Fanaan somaliyed oo ka cod macaan bal hala soo helo cawaale aadan legend
@yusufyusuf8904
Жыл бұрын
Caawaale berigaa cawaale casri baa la odhan jiray 2005 buu soo baxay isagoo saaxada la soo fuulay album tusmo la odhan jiray oo aan heesahiisu kala dhicin wuxu noqoday fanankii ugu tageerada badnaa wakhtigaa ilaa maanta, jubaha yar buu ahaa berigaa, laakiin heesahiisii macanaa 2010 ma soo dhaafin wixii danbe aad nuxur uma lahayn
@tanaadofficialchannel5599
4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya liketa Waa dhinacaaga
@Abdihakimsheeko
10 ай бұрын
Awale aden my fav singer this song is mermerable child hood 31/8/2023 Thursday 😢
fanaan jira awale Aden farqi weyn ayaa u dhaxeeya maantay iyo shalay
@yaxyeym3766
10 ай бұрын
Maxad ii dagaasha dabka igu hurisaa ood igu daran tahay igu diiday samirka😢 Old is gold 27/8/2023 4:00 galabnimo axad ah
@therealcazam5424
Жыл бұрын
00:08 7-july-2023 still is my song😢
@ahmedmuhumed4929
3 жыл бұрын
I’m still listening this music 😭💔
@AbdiMoh797
3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagay sanaya bishi 6xad 28 keedi
@khalidblodh2433
3 жыл бұрын
Hadalkana sar weedhiisa haku saxan badheedhkiisa hana liqin sangaabtiisa Hooy awale aadan waa fanaan aad iyo aad somaalida qiimo ku leh gaar ahaan naftayda markaa waxaan idiin sheegaya inuu yahay fanaan ka mida fanaaniinta waawayn marna kuwa dhexe marka hala ilaashado waa hanti ma guurta ah
@AbdinasirboqoreaydarullahBin
4 жыл бұрын
Naftan dookhu habaye Dalanbaabi socodke daala dhacysaay dhegaysanjiray albunka marku so baxay. Borama 2005 yaa salaam imkana ku xusayaa borama
@aichadarar678
2 жыл бұрын
Walal aniguba 2005 ayaan boorama ku dhageysan jiray anigo 13jir ah marki igu horeysay iguna BOORAMA ,waxaan ka dhageysan hurry STUDIO lagu dhihi jirey « MANSOOR » 😢😢 xasuus wlhi,in sha Allah wa inaa BORAAMA soo buuqdo from jabuuti 🇩🇯🇩🇯
@user-Abdulqadir_03
9 ай бұрын
Mnta hesta anigo iska muregesan so boqde ugu yaran 3 mar wan dageyste duruf adag ku jira ilahey hai garab qabto ameen 😩❤7/10/2023
Пікірлер: 144