alla Ani labadan yaa iga ceshto video kasta oo ay soo dhigaan saa u qoslayo waa daalaa 😂kaftankooda iyo siday isku jafaan baa ku qoslaa hada Amiira markay Telka Ceyda dhahaysay waxan daalan ee meesha saaran fiiri iyo jawaabta Ceyda ayan saaid ugu qoslay Alla kuwanaa 😂😂You Tube la aantood abaar waaye Anigu dadka is fahamsan ee aan kala xanaaqin waan ka helaa 😂😂
War cayda quruxlow waaye m.a siiba koofiyada wuu kuso baxay😂😂😢😮
@Sabiriinfahad
8 ай бұрын
Love them together so cute Masha Allah ❤❤🥰
@YACINEI-j1s
8 ай бұрын
Labadaan video ga ee kuwada jiraan love ❤ku ahay
@waanoiyowacdi7323
8 ай бұрын
Inta prankigiih xanaan iyo amiiro sodawatey😂
@elyaselyas167
8 ай бұрын
800k coming soon InshaAllah Amiroo❤❤💪💥
@hamdaqurux847
8 ай бұрын
Ku sali nabigena mohamed scw scw scw❤❤
@Maxamedaxmed346
8 ай бұрын
King ceyda is not easy ❤
@fowziyomaxamed9109
8 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤
@faatimaCabdiqaadir
8 ай бұрын
Only inta salaada jecel❤❤❤❤
@Nihaaleyyy-vj6td
8 ай бұрын
Amiira ceyda prank kusoosamey plz😢😂😂❤
@kiyoka_bl
8 ай бұрын
😂 amiira maal mhn caajiza keentay videoska soo dheerey mar hada adi iyo Cayda tihiin Videoga nama deeqayo caydana maalmhn ma xanuusady asi dhan rifrif baa ka muuqdo
@Rayaan277
8 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw ❤❤❤❤❤
@Samiirofarxaan12
8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤🩷
@ruweydoaweys571
8 ай бұрын
Amiiro 15 miyaa omg ar amiir haloo sheer gareeyo asxabay😊😊
@aminabintuabdullahi2548
8 ай бұрын
Hadaan dhinto kuwaan ayaa ka masuul ah qosol dartii 😂😂😂😂
@SalmaAli-j2k
8 ай бұрын
Tem ceda iyo amiira❤😊
@umalmohamed1666
8 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy 😂😂😂
@mapruuka
8 ай бұрын
Amiira koko ceyda parki jacayl ku soo samey 800k coming soon🎉🎉🎉❤❤❤
@HadafYanis
8 ай бұрын
Labadiina bes soo Sameya kuwa kale maalmo nagadaa😂😂😂😂
@Yuslim_somali_CR7
8 ай бұрын
Team Qabqab is not easy 🇸🇴🇲🇾🤴🏻👨🏻💻✊️
@aaminaindho3742
8 ай бұрын
Waan idin xisey labadina video wada samaynaya😂❤
@Deeqfaarax1
8 ай бұрын
KU SALI NABI MAXMED CSW❤❤❤
@nadiiraxasancllaahi6126
8 ай бұрын
Amiiro ceyda prank kusoo samee weliba aan innaba caadi ahayn😂😢😢
@AsmaAbdala-r3t
8 ай бұрын
Taleefanka ceyda amiira maba ceynkarto wameesha ay ka hdlan labadoda mana kamarmo🥺😩😂😂
@umalmohamed1666
8 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy ❤
@aaminaxussen8345
8 ай бұрын
Telefanka ceyda wa dalan yahay e dhahday jwb sax la siyay King ceyda isn't easy welcome to reality la dhahay jwb qatara la siyay
Пікірлер: 413