Mansha alah sheekhow xaqiiqweeye khayrbadan baankuu rajaynayaa insha allah
@ahmedobsiiye2141
Жыл бұрын
masha allah jaza kumulahu khay waad kumahsantahay intaa ad nala talisay runti way yar yihiin sidaas ookale u ahadla balse waa arin muhiim ah oo ay waajib tahay in lagu bararugo
@husseinxandule2879
Жыл бұрын
Maashaallh ustaad c w aad baad umahadasaty. runtii boota soomaalidda ayaad taabatay.
Ustad cabdi waliyow su'aal baan ku waydiin lahaa hadaan heli lahaa meel aan kaala soo xeriiro
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@fariidabintumuse2005
Жыл бұрын
M.a jazaakallahu qeyran
@yasinhaji1806
Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr waxeey aheeyd waano loo baahan yahay.
@najibasad7675
Жыл бұрын
Wcs wll mahadsanid, was tin iyo baar qabyaalada somalidu waxay ubahaantahay isbadal dhankasta ah in la sameeyo oo lala dagaalamo dhanka odayassha dhaqanka ayaa ugu xun oo ah kuwa Kuba nool qabyaalada qabyaaldaysan.. culimadu door muhiim ah Kama qaataan siyaasiyiin iyagaaba iyo odayaalna iyagaaba ku qaraabta qabyaalada marka waa uun qof kastoow iskaa uhawl gal
@xadiyojamac5736
Жыл бұрын
Uguma darna sxb ee caruurt TIKTOK jogta ugu xun uguna daran odayashu ha yaqanan lkn cunsuri iyo cay iyo bahdil ma adegsadan lkn kaliya wxbay ku raadsadan.
@najibasad7675
Жыл бұрын
@@xadiyojamac5736 kuwaas waxay rabaan kaliya dhibco uun iskuma dilaan mana matalaan somali Ee qurbaha ayay ubadanyihiin..ee kuwa sharci ahaan iyo asaas u ah qabiilada Ee kuwaas dhalay Ana siyaasiga uah ilmahaas ayaa ugu xun
Abdiwali ka waran xata a dadkeena wax bartaa uga daran qabyalada hada dadka qurbaha qaxootiga ku tagety baa ugu xun. allaya raxmee Cabduulahi suldaan baan xasuusta markaan Somalida nolasheda eego gabygaa oo qabillaa uga dagey somali sida gabeyga auu leeyahey Dadka kama yaraateen ee waay is dabar jareysaa Qabiil Dusgi ma lahaa waxuu dunsho mooyaane
@daadir3042
Жыл бұрын
Waxa igu yaab badan in dhalan yartu badanaa isku raadsato qabiil ahan Aya soo batay xitaa iskuuladii awal waxaa lagu ogaa raga waaweyn balse dhalin yaadii dumarka waaweyn iyo kuwa hada soo baxay wadada UU kuscdo dalka wan la yabanahay wlhi aad beynu usii hooseyn doonna waa hadii aynu Ka fakirin faciladeena iyo oraahydeena.
@abdulfattah2090
Жыл бұрын
nin kasi ma reer hebelbaa? Haa! Waa xaasidiintiiye😂 Ma dhamaantood? Haa wllhy cid kasta waydii! Wa sheko kalee😂😂
@cabdiwali
Жыл бұрын
😂😅
@maryanmukhtar9156
Жыл бұрын
Been maha walle taasi
@nasraabdrisaq8478
Жыл бұрын
Wixii ula yaabka badnaaa ee iga isoo maray waxay qof igu yiri markaan qofka arko muuqiisa iyo hadalkiisa ayaan qabiilkiisa ka gartaa 😂😂
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
Жыл бұрын
🤣🤣Horta dhibkaaa ma ila qabtaa
@nasraabdrisaq8478
Жыл бұрын
@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 haa wallhi dadka noocasa alle hasoo hanuuniyo wax kale uma qaban karne😓
Пікірлер: 44