sidan hada Amiira u faraxsan tahay waxa ka darnayd siduu ceyda u farxay Amiira markay 1M gaartay ❤🎉 waa dad ku dayasho mudan is fahamkooda wada shaqayntooda waxadba moodaa hal qof yacni siday isku fahmeen iyo siday is kugu dhow yihiin xataa haday is jecel yihiin waaba la is kugu talo galay baad is dhahaysaa yacni is faham iyo jeceel haduu ka dhexeeyo bas waaye way isku soo baxayaan wayna isku qalmaan saasa wadaa ❤
@NimoMohamed-sc1ts
Ай бұрын
🎉🎉🎉
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢
@FadumoDaauud-uw5yp
Ай бұрын
Warutaa
@Shankarooneeyy
Ай бұрын
Waa runta wlhi wll 😢
@user-vo8xx6hh7f
16 күн бұрын
Wey isu qalmaan wallhi
@safsafsaid7041
Ай бұрын
Milyan Qurux wa qof qalbi fiican o lagu tashan karo. Ceyda, Amira iyo Koko Walal iyo saxib jira 4ever. Asad Hagio dadku KZitem u furey King Ceyda wa qofki u horeyey e 1M gaara Mash'Allah, Koko Bulle is next Insha'Allah❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@ikraam_72
Ай бұрын
Million boy congratulations 🎊 👏 ❤amiira io ceyda dad qalbiga isku furay midba midaka kle siduu ula dabaal daga waa si aan caadi ahayan saxibtinimdina ha waarto🥰
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@user-ir3fe3wj1j
Ай бұрын
2 gabdhod dadka umaleeyan iney maalin un isu dhacaan wa daaleysiin. Ciyaal Xamar dad qalbi nadiif o daacad eh waye. TEAM 27 Asalkii hore xidigaha teamka friends forever.
@safsafsaid7041
Ай бұрын
Milyan Qurux iyo Koko Bulle rufiyanada wa ka maskax badiyeen❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@lugayar9163
Ай бұрын
Reer gobal waxwalbo dhaco danbiga dushagusaran 😂😂😂ciyaal xamar😂😂
@mohadeeq5007
Ай бұрын
sax wye wllhi
@user-jz5lv2py1w
Ай бұрын
Team 27 dad is wad jecel ilhey ha idin dhowro ❤hamblyo king ceyd 🎉i.a 2M sugeynaa😍
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@neimaayan5501
12 сағат бұрын
Sidokale hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@minutesoption
Ай бұрын
17:00 labadydii saan wadajirkiina ugu xiisay😢❤❤❤Amirko 4ever❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢
@AliAfrah-p9l
Ай бұрын
Amiira qurux wlhi caadi maahid Ceyda waad ka faraxisay 👌
Aqwan ma ragtey ubaxa gadudan ay u kentay sidokle koko ubax jaalo aye u kentay adno ayu siiye @@XamdiMaxamud-k6u
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢😢
@KoKoBULLE-its
Ай бұрын
TEAM KING CEYDA 1M CONGRATULATIONS 🎈👍
@Tornado_890
Ай бұрын
Acccc🤮🤮
@cartanmusse7819
Ай бұрын
Amiiro qurux mss tubaako hhhhhhh
@SumayaSumaa
Ай бұрын
Hambalyo hambalyo my brother king ceyda for 1m subscribe ❤❤
@XamdiMaxamud-k6u
Ай бұрын
Congrats cayda🎉❤
@FunAmiira
Ай бұрын
❤❤❤
@Gosha-rercarale
Ай бұрын
Waxas saxib laga dhaha mira deyda qalbi dahab qof walba farxada laqeyb sata naxariis badan teydii wax kudhiba ilahy kuma tuso mirayyyyyy🥹🫶😍
@11naa44
Ай бұрын
Amira sundus koko so noqdaa😢😢😢
@Gosha-rercarale
Ай бұрын
@@11naa44 sunmirko wan uxisay walhi🥺
@saynabkulmiye8031
Ай бұрын
@@11naa44is currently fa🎂🎊♥️🎂
@akmiishargsan5521
Ай бұрын
Finally AMIIRADEENA♥️ way iskeentay omg saa usugayey lee wlhy❤congratulation KING CAYDA FOR 1M SUBSCRIBER'S kabadan uqalanta inshllh keep going pro ♥️🥳
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@Fartuun.qaali-x2b
Ай бұрын
Amiiro iyo koko alle farxadiina madhantalo ilxun niima asiibto🤲cadowgica cagta hoostiis
@naimadahir519
Ай бұрын
Aaamiin wlhi kaftankoda wa jeclahy markaa tiktok 7+7 ku arko waa kulaba laboda ilhow ishooda kshay😢😢
@safsafsaid7041
Ай бұрын
Amiiiin ❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢😢
@naimadahir519
Ай бұрын
Cwa amiiro io ceyda Amira farxad badan m.a saaxiib jiro asiba saan ufaraxsanaa markay amiiro gaarty i.a koko bulle sugaynaa maalinteeda 😊😊😊
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@shaficiroraye
Ай бұрын
Farxada Cayda adiga ayaa iiga wakiil ah Amiira quruxeey, fadlan si shaqsi ah iiga gaarsii, Shafici Roraye ayaa Hambalyo ku soo dhahay ku dheh, AMIIRAAY DAYN IYO AMAANO AYAY KUGU TAHAY Hambalyo iga gaarsii. Like igu cimaamada akhyaareey si Amiira balantaan iigu oofiso? Please.
Amira commentigyga waad arki inshallaah iska kay cafi dhowr mar ayaan ayaan wax ka sheekaya sister❤
@Hamdi445-xy2dv
Ай бұрын
Hadda le waxa ka shekysid iska dhaf
@adoontiallesiman262
Ай бұрын
fariid Allah ugu mahad naq inuu ku waafajiyay adoo nool cafis dalabkaan waayo hadaad dhimato maad awoodi lahayn inaad cafis ka dalbato dhibaato wayna qabriga ayad kala kulmi lahayd 😢
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢
@Sihaam1.5
Ай бұрын
@@adoontiallesiman262 aad iyo aaaad walashy
@Sihaam1.5
Ай бұрын
@@Hamdi445-xy2dvaan kaa sheeekay ban ka wadey qoraal ahaan anigu Amira marna kuma caaayin lakin marki la igu so qaado way dhacta wa run wa san inan dhaho waxkale maaha wana boqorad guuleysan leeyhy❤
@Mumtaz738
Ай бұрын
Million boy finally you did it wllkei ❤❤ waad uqalantaaaa zxp wlhi team 27 addunka ayaad tusaalo unoqoteen zxptinio +wllnimo + wada shaqeyn waad buuxiseen garabkiisa mnta team amiira adne waad ku mahad San thy garab joogiisa ceyda cwa waa farxdiis m.a alle hakuu siyaadiyo wllkei ❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@aaminaindho3742
Ай бұрын
M.a Amira qalbi wanaagey waad u hagar baxday ceyda❤ congratulations king ceyda 1M🎉🥳👑
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
Ай бұрын
Amiira top keey wadato waa top kiii markay 600k galaysay mid ueg cml ❤❤❤❤ quruxleey waye from Tema kookoo
@SarasimanSarasiman
Ай бұрын
King ceyda marku dahabka sinaye aye wadatay Chana mid u eg aye so xiratay
@Samia15-r9m
Ай бұрын
Thanks jacaly big love team toto❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢😢
@lavieestbelle-neutre3431
Ай бұрын
Masha"Allah Libiskanne Qurux Maanta❤ Cambuurka Aad Soo Xeratay Walaahi Waad Ku Soo Baxeey 🎉❤🎉 Più Bella Aa Tahay🎉 I Love Amiira Ceyda❤❤❤❤
Hambalyo Ceyda 🎉🎉🎉1m kabadan ayaad u qalantaaa ,,,Amiira iyo Ceyda waa dad aad iyo aad isku fahmay🎉🎉🎉
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@user-un9wr7hl2b
Ай бұрын
Amiiro iyo ceyda marka dawanayo ano ilkaha tagayo is arkaa😂
@Dhiblayyy-q3n
Ай бұрын
Ugu dambey qof ila mid ah arkay😂😂😂
@munamaanka8020
Ай бұрын
@@Dhiblayyy-q3nAna Waa idinla jiraa😂
@Samia5-v8w
Ай бұрын
Ihii ano leh is arka😂😂😂😁😄😀😆
@saabiriinaxmedmaxamed9551
Ай бұрын
😂😂😂❤@@Samia5-v8w
@LeylaQurux-le5lw
Ай бұрын
Hambaliyo king ceyda 1m waxaa kuu rajeeynayaa 2m insha allah aamin ❤❤❤🎉🎉🤴❤️🥰🥰🥰🎉🎉🎉
@user-sg6cy5cj6i
Ай бұрын
Team cayda iyo team Amira iyo team koko iyo team sundus ayaanle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@Uqtimuslimah
Ай бұрын
Hambalyo hambalyo ceyda iyo amira sidey isku garab taganyihin cajiiba wllo qiimo badan waligin sidan u faraxsanada cadowgina hoos wan qiirodey wlh we love you guys❤❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@Uqtimuslimah
Ай бұрын
@@11naa44nio zunduz ta iga da waligey ma arag wax team27 isku xanaqsan shaley timid durba waakas isku dhacene
@queensuheyla5203
Ай бұрын
Mashaallah hambalyo King Ceyda🤴🏿 ka badan u qalma❤❤❤❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢😢
@umalmohamed1666
Ай бұрын
Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢
@Naxariis-badan
Ай бұрын
Ayy family millions ♥️ 💕
@SumayamahamedSuumoha
Ай бұрын
amiiiroy sundos aaweyna lawadiina wan isku jeclhy wlhi
@salmaansalka5798
Ай бұрын
Congratulations 1m King ceyda 👑✌ congratulations 👏🎉
@maxamedaxmed6374
Ай бұрын
Amiira, QuruX, Qofka Team 27 Ugu DeekhsisaN Hadiyad BixiN wanaagsaN Mrka Ay Gaadho in Teamkooda Mid kamid Ahi Dabbaal dagiisu Yimaado, Hamballyo King Ceyda.
@AxmedYaasiin-hh7cc
Ай бұрын
Hambaleyo ayaa kuleeyahay king ceyda hambaleyo waxaatahay qof wanaagsan ayaatahay hore usoco ayaa kuleeyahay
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AxmedYaasiin-hh7cc
Ай бұрын
Fiiri abaayo koko amiiro macalimow saalax ceyda hadiyad ayeee ugeeeniin lkn sundus uma giinin maxaa waaye lkn
@TeamHooskasi
Ай бұрын
Amiiro boqorad an wax la siisto jirin batahay sida qabqabkada farxada ula qayb satay😢❤
@user-gg3zs7nw9i
Ай бұрын
1m iyo garanka ceyda ku dabaal dagay amira ukeentay congratulations team 27 for 1m of ceyda🎉❤😊
@user-ch5mo5xn8o
Ай бұрын
garanka samia ukeentay ❤🙄😂
@user-gg3zs7nw9i
Ай бұрын
@@user-ch5mo5xn8o myya kan madow wan oga inay samia ukeentay videoga dabaal daga ee channelkiisa soo galiyay kuu xidhnaa iyo 1m ka gadaashiis yaala😍
16:04 macalimooo see wax yeelosaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 congratulations Congratulations Congratulations million boy 🎉🎉🎉🎉😂
@adoontiallesiman262
Ай бұрын
8:46 ala Amiira markay dhahaysay ceyda idin tusaya waxa moodayay inuu ceyda markuu hadiyahada furayo uun aanu arki doono hada si fiican usii eeg baa is lahaa kuwa Amiira si aad markaas u aragto waxay yihiin 😂 lkn alx isla hadaaba nala tusay ❤😂
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢
@adoontiallesiman262
Ай бұрын
@@11naa44 intee usoo noqonayaan abaayo
@saynabkulmiye8031
Ай бұрын
Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was a yatahay and yyy🎂♥️🎊
Hambalyo hambalyo hmbalyo million boy king ceyda intaas io kabadan ayaad uqalantaa wllky❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-kv4tm5ih4o
Ай бұрын
HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO king cayda is not easy 1m 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@11naa44
Ай бұрын
Amira koko sundus so noqda 😢😢😢😢😢😢
@ismailhamda-on5ni
Ай бұрын
TEAM KING CEYDA 1M CONGRATULATIONS
@IbtahalAhmed
Ай бұрын
Congratulations Mr 1m 😊
@Muna_____Turkish
Ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo wllkey mcn king 🤴 ceyda❤❤in taas iyo in kabadan Amiira qurux mahadsanid 🎉🥳🥳🥳🎂🎂🎂🎂🥳🥳💐💐💐🥳🎂🎂🎂🥳🤠🤠🍫🍫🍫🎁🎁🎊🎊
@Fattidiamond
Ай бұрын
Ceyda. Congratulations 🎉 koko io amiiro. Farxadooda. San ujeclahy. Mrksta sn uqosla. Midkle abayo waa niixiisy vedio. Noso dduuba❤
@HidaayoCumarxasan
Ай бұрын
Habaliyp
@AmiroCeyda
Ай бұрын
Amirayy ilwaad dhiirigaliso naxaris badan qofnimo jahhh wax walba wa kulmisatayyy🥹❤️💕
@HalimaSiyaad
Ай бұрын
Ceydha xafladha wansugilayaa come on guy 👦 👏 🎉🎉
@saynabfarax1225
Ай бұрын
Hamplyo hamplyo wallken king ceyda intaa iyo inkabadan baa ku rajaynaynaaa amiiro qurux masha allah hadyad aad uqurux badan baa u keenty ceydaa❤❤ waligiin wadajira
@AnisoAli-i1q
Ай бұрын
Team 27 congratulations 🎉🎉 my brothers anad sisters ❤❤❤❤
Пікірлер: 1,3 М.