Iyadoo haatan ay dib u soo laba-kacleeyeen burcad-badeedda Soomaalida, ayaa ciidamada ilaalada badda ee Galmudug, waxay isku dayayaan inay ka hortagaan in xeebaha Hobyo ay mar kale xarun u noqdaan kooxaha burcad-badeedda.
- Күн бұрын
Ciidamada Galmudug oo isku dayaya inay ka hortagaan burcad badeedda
- Рет қаралды 5,337
Пікірлер: 10