Looma baahna in lasugo ìnta lasoo weerarayo dawlada j.somaliland ee waa inay ciidamada somaliland qaado weerar la eedo oo lagaga xanaaqo in laysku soo dayo ama lagusoo fikiro in weerar lagusoo hamiyo in j.somaliland loola imaado in lagu waxyeeleeyo qaranimada j.somaliland markaa waa inay ciidamada qaranku galaan heegan difaac qaran ah oo noqota dhengad xanuujisa cadaw kasta oo fikiradaasi ku jiraan ama kusoo haminaya waa in talaabo adag laga qaado?
@SultanAhmed-et3vc
4 күн бұрын
JAAMAC BAADI
@oromiyaa7906
4 күн бұрын
Warun
@khadrafarah5488
4 күн бұрын
Beenta joji heego heego heego maxaa kagalay tuugo maxaa ku oheesiyay NO dagaal😂😂😂😂😂😂😂
Qoriludug waa kuwii ka soo eryey kominshinkii doorashada ee ay kabahoodii ka soo yaaveen!!.
@abdillahimohamoud7750
4 күн бұрын
Ciidamada Somaliland waa iyo ciidamada madaniga ahiba aanay sugin weerarka huwanta ee ay iyagu dagaal ku qaadaan oo si adag ula dagaalamaan in la xanuujiyo mooyaane human ma joojinayso dagaal ee saani haloola dagaalamo❤ guul Somaliland ❤
Пікірлер: 25