Culumo tiro badan oo reer Somaliland ayaa ku sii qulqulaya Oog, waxaanay quraan saar ku samayn doonaan Ciidanka iyo saanadana Military. Insha allah waynu ka guulaysan doona cadawgeena goor aan dheerayn. Qof kastaa halkuu joogo faataxada iyo ducada dabada u soo qabta dhamaantiin. *Guul iyo Gobanimo Somaliland 💚*
@sahramohamed7031
Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@LeoPard-HQ
Жыл бұрын
Xalkaagii ma Somaliland? dira caruur badan oo ay ku dhintaan Dagaalkan aan macnaha lahayn ee magac qabiil. Taasi waa xalkaaga. 😩
@sahramohamed7031
Жыл бұрын
Dowlad 9months maati dhameeneysaa ma shabaabbaa
@sultanahmed5021
Жыл бұрын
MACQUUL MAAHA IN CIIDANKA IN DIB LOO CELIYAA, SABABTOO AH KUWII USOO MALEEGAY XASSUUQA AYAA TALADII CIIDANKA IYO XUKUNKA JOOGA, MA MARKALE IN LA WANJALO OO LAYS KABARAACIYAA TAASI..LA DOONAYAA..
@jamaadnuura10
Жыл бұрын
Kii Cirro inaadeerkii ee cirro diray ee isgaadhsiinta ka jaray ciidamadaad sheegaysaa sow maaha iyo musharaxa cadawga gudaha basaas Cirro indhahaa lagu hayaa cadawga ciidanka qaranka kola jiida hore ku dhabar jabiya kola shuftadii guriga Cirro gacanlibaax jidgooyada ku laayeen. Waad ka naxday suldaan cadawga gudahoow taageerada ciidanka cidhibtaada xun qaniin
@hamdi27889
Жыл бұрын
Dulmilow ma guuleysto alcadaala radio 📻 dhegeysta sorry Iidor 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kassa idin xukumo wax la yiraa calan ma jiro calaacalka joojiya 🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂🤣😂😂😂🤣🤣
@abdirahmanhussein6230
Жыл бұрын
Kkkkkkk Gudi baasto
@jamaadnuura10
Жыл бұрын
Cadawgii gudahaa yaabay, yaayuulay, muraaradilaacay taageerada ciidanka qarankay ka xun yihiin. look at their negative comments towards the patriots supporting their national army. Once traitor always traitor like their leader Cirro the enemy within
@abdigah5364
Жыл бұрын
Somaliland qabiil lama dagaallaymayso ee waxay ishayaan dad qaran-diid ah .
Пікірлер: 11