Kolestarool ( Dilaaga aamusan) waa shay dufan ah wadnahaaga halis ah ,cudurka kolestaroolka waa shay dufan ah oo jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo. Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga.
Kolestarool fara badan oo jirka ku jira wuxuu noqon karaa mid waxyeello u leh jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto cudurka wadnaha.
#colestrol #herbal #food #caafimaadka #youtube
-----
Images licensed under Creative Commons:
www.pxhere.com
www.pixapay.com
www.maxpixel.net
www.pixnio.com
www.pexels.com
www.flicker.com
www.wikipedia.org
Негізгі бет Cuntooyinka kalastaroolka u fiican - 11 cunto oo waxtar leh
Пікірлер