Gobolka awdal ila jiida jigjiga diri-dhabe iyo jabuuti
Marka aroosyadda iyo siyaaroyiinka la iskugu yimaado
waxaa laga ciyaara ciyaarta layidhaahdo (Harimadee)
oo jiida caan ku ah.
Ciyaarta Marka loo soo araaranayo
waxaa ka horeysa qayb layidhaahdo (Tirtirfe) .
Негізгі бет Ciyaarta Tirtirfe
Пікірлер