Dhamaanteen naarta waan ka baqnaa, janno inaan galnana waan jecelnahay lkn wax baa inaga hortaagan, waxaasna waa sheydhaan nacalad ha ku dhacdee aan la dagaalno si aan uga guuleysano si an naarta uga badbaadno 😢😢😢😢😪
@AyaanMaxamed-t4h
9 ай бұрын
Insha Allah ilaaheey hanagu guuleeyo dagaalka ilaaheey jannatul firdows hana wadageeyo dhamaanteed🤲🤲
@anasluckyboy9465
9 ай бұрын
The best person 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@MaprukaMohamed-p4i
9 ай бұрын
Alahuma sali calaa muxamed❤❤
@fowziyomaxamed9109
9 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
@TahliiLAhmett
9 ай бұрын
Allah is One☝️PrOpHeTt moHaMeD sCW❤😊
@Aamusan-q6u
9 ай бұрын
Amiiro barnamijkiyo dhan wexe uga baxday qf waliba sameyo 😂😂😂😂
@Najma12-o8e
9 ай бұрын
Isoo booqo abayo igu sharaf thanks
@KawsarSiciid-yv9tz
4 ай бұрын
Asc culimo waxn ahay ardayad dhigata form 4 ama 12 class waxn idinka coodsanaya inad iso duceysan waa sanadki igu danbeye an ka baxaya waxn 12 sano dhiganaye inu ilahay iga midho dhaliyo oo A+ isiyo rabaye iso duceya 1 bil iga xadhay exam intasun idinka codsanaya 40 qof wala aqbala ducadood pls ahpapai ilahay qofkastana Haa siyo muradkise 🤲 from somaliland
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
9 ай бұрын
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤😊
@rabitaloudaaa6206
9 ай бұрын
Kaalay ayaanita dadka way isku dhadhajisaa qof jecl ma jiro horta yaa ila arkay sharafteedii waxay iskaga ciyaaraty intay marba wiil jacayl la samaynayso akh siiba amiio waa nacdaa yaa ila arkay
@MunoAli-pz5xu
9 ай бұрын
Asad muxuu warqad aqriska ku jecel yahay😂
@LaylaZahiid
9 ай бұрын
Allah caawah Amiira l amkey way iga qosliyeen😂😂😂 mnsha Allah
@sidramrk
9 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️
@Nastii145
9 ай бұрын
Koko hore isoco sis ❤❤❤❤😂
@FarxiyoMaclin-k3k
9 ай бұрын
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nastii145
9 ай бұрын
5:30 koko amira quryh se iskula sameynayan❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@Nastii145
9 ай бұрын
Cawa koko shibshib waye❤❤❤❤❤
@Abdukadir11Jimale
8 ай бұрын
Waraa cumar beentiisa wye wxaa uso baxy ma sheegin isha ayuu ujabiyay iamk wlhi😅😅😅😅😅😅
@raziyahmohamed4530
9 ай бұрын
Wow amazing keep going super women 🎉😂😂❤❤❤❤
@AshaNoor-st5hq
9 ай бұрын
Koko❤❤❤❤❤❤❤ funny awye walhi❤❤❤
@Amirafan1
9 ай бұрын
Amira funny waye 😂😂😂❤❤
@AlisaidNor
9 ай бұрын
Cumeer big fan always fanny 😂😂
@AishajamaalAbdi
8 ай бұрын
Amira io asad funny way wllhi🥺🫶🏿🤣
@shamsadii
9 ай бұрын
Team 27 waxa da'dooda run ka shega labo nin waana asad hagio 3o jir , IMK 31 jir😅 inta kale been
@marwada782
9 ай бұрын
Please isoo duceeya inuu illaah owlaad isiiyo please 40 qof ducadooda waa la aqbalaa 1 gawar ii joogto 6 sano awlaad ma dhalin
@Xayaat-omar
9 ай бұрын
Allha kusiiyo dad iyo deeq apyo❤
@xusseenAadam2557
9 ай бұрын
Ayaaneeta halwax aan kuugu buraarijinaa waxaas oo ah qof muslimka ah wax uu layaabo markuu arko ama oo maqlo (سبحان الله )in uu dhaho aa laga rabaa ama(لا إله إلا الله )lkn Sucuudiyow waxaas waa dembi ee iska ilaali
@NasteexoCabdi-qp9vm
9 ай бұрын
Iamk walaaahi wiilkaas darilaaheey aan ujeclahay abaayi igusalaan
@siciidxajiin7096
6 ай бұрын
duni dan maso marin ruux la mid ah nabigeena mohamd😊😊😊😊
Пікірлер: 161