Goobyaalay meel aan gacal iiga muuqan Garbahaaray weeyaan meeshaan Gebiley moodee Geddo iyo anoo taga Garoowaa haboonayd ma weeyeen garawshee way i soo lug gooyeen buu laabta ka qaadayaa miskiin indhihiisu markay waayeen qof u soo baxa oo taraxa dadkii basaska lagu sii guray kkkk
@MABDI-nj4pz
Сағат бұрын
Adigu waad bugtaaye isbedelka soo raac xaafad qudhi kuma deeqdee. Anagu reer AWDAL oo dhan hadaanu nahay Madaxaanu ku sidanaa Madaxweyne Cirro . Gebilayna waa la wada degaa.
Пікірлер: 12