Asc mansha allah macaanto ad ayaad u mahadsantahay sida sharafta leh ad noogu so gudbisay fadhiga quruxda badan aniga Uk jooga ad waxaa i cajibay misaska yar yar ee fadhiga ku yaal intee ka heli kara plzz iso jawaab adoo mahadsan thanks😍😍🙏
@aanaan6027
3 жыл бұрын
Miiska yar yar ka xage laga heli karaa dukaamanka ka so iibsay nagu saacid sii aan u raadsano thnx
@fadumaali6391
3 жыл бұрын
Asc abaayo fadhiga intee ka soo gaday MaShaAllah 💕💕⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
@ikiihassan4347
3 жыл бұрын
Misaska yar yar iyo kurasta xage kaso gadatay abayo masha alah wa qurux alle haku barakeyo
@hiboabdi2925
3 жыл бұрын
Asc abaayo masha alaah tabaaraka laah quruxeey macaanto barkimaha xagee ka gadatay kuwa gold ah ?
Пікірлер: 46