Muniir liicaato luky markey izla joogan inta jecel like dhac iku zii inbayadada ahee
@Live_kudhiigle
5 жыл бұрын
Wll subscribe ii saar wll noolaaw
@yaxyexaliye2671
5 жыл бұрын
Commentiga aniga Ugu Horeye IllaH Ban Idinku Dharshaye Like igu zharfa
@HormuudTube
5 жыл бұрын
yaxye lolx haye ana ku saarey
@shafinasta4481
5 жыл бұрын
Wax kle
@shafinasta4481
5 жыл бұрын
Iga yabisen muniir qiyanolow
@shafinasta4481
5 жыл бұрын
Iyo licato jalanji kasta wa qiyantaa
@Live_kudhiigle
5 жыл бұрын
@@HormuudTube wll subscribe ii saar wll
@rashkaby8354
4 жыл бұрын
Hhhh Muniir iyo liicto qosol iguma harin inte ijcel like isra🤣🤣🤣🤣
@HormuudTube
4 жыл бұрын
rashka boy so dhawow subscribe na saar bro
@ishawaaqjaamac465
5 жыл бұрын
Wallhi ciyaartan aa ugu qosol badnayd intaa dawanayey idin wataa boys
@gureycadeoffacial2578
5 жыл бұрын
Fadlan waxaan kaa codsanaa hadii aad tahay qof muslim ah inaad iku caawisi subscriber ❤💜❤🤣
@riyaaqismail9852
5 жыл бұрын
Wllhi mina subax ayay iga qosliyeen 😂😂😂😂dadka farxada lii caaTo iyo wll muniir 💋 💋 💋 💋 ❤️🔥💯💘💓♥️💋
@ayaanaadan331
4 жыл бұрын
Wlhi muniir lii caato Laki Video aad ku wada jirtaan Wxaban waan idin sugaye lkn caawo wax ii kala farxad badan ma jirto waxa ee ila mid tahay habeen kaa dhashay oo kale My borther's keep gonig Alle ha idinkey xafido walaalahey aan jeclaa ❤❤❤❤❤
@HormuudTube
4 жыл бұрын
ayaan mahadsanid so dhawoow
@nadiradaahir4661
5 жыл бұрын
Wlhi bilhi si dacada u qoslay mulali boss beerkiiya nacadayseen bro keep going 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅👌
sidaan ayaa liskugu faraxsan yahay waana la kala dhimana ax yaa allaah
@xamdaxasan7597
4 жыл бұрын
Mnsha allah muniir liban iyo laki wlhi blhi tlhi mrkan idinfirsado zxptinimad dhabtabsn waxka ogada brathers nolada wayo bdan💖💕💓👑
@HormuudTube
4 жыл бұрын
xamda xasan mahadsanid soona dhawoow
@kingabdullofficial6708
5 жыл бұрын
Wlxi My Brother's I like your Challenges keep going, I think this idea is for My Abtiii Cadnan Big Loph💛 for you My abtii mcn. Laky Shukansigaa nagaa jojii nh bro.😀😘
@haliish312
5 жыл бұрын
Qosol dartiis wan oyay hhhhhhhh chalange so badiya jiyaa all mulali boys together....hda ila qabto like dhac
@kingxk7367
4 жыл бұрын
Wallahi wan farax sanahay markaad salajogtiin like bac bac igu siìiii waxaa sameseen challenge ad iyo ad an ugu qoslay hhhhhhhhh mahasa nid by
@zadikyare9081
5 жыл бұрын
4:00 habeennimo ayaan helay notification kiinna. Waan daawaday. Xaqiiqatan waa xujo qurux badan. Waxaan aad ugu qoslay 1:57 marka ay marayso sida uu Lii Caato yeelaayo. Hargeysa, Somaalilaan ayaan idin ka soo salaamayaa. Hh
@fayzhfayzh4601
5 жыл бұрын
Wllhi mar fiirsan marki iiso dhacdy sawab too ah wllky baa ika geeri yoday iku duceeyo inuu alle su aashe ufu dudeeyo wllyal hadi ey muslin. Limo kuku kujrto🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hal shey in labo qof afka wada saarto mafiicno wllyal☝️
@qaliqurux3610
5 жыл бұрын
Laki sifiican loguma sheegin walagaaday hhhhhhhh wiiiw aaaa hooyoy warsaneey hhhh licato muniir laki idiinma waayo 😍😘😍😍😘😘😍😘😍😍
@yakubfarah6185
5 жыл бұрын
Alla beerka anoo qado cunaayo dawanayey waan ku saxday qadadii ilhow anan dartiin u dhiman
@montanaproduction6472
5 жыл бұрын
Abti cadnaanow gormaa soo hor fariisane camirada mise heee intii ku darin ka soo jawaab ceeb miyaaa
@amiirataxlaam9993
5 жыл бұрын
alla muniir iyoicato berka ixanu gadhey san uqoslayey wlhi waxa tihin wilal funi ah m.a keep going cadawgina dhacdo dee
@hgggnasrokeef496
5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@nasteexonalka5213
5 жыл бұрын
Hurdada marka lagasoo toso oo wajigiina la arki wayo malintaas waa madoow iyo caajis saan cml ♡♡ waa oky hurdo kasoo toos mulaali boys indhahaaga ha qabtaan farxad ayaad daremi wllhi wllha qalbiga 🇸🇴❤❤
@asadomar2694
5 жыл бұрын
Mama Franko dawanaaye wankasootage balwadaa igu noqoteen hhhhhhh
@ismailxusen7654
5 жыл бұрын
asc sxbyla lii horay buu ka dhiibtay hhh waxa,uu badalay lucky boy horo mar wacan By
Hhhhhhhhhhhhhh ala walhi qosol dartis wan dhiman garey dad iskecel hore usocoda iso boqda wllliyar manta kahor madhihin
@nimcomohamed1338
5 жыл бұрын
😂😂😂 wlhi qosol beerka i xanuunayba mulali boys hore usocda
@ifraahaliibraahim4377
5 жыл бұрын
Liiicato wn ku salamy wallo qaali ani qof ada ku Tagerato ahay wallo gud boy wlhi ❤❤❤❤❣👈
@marwadeeqsan7898
5 жыл бұрын
Matanaha kaliya ee aan ku farxo markay izla Jogaan ❤❤❤ muniir and lii caato Ilove you
@nimcojama3490
5 жыл бұрын
Lii cato iyo muniir wa challenge ad uqosol anaa rafty wlhi lknse wllalayalow mid ayan idin ahegaya challengega ad samaynaysan marka ad istumaysan iska ayaraa waxa laga yaba inad sii siqiraa ad wax ku noqotan ani habar igama ahaa lkse taxatarku wa muhiim igana rali noqda hadad ka xumatan wayo wad kuwada qanacsan tihin dhamantina wan idin salamaya wa bilahi towfiq
@yasinafrica7621
5 жыл бұрын
Mulali boys sln sharafeed Ban idin soo direy katimid Columbus ohio truck ban wadey Noosoo badsha sxpayaal dhaman
@jiijocumar4649
4 жыл бұрын
Ala qosal badan aniga hada ayA Nigo cosbahay wanitagersanahay licato iyo munir iyo lki boy
Walahi muniir iyo libaan & liicaato way iga qosliyen runtii waxan idin leyahy horay usocda ❤💘⚘⚘🌷🌷💖
@shankaroonxusen708
5 жыл бұрын
Wlh challenge kii ugu qosolka bdnaa keep going mulali boys
@xafsaladanofficial3623
5 жыл бұрын
M.a mulaali boys keep going
@najmaabdisamed7868
4 жыл бұрын
Maasha alaah 🔥🔥
@apdirahmanahmed1932
4 жыл бұрын
Wlhi wan xalusanyo mrkan idin dawaday Jiradii dhan wan ilapypa wlhi 😅😅😅😅
@abdulkhadir1708
5 жыл бұрын
😂😂 Aah aah caawa fuuray wollahi so funny wollah
@zakiofficial1457
5 жыл бұрын
Wlhi saan uqoslayy wadnaha ixanuney 😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@juweeriaabullahi3515
5 жыл бұрын
war heedhe xasadsanaa Muniir iyo Lii caato Laky wuu niikiyay😂😂😂
@kipirlowadamariaofficial3724
5 жыл бұрын
Team mulaali boys idinku fnaa wllhy said mnta uqsly wllhi umd mhaa muniir iyo liil cato kkk
@faadumacabdiqaadir3409
5 жыл бұрын
Walaahi waad ika qosli seen mulaali boys saan u qoslayey wandaalay
@hamdadiamond1371
5 жыл бұрын
Challenge yadiina waa uxiiza zxpyaL 👏👏👏nlda
@zahromacalimuuse4344
5 жыл бұрын
Armuniiiroow manahaleeyn rabtaa Gali kabixi aa kkkkkkk kaftan dodcom
@queenciiltiraofficial4000
5 жыл бұрын
Challenge gan ano samysn ayaan halka dawashadiisa ku dawakhy Amar ilahy 🤔 lii caato iyo muniir iga wLe wn idin wadana❤qosla noloshs o frxa wiilashyda❤💋 lii cato mdx yare u leyahy ka dhaaf dhawakha
@hassanelmi8814
5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh lii caaato cadi ma thd wlhi waan ka qeliy wlhi din jclhy dhmn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassanelmi8814
5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Mohamednaaley
5 жыл бұрын
Keep going abowe nabad kusoo laabo
@24tabiyahacayaaraha48
5 жыл бұрын
Mulali boys nigu fana keep going
@khadramohamed4773
5 жыл бұрын
Mnshallah wiilshayadii hormar wcn
@hamdaabdulahi2426
5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂mizkin lii cato
@MSS_INTIZAM
5 жыл бұрын
Hhhhhh Challenge qosolbadan wllhi wad iga qosolsiiseen wan idin tageeraa timka mulali boys nolaada
Пікірлер: 298