Waa Film Documentry ah oo si faahfaah uga hadlaya caqadihii muddada hor taagnaa sidii ay u dhici lahayd doorashada golaha Wakiiladdu, oo ahayd dabar hortaagnaa dhameystirka dimuqraadiyadda JSL, taas oo lagu guulaystay qabsoomideeda Sannadkii 2005.
Негізгі бет Cod Nabad U Dhacay: Doorashadii Golaha Wakiiladda Ee Sannadkii 2005.
Пікірлер