133
2 жыл бұрын
Ú⁶
@fardosa1236
2 жыл бұрын
Amay carwada wax u xayeesiinaayaan oo cunug u labis kabadan tahay arinta
Hadhowna waxey ku leyihiin carrurti baa falawday subxanallah
@haniabdi734
2 жыл бұрын
Europe ilmaha waxa lagu cayarsiya qalabka daqatirta iyo injinerka somalia waxa lagu cayarsiya qori subxanallah
@hodanhawsi575
2 жыл бұрын
Walahi @ Hani Abdi walaal waa runtaaye. Europe Dr's & nurses, farsamada qacanta tools, engineering ka iyo.macal kitchen ay ku.matalaan in ay wax karinayaan iyo baskiil baa lagu mashquuliya. Kuweniina barstoolad baa loo dhiibayaa iyagoon blue iyo green odham karayn ba. Subhanallah waa sababta dadakan kale inorganic horeeyaan
Waxaan wax la sheego miya. So hooyadi ma qabo xaq ayuu leeyahay inuu iibiyo. War Waxaan nacaska ah gabadha ka furtaa, jareerkan Xasan top dameerka uu ah
@sacdiyocabdicumar6879
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk waan yaabay waana qoslay
@umuabdirahmanabdi3553
2 жыл бұрын
Hadii ulabisto waa masuliyad ku saran teda kale cunuga abo dheh
@sacadahmed3009
2 жыл бұрын
CATOOSH YARE NIN WAA DHAAFAY HORAY USOCDA LAMAANAHEENA
@MahirZain8181
2 жыл бұрын
Daanyeer Weynaaday weeye atosh yare😁😁😁
@xafsomaxmed5924
2 жыл бұрын
😂😂😂😂 qeeybta qaraarka
@nasteexacumarnasteexacumar5799
2 жыл бұрын
Maxaa daanyeer ka dhigay wa waajib naagta Ad jeceshahay ilmaheeda Wa inad jeceshahay ayagana
Waxwalbo wuu kamudanyahay wiilka. Aad adeerka u tahay ee sikale wax u xayasii
@calidheere1606
2 жыл бұрын
Wilka aan aderka u ahay Khalad waye eraygas Ha Laga soxo ilamaha ladhashay wilka aabo ayad dhihi isagane ader ayad dhihi miya yarkan wa sone Hana dambajin dheh
@ayanabdul9571
2 жыл бұрын
Geesiyad wiilkweda jecel
@nasteexacumarnasteexacumar5799
2 жыл бұрын
M,a Waa hooyo fcn
@nimcuush3497
2 жыл бұрын
Mrs caadi ma ahan😅🙏
@mohamedsharif5693
2 жыл бұрын
Soomaalida waxaa la yaab ah Hal kastuumo hadii laga soo ibsado suuqa social media ayaa la soo galinayaa they use social media improbable way
Пікірлер: 375