Salmaay quruxey waxa kadhatay somaali islaan ah wax baratay oo dhiiran caqlina badan Hadaad ado asturan xogtaan lana wadaagi laheyd aad ban u xiiseyn laheyn Qaliyey cilmigaaga aan ka faaiideysanee is astur Tankale abayo dadka aad wax ugudbisaa aad rabtaa iney ku dhageystaan waa somaali luuqadaadu waa somali marka side ugu fakartay adigoo ajnabi u eg inaa anaga kugu farax sanaano wlhi wey nagu adagtay waan ku jecel nahay ee halmar tijaabi adoo xijaaban asturan ❤❤❤ wankuso hanbalyeyneenaa 🎉🎉🎉 hadaa nasharafto.
@hodangafadi5042
Ай бұрын
I agree with you. They don't just take the children's for no reason. There is always a major reason behind it
@FaisaMusse
Ай бұрын
Agreed 💯
@samirahasson
Ай бұрын
Yes!! We have stop believes this people spearheading lies about governments!! Childeren serves don’t come not for no reasons
@asiyamohamed4903
Ай бұрын
Ilmaha ay adagtay in laqaata waaka dadka cadaanka iyo dadka sharciga yaqaan lkn soomaalidu sharciga mayaqaaniin waana layska qaataa
@geenyodila9095
22 күн бұрын
Kuwa ajanabiga iyo kuwa muslimka si sahal ayey ku qaatan waa la og yahay ee allaha taagero
@cibaadocumar9770
Ай бұрын
Ilaahay haku soo hadeeyo adiga Acuudu bilaah.
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Ma qabrigaa ila galeysa?
@user-hv1pf7hn2e
Ай бұрын
@@rianaskanal9364 oomaisala fiicantahay baa
@user-ob6ip1jo6z
Ай бұрын
@@rianaskanal9364walashey
@Aalamualkium
Ай бұрын
Abayo walhi qof fican batahy kolay intan ka arkay asturka iyo salada ku dadadal wan jeclahy
@maxamedsaynab5074
Ай бұрын
Aniga xitaa dhibta wan ku jiraa ilahay ha iga saro
@AyanSharif-w3s
Ай бұрын
Wll myslim baa tahay xasuuso maalinka kaligaa qabri lagu dhigayo xasuuso malin allaah casa wajala uu ku xisaabinayo 😢😢😢😢 oo tawbad keen walaashay intaynu saacadaadu gadhin
@filsanmohamed4670
Ай бұрын
Ma sha Allah wad wanise allah ha fahansiyo
@AyanSharif-w3s
Ай бұрын
@@filsanmohamed4670 aamiin wlhi
@dytffttg6491
Ай бұрын
Somaliya ad ba Laysku diLa aniga xta mentalatey ban uxanusan hey walshie wax bdn iga weyn ba na dili jirtey na canan jirtey hadana shaqo bdn nalo diLi jirey waxa kadhefay iskuma kalsoni kalsonidey 5% bay maresa schoolka hadan dhameyay marksta 3 kalin uhoresa gali jirey hadana sa thy kuma farxo maskxdeyda mar waliba waxey itirhda meshas magari kartid insha allh ciyalkeygu sida manoqon donan nolsha somlia kajirta
@NimcoyarCismaan-kv1pv
Ай бұрын
Waa arin jirta wll adigana ilaahay hakaa saro😢😢
@caashobashiir648
Ай бұрын
sory mcnto😢😢😢😢😢 SaaS ha sameen pleas🙏wax walba waad badali kartaa kalsooninana waad dhisan kadhaa, ani xitaa dhibaato farabadana soo mara depression baa igu dhacay aada u niyad jaba hadana ugu dabayn waxaa ku fakare hadaa qof 0 ah noqdo iyo hadaan qof 100% noqdo labadaba inay ani iitaalo aysa cidkale wax ka badalayn Waxana ku siyaadinayn, ok ( bari hadaa noqotid qof successfula waxay ku yara ilawsiinaysa murugada AMA dhibatadii shalay) marka ani waxaan goaansaday inaa noqdo qof winner ah si dhibaatada iyo murugadu I ga yaraato, waayo murugadu qofka way toogataa😢, malinkaasa waxabarashadaydi dib u bilaabay, kalsooni inaa dhisto bilaabay, inaana dadka hadaladooda qiimayn bilaabay, inaan meelwalbuu bina aadam gaaro aan gaari karo aaminay, alx waan guulaysatay mcnto marka adina waa sameen kartaa gabar kartilaa tahay ku dhiiratay inay commentigan soo qodho wax walbana wad qaban kartaa keep going dhakhso mcnto, murugtu inay ku disho maahe kuma daawaynayso, sir kalana waa kuu sheega, markaa bilawdid inaa kalsooni dhisatid oo iska farxisid murugtu way kaa sii yaranaysaa halaka markaa ciishootid o ooyadid ay kugu sii badanayso thanks abaayo hadaa qoraalkan aragtid ona dhamaysatid❤
@SkyStar592
Ай бұрын
@@caashobashiir648 ALLAAHU AKBAR CAASHO CAQLIGA & XIGMADA & KALSOONIDA ALLAHA KUU BARAKEEYO GURIKHAYR BADAN & NOLOL IIMAAN & ISLAANIMO KU DHISAN ALLAHA KU SIIYO ADIGA & WALAASHA AAD WAANISAYBA & DHAMAAN GABDHAHA MUSLIMADKA & RAGA MUSLIMIINTA AHBA KEEB GOING WALIGAA HA NIYAD JABIN WAANADA & TAAGEERIDA GABDHAHA DULMAN AMA HORAY LOO SOO DIBIN DAABYEEYAYNA HAKA CAAJISIN CIDKASTA OO KURBAYSAN KURBADA ALLAHA KA FAYDO
@dytffttg6491
Ай бұрын
@@caashobashiir648 حبيبتى قلبى mahadsanid wa akhristey farintada lkn wa isku dayey ina isku kalsonado lkn is badal ma arko wlh hadan kudhoho wan is bdalaya ben kushegay xta waxan marin ina qofkasta iLa qurx bdn yhy anigu isla qurx bdnen yacni nolosha kufashilmey okale lkn wan duceysanya iLhey ina qofkan ahey iga badalo owax kafcn noqodo maskaxdeyda dhan wa negetive wan radiyey waxa sababa wa abuseka qofka lagu sameyo io bahdilka yarantadi
@Aalamualkium
Ай бұрын
Asc abayo macan waka xumahay waxkasto kugu dhacay lakin ogow aduunka wa imtxaan qof kasto wax un lagu imtixana adiga manta taas wa imtxaan kagi manta wad noshahy ma adan dhiman wadiga hadlayo ee nool ee og waxa in ad kaso gudubtay u sheeg oo ad wali waxbadan oo guula ah ad si gari garto Alx marba hadi ad tahay qof Muslim ilahay yaqano aduunka nolol kasto kula kulanto jano raaxo ku dabn Alx inaadan aheen qof wax so dhibatayay manta AA tahay kan la dhibatayay why dadka dadka dhiban aduunka cinqaab ku dhacdo ama aqrino ha malyn in lo dhafayo adiga un iska ilali waliga qof gacantada ku jiro cidu dono ha noqdee wanaji wajiga ilahy dartiis Alx abayo walhi waxan arkay maqlay dad iygo yar la fara xumeeyay manta wayka baxeen axl adiga wadka baxi karta u sheeg nafada wan nolahy una qado imtaxanka aduunka ku laheed inu ahaa inshallah hada jogto qurbha waxan jiro meel kaso ad joogto aniga mamo ad u fican baan arkay oo dadka waniso dhiri galiso waxan ka dhageestay Amal keyse magaceda wankula so wadgaya waxa jiro number telephone la waco wayka hadasha walhi I Amiin u dhagaysato waxad noqo naysa qof sida diarada u duulo kalsoni an cadi ahen KZitem ka Amlakeyse kujirta mama wa umu nuradin la dhaha ku qor lakin number ka mesha jooto isheg wakuso qoraya wad ka gali karta horta mamada so dhagsyo KZitem ka umu nuradin Amal kayse chenal keda
@user-je3bq1cq7x
Ай бұрын
Salmoy aadbaan kuu jeclahay abyo illaahayna ha kuusoo hadeeyo mcney xijaabka xiro waaa tahay caqliley lkn allaha ku hadeeyo byo😢 eedadaaa wze 😂😂
@SumayoMaxamad-ne5yo
Ай бұрын
l love you salmo abayooy❤
@InamaxamedHanuu
Ай бұрын
Naa heedhe si yar baan kuutaagera bal abaayoy wax yar dib isku fiiri bal aakhiradada kafakir ilaahey caqli karti iyo aqoon kusiiyey masha allah
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Thank you walal. Ilah hana soo wada hanuuniyo kuligeenba
@Mariami-er1wq
Ай бұрын
Aaamin alle haku so hanuuniyo jannada kula jacelnaha anaganah alle ha inna so hanuuniyo@rianaskanal9364
@loogexussein4410
Ай бұрын
Salma wax aad u eegtahay atarisho la dhaho pirinyaka chopra wlahi ( u so beuat ful u loom like pirnyaka choopra indiyaa love sae maseka hadii aad aragto cali dhera igu saln
@nimco9305
29 күн бұрын
Salma qurux wa ku salamay
@fatumanur2227
27 күн бұрын
I agree for this topic
@Shamsocayni1667
Ай бұрын
Salma Mashuur Norge kasoo bilaabay caruur qaadasho baa Swedan Danmark soo gaartay sanadahii ugu dambeeyay
Salma cadaanka kuma degdegaan sharciga la yaqaanniin ilaa dhibaato weyn lagu qabta lakiin ajaanibka waxaa lagu qiyaamo luqada markay cusub yihiin oo been ka sheegaan cunsuri nima
@user-ob6ip1jo6z
Ай бұрын
Salma waxba dhaha same hadana waxba iga hortagan maxa sameya? abyo quruxey wanku jeclahay runti❤❤❤❤❤❤
@abshirokeyr6418
Ай бұрын
Gabareey caqli xumidaada sikasta ha loo qaato ma waxaad leedahay qoomu luud ha loo daayo
@AMIINLABO7533
Ай бұрын
WAABA CALI DHEERAHAAGEE TAYAR KA QABO😂
@naimowarsame7551
Ай бұрын
Dadka ilmaha dayaco laga ma qaato ee kuwa sifiican loo xananeyo Ayay Ba qatan
@LAANDHEERE360
Ай бұрын
Acuudu acuudu wer nio gabadha maxaa qaawiyey
@deqadalka9953
Ай бұрын
Abaayo gaalo weyrabaa somali ilmahooda sababtoo ah diinta ayeey kala dagaalamaayan lkn cadaankooda ilmahooda si fudud kuma qaataan ✅️
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Anigu taa ma aaminsani maadaama ee ajanabi iyo somaliba ee ka shaqeeyan socialservice. Ajanabta loo diidi laha hadii wax la qarinayo. Mida kale kuwa aaminsan gaalada in ee ilmaha soomalida rabaan, maxey u imaanayaan wadan ilmahooda loo socdo , maxeysa udhalayaan? Somalidu qaladka in ee iska leexiso bee jeceshahay
@user-je3bq1cq7x
Ай бұрын
@@rianaskanal9364waaaaa runtaaa byo
@nashaadmohamed2909
Ай бұрын
salma.karti badan familka wan jaclahay ❤
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Baby I love you too❤❤❤
@NasriinMahamett
Ай бұрын
Naa miyaadan dhimanayn oo muslin aheen😂😂😂😂😂😂😂
@anfacdadkaagaofficial6479
Ай бұрын
Ani waxan joga dalka Spain 🇪🇸 carurta laga qato ma arag ilahow na aman so 😊
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Aamiin babygirl❤
@anfacdadkaagaofficial6479
Ай бұрын
@@rianaskanal9364 ❤️🙏
@SumayoMaxamad-ne5yo
Ай бұрын
Spain intee kadagantahay abayo
@UgbaadXasan-th3cw
Ай бұрын
Ilove you abaayo❤😂😊
@zamzamxuseen961
Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@naimowarsame7551
Ай бұрын
Beenta dhaaf easay ayaa loo Qaatah Ilmaha ilaahay shartooda hana mootiyee
@Qooyskena
Ай бұрын
Haqatan ma xuma lakin dad fican masiiyan dad caruura faraxumeyo dhibato u gesanayo oo walidkood uga daran ey siiyan
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Qof walbo oo isku qoro in uu caruur heynayo baa loogeeya, mase qaniis ha ahaado mase yuu ahaan. Sharciga wadankaa shaqeeyo. Dadkaan dad muslim maaha . Sharcigooda ka shaqeeyo wadanka walal
@hawaahmed9614
Ай бұрын
Horta iska aamus adba sas ah maxad dad u sheegaysa isa soo habe adi horta qof ilahay kacabsan wayey u wacdinaya
@rianaskanal9364
Ай бұрын
Si wanaagsan wax igu sheek. In wax la isku sheego waa shey quruxbadan❤
Пікірлер: 68