Baba idiriska wad ka khaldan tahay 2 jeer ee uu afarta jeer keenay ee tii shanaad u hartay adaa ka danbeya qofka ka ridayo pls miskiinka daaya idinka iyo kabtanka sxp ayaad tihiin waadna isla jirtan waan ka naxay wlhi markuu niyad jabay najiib adaanu ka War sugayna insha allah from hargeisa
@husseinahmedali2879
Жыл бұрын
Keep going my pro 👍
@abshirabdi9520
Жыл бұрын
Wlh baabajey saaid Buu uqaldan yahay cayaarta markasta wuu afuufaa wlh arin wngsn ilama aha bataatanba ha joojiyo waa iga talo
@ayanmahamad8
Жыл бұрын
Somali baa lagu arkay dad xoolahay carabta u dhoofiyaan caanohoodii dib loogu soo celiyo oo waliba laga ganacsanayo😢😢 somalidu waa dad aqliga xayawaanku ku jiro yaaab
@Sweet-yn7ft
Жыл бұрын
Damiir xumo meshii ugu xumeed
@amintos8963
Жыл бұрын
😢😢😢
@zupeirahmeth8427
Жыл бұрын
adigu hindi miyaad tahey
@ayanmahamad8
Жыл бұрын
@@zupeirahmeth8427 aniga somali baan Ahy Lkn waan ka xumahay siday dadkaygu udhaqmayaan waxaanban haysanaa caano fresh ah ee maxaa wax carab soo moorisay Aan u iibsanaynaa
@zupeirahmeth8427
Жыл бұрын
@@ayanmahamad8 aan kuu zheego caaneheena weynu isticmaaLnaa waLiba si maaLinLe aH ee dhibta jirtaa aH caneheenu ma dhigmayaan oo wey xumaanayaN 6hours gudahood ayuu freshku kaga baa markaa zidas weyan sababteynu U isticmaaLno haana boodhaha
@moaweys4836
Жыл бұрын
Idiriska kabtan bara babajey 💯🙏💯farxadena waa idinka
@abdirahmanosoble3133
Жыл бұрын
Baba Jay idiriska canaha wen wa qadan lahaa lkn adiga Aya ka afufay ciyarta kada afufka
@officialabdikariimalishaah2625
Жыл бұрын
400k Comming soon✌
@johanliebert2525
Жыл бұрын
Masha allah 😋😋
@naxaraadan7448
Жыл бұрын
Baaba jey idiriska maxaa ugu afuufee kaligiisa waxaas qaab daro waye ka dhaaf Markasto kaligiis waye
Пікірлер: 160