Waxaan aan In dhahayga ku arkay ayaad ka warantay walaal qaali runtii way wacantay inaad mawduuc yadan inaad noo badiso haddii aad haleelaysid 🙏🙏🙏
@ramlocabdiqaadir1478
2 жыл бұрын
Mhdsnid wllkey wax badan ban ka faidey kheer allaah ku siyo wll qali
@Faris_almali
Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@samiramusa4422
2 жыл бұрын
Masha allah sax waye wlh misaanka wax badan hadu ka dhaco daal iyo waxaa arke adigoo lajiifo herka jirooyinka yaryar xita ma,adkeesankardid
@sahra___2220
2 жыл бұрын
My dear brother thanks🥰🥰allah ku xafido walka
@abdulazeezofficial1535
2 жыл бұрын
Waxan isku arkay gaajo badan anigo waqti kastaba Wax cunaayo waxa ii dheer maba Ku dhargo cuntada walal Ila tali bal
@shaahidbeesaani
2 жыл бұрын
Cunadaaada Ayaa karbohaydrate u Badan Ama Shaqo Badan Ama Fakar Badan Ama Socod Badan Ama Nasasho La’aan Ama Biyo Cabid La’aan Inta aaadan wax Cunin Daqiiqado Ka Hor Biyo Cab 😍😍
@maaidaabdinoor8442
2 жыл бұрын
Ma .walaal
@naimakhiyre8037
2 жыл бұрын
Mahadsanid Shaahid. Su,aalaa rabaa inaa ku weeydiiyo Murqa xanuunka maxaa keena yacni jirkaaga korkiisa asoon dhaawac mise wax kusoo gaarin in gudaha xanuun badan ka dareento tusaale gacanta meesha xusulka iyo muruqa ah ama lugaha jilbaha oo kale marka ku shaqeeyo ama hurda kasoo kaco said ayeey ii xanuunta gacanta xataa marmar ma dhaqaajin karaayo
@kingjohn9145
2 жыл бұрын
Wllo cunno tayo LEH cun oo calcium ku badan tahay 👍
@xasanmuxsin2306
2 жыл бұрын
Naagta Qaawan Ka Qaad SH Sida Kale Talo Fcn Ayaad Nasiisay
@maxameddooz1251
2 жыл бұрын
Sxbkey marna macalinkeyga Nolow baaba🥰
@hanaahussein3961
2 жыл бұрын
Mhdsanid wll talo wax ku ool ah 🙏💯
@zenamohud
2 жыл бұрын
Walal an ku fano 🥰🥰
@aadankheyr232
Жыл бұрын
sxp marka xerta side loo dhimaa video ka soo same plz
@nasraibraahim2531
2 жыл бұрын
Mclin shaahid go forward 👏
@suldaanhassan7531
Жыл бұрын
Thanks
@fardowsafanka6115
2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Riyaaq340
Ай бұрын
Sidee xeerta iska jaraa anoon weight wax u dhimeyn
@somalidiet7347
2 жыл бұрын
somalida waa indho ku garaadlayaal ama indho ku garaadle
@shaftoh6192
2 жыл бұрын
Thanks sxb
@asadinhomohammed9976
2 жыл бұрын
Hello pro shaahid how are you doing ☺
@safiyoahmed7551
2 жыл бұрын
Guuleyso abowe
@cimrisugechannel8062
2 жыл бұрын
sxb shaahid run ahaantii waxaa shegtay waa sax balse waxaa iii shegta hada ani gym ayaan dhigta balse birta waa sax waan iskaga dareemay hasa yeesh cayil dhanka caloosh isku arkay maxaa lagu xalin karaa oo ugu fudud walaal #shaahid beysani
@munocabdiqaadir9408
2 жыл бұрын
شكرا
@hayaadmohamoud3439
2 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad 🥰🥰🥰❤
@nurto1235
2 жыл бұрын
M.a
@Soloman2001
2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid in badan maxaan culays ama xayr ridaa 23 jir 56kg ah baan ahay waxna iskama kay badalayaan kudhawaad 6 sano ee talo keen😂😂😂
@hafsoabdiali3185
2 жыл бұрын
😍👍👍🤙
@abdulazeezofficial1535
2 жыл бұрын
Sxp wan Ku tageera WhatsApp Kada ireeb arimi ban Rabay inaan Kala tashto
Пікірлер: 31