Allah ha u naxariisto asaga iyo intii Muslim ah shiikh muuse 😭😭😭
@mohamedyoussouf5532
Жыл бұрын
I would like to have my chance
@ValeurSoolking
6 ай бұрын
what kind of luck do you want ??😅😅😅
@jamaljama8146
Жыл бұрын
Marka hore qof binu adam ah oo dunidda yimaada waxa ugu fadli badnaa Nabi Mohamed(NNKH), Isna ma babanaana in sida loo amaano oo Allah ayaa kalaamkiisa ku amaanay kuna sifeeyey, qof kalena iskaba daa. Anyway anigu heestan waa ka helay waanan save-garaysatay, madadaalo ahaan.❤💯. Yaa Allah dariiqa mustaqiimka nagu hanuuni oo hana hoojin.😢
@moustaphasaad8748
5 жыл бұрын
Allah te rentre au paradis Mon grand pere cheikh moussa rijal(houwa)
@cheikmoussarijal9542
5 жыл бұрын
Amiin amiin
@MrTapha10
4 жыл бұрын
Allahouma Amin
@altscyizwer4782
4 жыл бұрын
I don't know, how i got here, but I love this song 😍😍 Greetings from Hungary! :)
@4nqallo932
4 жыл бұрын
mashaAllah this is not music this is zikir or Qasaid or manzuma
@dunidahorizons5082
4 жыл бұрын
Really? Greetings to you 😊
@mahdi99486
4 жыл бұрын
😂😂😁
@MrTapha10
4 жыл бұрын
the power of Saint Sheikh Moussa attracted you💫🔥👏🏿👏🏿👏🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@MrTapha10
4 жыл бұрын
you are right my sister, he was a beloved Sheikh and a being like us the power returns to our creator Allah swt just him. I was just joking with the person who commented that he doesn't know how he ended up here. 🤣👍🏿
@sawmurtidabilanlyrics2045
Жыл бұрын
Sheekh muusaa waliyulaa ahlul karaamaatee
@ahmedozzyofficial5947
3 жыл бұрын
M.a xerta sheikh muse from xerta reer shariif macruuf Al karkhi
@abdoulkarimdaher5581
6 ай бұрын
Dhashiii cheik muussee ❤ Raamadan muubarak to all muslim 🇩🇯🇸🇴
@mahdi99486
4 жыл бұрын
Reer jabuuti qasa'id uu daa wallahi 😍😍
@abdirachidmouhoumed2275
4 жыл бұрын
Mahadsaniid
@fatousaad7800
4 жыл бұрын
Mahadsanid
@moustaphaegueh5796
4 жыл бұрын
MAHADSANIID
@benbouhguediyacoub9460
4 жыл бұрын
Big tks bro
@saxadani3241
4 жыл бұрын
Cid nagu gareysa qasaiid ma jiro
@HoumedMoussa-vs5wl
6 ай бұрын
Cheik Yahya machallah Alf moubarak❤❤❤❤❤❤
@miimali1640
3 жыл бұрын
qasiidadan waxaan ku xasustaa mar aan 2019kii joogay Djibouti, Masjid yar oo halkii aan deganaa ku hor yaalay ayay ka bixi jirtay. xasuus
@abdulaahifaaiid480
4 жыл бұрын
Aalaha kuu raaxeeyo dhagaaha codka xuurul ceynta allaha ugu raaxeyo sheikhs codka macaanoow janadaaa noo balan ah sxb bi fadli shiikh muuse waliyulaahi ahlul karaama
@abtidonomar5516
Жыл бұрын
Raxmatulahi calaykum aleh janoyinkisa ha ugu nimceyo qabriga ha u wasiciyo Shekh Muse rajaal waxu ka mid aha dadkii aleh karamada siyey e aleh sidu ifka kugu karemeyey abo akhirana haku karameeyo udgoone micisa noqo ❤❤❤❤❤❤
Machallh cheick moussa ilasyki iyo iftin aychaca ka muqdey 😍🇩🇯
@oumucamiroumucimrane6193
2 жыл бұрын
Zmzx
@ahmedantoniyo873
10 ай бұрын
Islam wax sir ah majirto ee idinka waxa tihin kuwa towrada inxiraf ku sameyay ,injilna inxiraf ku sameyay ,Islamkana soogalay ee sameyay shico iyo duruqyada sufiya ee imika jirta sida kuwa qadiriyada iyo al ahmediya iyo kuwa kale oo badan. Gabina wa fikradihi polis iyo saaduq kahin waxana tihin mushrikin ee dadka muslim ah ee suniga ha walina beentana ka daaya. Inchallah guul islamki suniga aha ee saxda uusoolami.
@ramadanyusuf2466
12 күн бұрын
اهل السنة هم الأشاعرة و الماتريدية و ليسوا الوهابية المجسمة المشبهة الكافرة
@LibanAli-g7s
6 ай бұрын
Cheikh mousse ❤❤❤❤machallah ❤❤❤
@H.EPresidentGaas
2 жыл бұрын
Aun Sheikh muse haji Ahmed
@asaldhaqan9778
4 жыл бұрын
Sheekhi orgiga ku eryaday jarmalka in la amaano waa istaahilaa 😎🌹
@AbdirizakHAdan
2 жыл бұрын
maasha Allaah reer Jabuuti Salam from Xamar muqdisho Hodon , RAMADAAN WANAAGSAN 😍
@ibrahimcabdirisaq1922
2 жыл бұрын
Mashllah
@iltiredoualeibrahim
6 ай бұрын
Sheek mussa wali allah unaristo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@servantedallah4621
5 жыл бұрын
Ma sha Allah nolada j'ai vraiment pleurer et le mikam de cheick Moussa me manque kel belle voix ma sha Allah huno nolow
@cheikmoussarijal9542
4 жыл бұрын
Oui hn
@cheikmoussarijal9542
4 жыл бұрын
@@mursalwarsame5839 quel clan
@abdirachidmouhoumed2275
4 жыл бұрын
Vraiment se magnifique
@mursalwarsame5839
4 жыл бұрын
@@cheikmoussarijal9542 je voulais savoir si les yonis moussa odaxgob sont descendants de cheik moussa . merci
@moustaphasaad6279
4 жыл бұрын
@@mursalwarsame5839 kkkk non frère cheikh moussa est issa mamasan reer cigaal mon grand-père
@neimaaden1236
4 жыл бұрын
Masha Allah awawgay qaali allaw ku naxariisto amin
Sidayoutahay made ii macnay karta walalkay ado iga ralia
@cheikmoussarijal9542
5 жыл бұрын
Siday chirki ou tahay
@cheikmoussarijal9542
4 жыл бұрын
abdiladif mahamed mad ii shegi karta walashay
@sharifhashim2816
4 жыл бұрын
Waaa tawasul sxb way banan thy in awliyada lagu tawasulo
@jamaal_mouze
4 жыл бұрын
Shirki micnaheedu waa in ilaahay wax kle cibaadadiisa lala wadaajiyo halkana cid wax caabudaysa ma aragno ee qasaaid baa kasocda markaa shirkigu xageed ku arkaysaa wll
@halimoelmiabouker4470
4 жыл бұрын
Machallah Allah hibarik FIKE et HIRAHISSE FIKE Joukranne katirre HOYO YAYAH ET YOU COLLEAGUE MUSICIAN ET BOTHS KI APPLAUDISSEZ TRES BIEN CHANTER JOUEZ AU PROFOND DE MON COEUR AGGRAVATED AU PROFOND DE MON COEUR MADADDE ABOW MOUSSA ISMAEL RIJAL
@cheikmoussarijal9542
4 жыл бұрын
Maded hiya
@SamodSamir
2 ай бұрын
Amine amine amine ya rahman ya rahime inshallh j serai
@SamodSamir
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MciB-gl5mk
2 ай бұрын
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته❤❤❤ 0:28
@barkadabdi198
4 жыл бұрын
Waa qasaid fican balse cheikh Moussa allahunaxirsto wuxu ahaa qof ibnu adama marka inad sidaa uu bunbunisin maha
@Xikmaawi77
4 жыл бұрын
*in la buun buuniyaa waa wax uu kasbaday oo uu shaqayatay intii uu noolaa wax lagugu xasuusto haddii aad samayso waligaa waa lagu hadal hayn doonaa sida imaamu shaafici oo kale mashriq iyo maqrib na looga yaqaano oo kale*
@ibraibrahim2337
4 жыл бұрын
Cheik moussa 🇩🇯👍💪
@ciisecabdi3015
Жыл бұрын
Allow owliyada karaamaadkooda Io kaalmadooda na sii yaa rabbi❤❤❤❤
@jungkook-jf5hh
3 жыл бұрын
Ihay ha u naxaristo sheekh muuse ilahay kher ha seyo🤲🤲
Liberlism iyo communism iyo capitalism iyo laandhernimo iyo qof caabud oo illah ka dhig iyo iney cadab iyo jano iyo iney akhiro jirin kuwan ugu imo ee reer al saaba'iya ee abdillahi ibnu saba uu sameyay .wana fikrad calami ah wana kuwa imika calamka xakuma weeye min usa ila Djibouti. Waxana ka mid ah masoni iyo illuminate, kuwan iyo yuhuda iyo Christian iyo budhisme iyo Hindus iyo shico dhaaman wa isku mid weeye wana fikrad kali ah weeye.
@Amisha_Ali
2 жыл бұрын
Masha allah❤🇸🇴🙏
@manaicha5976
Жыл бұрын
🇸🇴❌🇩🇯✔️
@samatardoualeh5536
5 жыл бұрын
dhalinyarada wadadan qaday ha ka tobadkeentoo oo farsama kaleh ha la imaadan . waa wado daaqud la dhaho ee walal jahligi hore haka dhiganina gabaad
@nabihaomar9394
5 жыл бұрын
MA KALIGA BAA YABAN BAAN ISLAHA WA QALAD INEY U HESAAN ANBA AY XUSEEN RUX KHALQI ILAHAY AH.LAKINE WAAN DHAGAYSTA HEES AHAN TALOW ANA MAAN QALDANAHAY
@cheikmoussarijal9542
5 жыл бұрын
@@nabihaomar9394 wa khasaid wa amaan walashay marka ziyarada wa loo sameeya sandkasta aichaya lagu sameeya marka wa cadi
@DegmoAhmed-w7b
21 күн бұрын
Machala Allah ♥️♥️♥️
@AbdiDirieh
3 ай бұрын
Ashalah
@Gudow99Gudow99
6 ай бұрын
Mshlh shekh
@mnzumahadra9244
9 ай бұрын
From ethiopia 🇪🇹 Kbila kokob anba❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Пікірлер: 417