Ma hadalkii ugu xumaa ee naxliga muujinayey ayaad videos qiimaha leh magac uga dhigtay Ilaahay amarkii Hadalkasi haduu uu dhab yahay oo sidaa madaxwaynuhu yidhi Ilaahay iyo umadiisuba waxa ay so dhawaynayan maaha adna wad ogtahay ee xumaan intaan faafin lahayn wanaaga Aya ka qiimo badan walal
@Waano-x9
Ай бұрын
Faysal cali xusen. Nin dhiigle meeshuu ka maqan yahay waa mugdi 😂😂😂
@halimojama2378
Ай бұрын
Maxaa dhiig leh ma qofkan dhiman cunsuriyadii ku qaaday kuma dhigto
@user-sz7sn2rv9r
Ай бұрын
Odaygan baal digaag waa oday been badan wallahi
@nurdeanbil6497
Ай бұрын
WAA RUNTAA WALAAL
@walaalahadaarudacwa8120
Ай бұрын
Faysalow. Cajiib anaga oo reer awdal ah ayaa Jecel soomaali adigu hadaad amxaar jeceshahay Awdal loves ❤ 🇸🇴 Somalia waxaan maqli jiray yaraantii iyada oo amxaar la isku caayo laguna Faano Soomaalinimada waar meel Soomaali loo dhaafo majirto love Somalia 🇸🇴 ❤❤❤ Awdal Borama
@ahmedcisman8061
Ай бұрын
Awdal haku soo hoos gabane badheedhahaaga cadee somali dusha iskuma sidato orod somalida Kenya iyo tan ethiopia ba soo ka xee bal hadaad xoog leedahay somali cid naga jeceli ma jirto amxaarna ma nihin lkn somaliland baanu nahay ninkii diidan taasi ha iga dul boodo?
@user-jv9gi2jg7t
Ай бұрын
Geesi faysal Ali waraabe iyo saleebaan Ali Moore waa runtime geesiyaal qaran guul guul soomaaliland ciidanka qaranka guul guul ❤️ ❤❤❤❤
Somaliyeed =faysal faaruq cuqdad ayuu u dhimanayaa. *
@AyaanWaano
Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland
@user-zn7co2sg9j
12 күн бұрын
Aad ayaan ilaaheey uga baryayaa inuu barakeyo gurka sharafta leh ee qeymaha badan alle ha isku meceeyo labadooda. Midda kale aad baan uga xumahay siyaasiga sida nin waalan uga hadlay farxada kuma fiicneen in lagu casuumo Oday Feeysal waraabe😅
@Fadumogele1533
Күн бұрын
Habyo habalyo❤🎉
@khdar8369
20 күн бұрын
maxamed
@Tixsame12
Ай бұрын
Walee koore ma howlyara waaruntii oodi ab kadhow😂
@art_lto2450
Ай бұрын
𝐇𝐚𝐛𝐋𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐃𝐒🇪🇹👸🏻😍
@qaran-channel-tv4311
Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk faysal cali waa balaayo
@cadomedia
Ай бұрын
Odey xanuusanaya oo xaga dhimirka ah ayaad meesha keenten waa Odey boqornimo u waa shay imika wuxuu leeyhy musa sidaa yidhi adigu sowdigii shalay lahaa mubarik aktobar iyo farxiyo fiska waxa lagu meheriyey diintii reer daami waa ninka wixii afkiisa ku soo dhacaba iska odhanaya
Пікірлер: 56