Masha allah reer borama ma ihi lkn hooyady aya canohoda jaqdy jclhy rer mocoydy wlhi from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 dhulki nbd kaso jeda
@phaizayoussouf5952
5 жыл бұрын
aad ayan ujeclnahy wllaheen reer borama from dhulkii uduga (puntland)🇸🇱💙
@khadiradiamondofficial4221
5 жыл бұрын
Thankz Xppti ❤💯
@Mohamed_Abdi-YTA
5 жыл бұрын
Kor kad no sarantihin darwashiti salana naga gadhsi casimdi Garowe
@amiinayaanle4745
5 жыл бұрын
Wooow gobtii sheekh samaroon duriyad xalaala gobolka awdal waa meel ay ku ciil baxaan cidkastoo ay necebyahiin reerka qolka madow ku jiraa
@khalidanwar3680
5 жыл бұрын
Amiin Ayaanle doqonimada iska daa awale wa la awooday inanu so galin boorama lkn kuwa aad ku shgayso inay qol madaw ku jiran ba aya surto galiyay ba imnashaha awale mrka sida raga u hdl
@matarazzidjamal185
5 жыл бұрын
Hadal jilicsanaanta rer booramad katahay
@haboihabtm3276
5 жыл бұрын
Well said viva borama
@kadraatteyeh4712
5 жыл бұрын
Amiin Ayaanle 😂😂😂
@amiinayaanle4745
5 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 waa ayo cida awoodaysa waxaad sheegayso adeer nin walba meeshiisa isaagaa u xora anaga cid na cabudhin kartaa majirto gobolkayaga anagaa xor u ah maamulka hargeisa kama taliyo awdal iyo salal bulshada ku noolna ma aqoonsana sidaa ula soco adeer haday cawaale u diidi lahaayeen inuu kasoo dago hargeisa lawya cado ayuu ka soo gali lahaa
@hasinaabdalla8855
5 жыл бұрын
Dadkayga samaroon gulesta duduble samaroon ban ahay wanjecelahay borama
Hinda way jiran dadka kala baro ree dudub halkan loga garanayaa
@anr4578
5 жыл бұрын
hasina abdalla mkk kuwa somalia mad isla dhalatemln
@khadiradiamondofficial4221
5 жыл бұрын
@@hindafarah7104 way jiraan wll
@ahmedhillaac8017
5 жыл бұрын
*Reer boorame waa gob gobi dhashat wllhi* Cawaale way ukala kiciyeen halkii ay *Reer hargeysa qaarkkood Hagradeen* From muqdisho♥️🇸🇴
@najaxcabdi3590
5 жыл бұрын
Borema iyo hargysa midina waxba kama ogid
@ahmedhillaac8017
5 жыл бұрын
@@najaxcabdi3590 Adna waxaan ahay ayaadan wxba ka ogeyn Haddii aan hargeysa iyo boorame wxba ka ogeyn kamaba aan hadleen
@najaxcabdi3590
5 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 hargysa iyo borema waa isgu mid maxad kala wada
@ahmedhillaac8017
5 жыл бұрын
@@najaxcabdi3590 Ma adaa isku mid ka dhigay Taariikhda boorame soo baro iyo dadka dagaba iyo hargeysa dadka daga iyo taariikhdeedaba Kaddib iisoo jwb
@khalidanwar3680
5 жыл бұрын
Ahmed hillaac Beenta maha sxb Aniga ba reer burco bn ahay reer Hargeysa way samayn karayen history night lkn xasidnimo aya ku jirty reer hargeisa qofku xita hdu ku xumeeyo wa la so dhaweeya mrku gurigaga jogo sax isku mid maha reer boorama gobanimada Aniga siyay reer Hargeysa guri ceepeed bay noqoty
@hmzoozchannel2917
5 жыл бұрын
xalay showga wan jogay imikana waxan noqday ninki ugu horeeye ka dawada youtubeka
@cabdiqanihussain3352
5 жыл бұрын
Intee lagu galeeyey
@haldhaaofficial4547
5 жыл бұрын
Wall ma free by aha mise dacayadun ahyd
@abdirahmankoronto1265
5 жыл бұрын
@@haldhaaofficial4547 May wll $20 ayaa lagu galayey
@selelregion2111
5 жыл бұрын
@@haldhaaofficial4547 iskadaa free shaliyartii card ka wayday ee meelay istaagaan waayay ayaa shiitanayy
Maasha Allah walalkey cawale wale laga lib heli maayo intey tageeradadu jiran iyo dhamaan geesiyada S.Land ee ku garab tagan 👍👏👏👏 guul iyo gobanimo Somalilanders all 😍
@nadranuura2952
5 жыл бұрын
boorame magalo an ad ujecelhy 👌👌
@mahamudabdilshi4294
5 жыл бұрын
Dadkuba waa wada bahaber cabdalo mè samaronki kale
@khadiradiamondofficial4221
5 жыл бұрын
@@mahamudabdilshi4294 waanagan wll
@mahamudabdilshi4294
5 жыл бұрын
@@khadiradiamondofficial4221 viva bahaber cabdalo
@hayathaji6805
5 жыл бұрын
borama dhulkii tacliinta ❤👑
@aynleabdilahi6133
5 жыл бұрын
Dadki aan ka dhashay wan idinku fanaya ❤️❤️❤️
@munanour7619
5 жыл бұрын
Gob isma.qariso vivi awdaltyda ❤
@allamericantvshow7694
5 жыл бұрын
Borama wllhi Way baxsaty wanay ka muuuqataa ilbaxnimadina way u dheerthy form hrg
Пікірлер: 258