Waxaa loyaqana koron ratiga xiniyaha laga siibo 🥰✌
@jaabircadde1620
4 жыл бұрын
Cudur Dilaa aha oo aan Daawo lahayn aa Dunida kasocdee Kala fogaada Si uusan iniin Haleelin Faafaha daran Ee Coronaviris(Coved 19) 1.5m / 2m Halis hagalinina Nafihiinee 👍
@hawahassan3858
4 жыл бұрын
Alkun waayeh 😂
@hawahassan3858
4 жыл бұрын
Asxpta Barbaarta pls qishka gadaal hala joojiyo Shaadiyo miskiinta waqti been been ugu cunteyn 😂😂
@mowofficialcw9534
4 жыл бұрын
Wax markasta so socdaa oon imaan Wa biri sxp najiib
@hodanmaxamed4789
4 жыл бұрын
Najiib suasha jwbteeda muqaalifo lee saxan geeso xir gabdhah ninka o doonan waaye😎🤣
@umumunasar3028
4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf abdifitax waad qayante
@ilhancaraaye5801
4 жыл бұрын
Kkkkkk ninka nagaha badan waxa lo yaqaana shabeel naagod marka u xaasas badan qabo waxa lo yaqaana gododle 😂😂😂😂
@a-kanigooni246
4 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf wn ku wataa abooh ♥️👸💖🙏
@bbequeenqureesh2014
4 жыл бұрын
Family an jeclhy❤️❤️😆
@ardoolow2482
4 жыл бұрын
Muqalifo ayaan maqlay geesxir welige ma maqlin
@najihiinappe1022
4 жыл бұрын
Naagata ninkeeda kadhinto inta udaqaan dumaal like ta
@burhanahmed4044
4 жыл бұрын
Wan idin salamy dhaman barbaarta media intaa ka kooban tihiin gaar ahaan najiip shadiyo iyo seygeeda abdi fitaax yare wlhy waad naga qoslisaan waxad tihiin dhaman tiin dad farxad kasmysan la aantiin farxad la aan dheh wn idin jeclhy ilhy hydin xifdiyo
@taanaofficial4626
4 жыл бұрын
Keep Going
@goldaofficial338
4 жыл бұрын
Gees xiir nin magaciisa aa ladhaha 😂😂😂😂 wlhi wa fuuray san u qoslaye
@zahrasiman6348
4 жыл бұрын
Gees xiir ma ahn ee waa gees xir dhawaaqey qaldeen
@habifarah6128
4 жыл бұрын
I love shaadiyo wallhi waa nag wada qosola hore u soco
Пікірлер: 1,2 М.