Aan isku duceyno Wllyalo Illaahy hanagu Akhbalo 🤲 Qof walbo murad leh Illaahy Ha U Sahlo Oon macsi ahayn AMIIN YAA RABI🤲🕋 QOF WALBO waxa Qalbigisa ku jiro Illaahy Haku Sahlo yaa Allaah🤲🕋 Wllyal murad ban leyahay iso duceya inu Illaahy U ii Sahlo mesha ii roon yaaa Rabi🤲🕋
Пікірлер: 207