Qoftan ma aydoo walacay saas waxa u cunaysa bisinka maansha Allah Allah kuu daaweeyo
@zamzamcabdiraxman5351
Жыл бұрын
Somaliyey aan garab istaagno walasheen Iyo walalkeen, Muqaalka daawo, u ducee, like u saar fadlan😊♥️
@shukri8964
Жыл бұрын
Wan u sary intabo e abyo adna iso booqo qer allaha ku siiyee
@BaahiyeChannel1
Жыл бұрын
Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo🤲🙏😢💓
@anisajelle7664
Жыл бұрын
Illahey cadow nima so dhax galiyo🤲🤲🤲Rabi farxada ha ku siiyadiyo🥰😚
@abubakarsadiiq6131
Жыл бұрын
Culusow baaquliga yariiska cajiinka ku qaseesid iskaa baaldi ku qas bur raqiis waaye gabadha cajeerada haku yareen, masha Allah shaqa fiicanaa qabatay saas ku wad, qadadana baasto ama bariis suugo kala karis dhanaan u samee Allah isku kiin daayo 👍
@hamdisahansaho
Жыл бұрын
Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
Жыл бұрын
Ilaahay SWT ha idiin fududeeyo Guriga aad jeceshihiin maalin Intaa ka horeysa gurigan Alle ha idiin barakeeyo, cafimad iyo farxad waarta walashay samira iyo Abukar, Aamiin Aamiin ya Allah💕♥️♥️
@sacdiyacismaanw.a6338
Жыл бұрын
Masha allah qoys wanaagsan ilaahay ha idin barakeeyo ❤
@faadumocabdiraxman4219
Жыл бұрын
Masha Allh Family qurux badan Allow il iyo xasadba idinka xafid Arsaaq tan dhaantana idinku arsaaq
@Umonan
Жыл бұрын
Masha allh family qurux badan alha idin dhowr
@siciido8920
Жыл бұрын
Mansha Allah family qurux badan iskuwara abid
@nurtofarax6584
Жыл бұрын
Masha Allah famil qurux badan Allah ha idin barakeyo
@zamzamabdikarim2641
Жыл бұрын
Machallah Allah nixafido familles
@kadiyeman9491
Жыл бұрын
Allaha idin barakeyo culusow iyo samiray reerki jira noqda wyal
@Muna4r-
Жыл бұрын
Asc zamiira wll kamarada horteeda waxba Haku cunin dumarbaynu nahay xishoodbuu alle Ina siiyay markaa inoo ilaali xishoodka inkastood gabadh maansha Allah tahayba
@deeqoalishire7744
Жыл бұрын
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo ❤
@fadumoabdi5595
Жыл бұрын
Mashallah culusow si fiican ayaad u karisay dalac bilaashka iyo carjeerad waxaad ka fiican tahay gabadha iyo wiilsha qurbah jooga iyo kuwa dalka jooga good job MR culusow
@shukriiman867
Жыл бұрын
maashaa allaaaaah wax fiican ayaad sameysau i hope iney nimanka soomaliyed wax kaa baran doonaan
@deganmahamed8715
Жыл бұрын
Masha allah allaha idin xafido wallal gacantada allaha ku barakeyo Aamiin 👌 👏 👍🏼
@dhoolabdi1
Жыл бұрын
Masha Allah beautiful family allaha idin xafido 🤲❤️🥰🥰🥰🥰
@zamzammohamed2823
Жыл бұрын
Maasha allaah isku waara family qurux badan
@kadijomaallin2433
Жыл бұрын
Masha allah waaba iga canjeelo qurxantahay laahowla walaaquqata illaabillaah Alle ha idiin barakeyo
Abaayo samiira waa ku salaamey horta lkn abaayo cunada cuneysaan adi iyo xaajiga ha soo doobin il iyo ilhaan baa jirto dad aan awoodin baa hadey doonaan ku daawanayaa alle ha idin barakeeyee abaayo ❤❤❤❤ khaladna ha ii fahmin❤❤❤❤❤
Masha allah ilaahay ha idin wada xifdiyo ❤❤❤ waana idin jeclahay
@mohamedabdullahi8069
Жыл бұрын
Mashallah simple life and happy ❤
@sadiamustaf157
Жыл бұрын
Masha allah 🎉
@shankaroonjr
Жыл бұрын
Wax fiican ayaa qabtay wlhi ku soco
@fardosodiriye7544
Жыл бұрын
MashaAllah great job
@fadumonasir3559
Жыл бұрын
Masha allh sas isku gufarax sanada ilxun nima arakto insha allh
@naciimacabdirashidibraahim4035
Жыл бұрын
Mnshallh farxd waarta my famli noolada inbadan 🥰🥰🥰🥰
@zamzamshire4832
Жыл бұрын
Mansh Allah Mansh Allah isku wara iyo farxad an dhamad laheen ilahay idinkis
@Fardaus11
Жыл бұрын
Masha allah ilhy haysu kiin dayo ❤
@faadumocabdi243
Жыл бұрын
Asc culusow gabdha mar danbe ha cidlayn masha allh barkoo va
@talisosabriye2680
Жыл бұрын
Asc maasha allaha waa runtada sax xaskaga cawe sida aya wanasan
@ayanali4885
Жыл бұрын
Maasha Allahu tabaarakallahu nuur calaa nuur wax fican oo ad u fican ayaad samesey Allaha idin xifdiyo dhamantiina
@hamdiali9684
Жыл бұрын
Masha alaha alaha idin xifidiyo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@zamzamcabdiraxman5351
Жыл бұрын
Mashaa Allah Abukar Halkaa ka wad dadaalka Mahadsanid😊
@Ayan-zi1bg
Жыл бұрын
Maashallah tabarakalah
@ayuushahmedelmi8191
Жыл бұрын
Masha allaah ❤ waxa fecan qabatey
@abdulqadirali7885
Жыл бұрын
Culusoow boqol ka roon aa thy ilaahey ha idin xafido
@zaynabcumar5494
Жыл бұрын
Maaasha allha waxa fican aya samesay❤❤❤❤❤
@shuceybnuurcadow609
Жыл бұрын
Wlhi Waa family isku kalsoon see yihiin neh ku qanac san ilahey waxan ka baryaa inoo garab kooda galo herka ee jogaan kasii weyn inee garaan u rajeyna insha allh qasatan Gabdha wlhi Waa bari aan la helin nin keeda soo yahay ee ku rabtaa guleysta nolosha Waa wadajir
@xaliimosiidow4169
Жыл бұрын
Masha allaah allow isku kiin daa il xun alle idin ma tuso
@queenbalqiiza484
Жыл бұрын
Asc wll xaaaksga intay kiro iyo nolosha ka fikirayso iyo hospitalka masuuliyadaada weeye maaad shaqaysatid ooo reer kaaga u shaqysid xumaana ha iii arkin
@ruquyodaahiraxmadruquyocad7203
Жыл бұрын
M.a wax wangasn bad samesay sida ku soc iyo si ka ii ficn allha cadowg idnaka qabto❤❤❤❤❤
@ismahanmumin9083
Жыл бұрын
Masha alaha alaha ii din xiifdiyo
@shadiya6043
Жыл бұрын
Maasha allaah saas larabaa allaha isku kiin daayo farxadiina waa farxadeena samiiro abaayo allaha ku caafiyo 🥰🥰👍
@shukri8964
Жыл бұрын
Aaaamiin allaha caafiyo abyo iso boqo ado mhdsn
@sadiasadia984
Жыл бұрын
Asc abaayo macaan masha allah walaashey macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadimomuse2959
Жыл бұрын
Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂abayo mcnto❤❤❤
@samiaaHmed-t6i
Жыл бұрын
Culusow shaqo fcn baa qabatay ❤Family qurux badan jiro jooga frxdana ku nolada ❤❤❤❤❤
@laylocali9902
Жыл бұрын
Maasha allaah
@AliMohamed-pj8ec
Жыл бұрын
Wax fican aya qawatay mastar culuso❤
@saabirin690
Жыл бұрын
M sh beautiful family ❤❤
@safaamohamed6953
Жыл бұрын
Kan mansha allah qurux
@user-bo9oo9si3x
Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@hijrayusuf9997
Жыл бұрын
Uurka marka leedahay waxaa jeclaanee waa cunee ilaa ka matagtid hadhowne waa necee marka walacdona guriga necee meel cusub hadaa tagtid😂
@nimconimco7203
Жыл бұрын
صح وعافية يا سميره
@hanaaneeymoha5932
Жыл бұрын
Masha allah
@sstimacade1939
Жыл бұрын
Masha allah allaha idiin deysto
@caworuwayda8901
Жыл бұрын
good husband keep going bro
@hawkfreeze8785
Жыл бұрын
Mashaal brother ❤
@khadraabdi6538
Жыл бұрын
Mashalla ❤❤❤
@Umutaqiya
Жыл бұрын
Masha Allah isgu waraa
@faadumocabdimalik7614
Жыл бұрын
Masha allha❤❤
@Muhiim181
Жыл бұрын
Illahay hakuusahlo abaayo
@dayiboahmed7511
Жыл бұрын
mansha allah
@cawocumar369
Жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍
@maryanabdile4823
Жыл бұрын
Mash Allah
@ismhan2398
Жыл бұрын
Waa lagu fiirsan inshalaah
@barefarax1105
Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@hiboxassan4754
Жыл бұрын
Masha alah
@cayniabdi730
Жыл бұрын
Mashallah mashallah
@ayaanaxmed1664
Жыл бұрын
Mnsha Allah ❤
@samiyakhalif6171
Жыл бұрын
Wax walbo jeceshihiin allah haidin fududeeyo🥰💖
@fardhoushassan
Жыл бұрын
Masha allah abukar cadii maha mishari gaaled waye kulaha😂
@farhioibrahim6577
Жыл бұрын
Away xishodki hawenimo meqo nin ayad hortoda wax ku cunesaa subxanalah
Пікірлер: 238