sxb saa modey mahan somalida hada is aragtan xog ma ku siinayan camera wey diidayan qofka ma qasbi kartit ana ka jecel ina qof waresi ka qado insha allah wey iman donta xili dadka ee fahman camera ine so hor is tagi karan
Wll pls inan kula so xiriiro laba xagan kala soo xirira
@cartancartan8452
10 күн бұрын
Luqada maxaa looga hadalaaa
@hodankhalif932
2 күн бұрын
Talyaaniga war ma ka haysa aboowe sharciyadisa waxban ka waydin lahye adoo raaliya
@MahameďDollar
10 күн бұрын
Adbañ ku salaamay wll ahmed osmàn waxad kaso hadàshàa Switzerlañd Nolasheda , màcishaďa, iyo Musharka la qaato.
@CabdiWakil
10 күн бұрын
Wll switzerland nolasheedu waa qaali anaga joogno lkn shaqo way leedahay fiican qofka ugu wuu mushahar u qaataa 1200 ilaa 1500 euro ka kasii badana waa ilaa 3000 euro dhinaca kale maciishadu waa yara qaali wax barasho tayo leh ayay leedahay nolasheeduna waa 50/50 Welcome brother to switzerland 🇨🇭👏🏼👏🏼👏🏼
@omarabdullahi9804
10 күн бұрын
Bern Switzerland 🇨🇭hada aniga ayaa Holiday u joogo maciishada iyo transport waa qaali guri ijaar waa qaali. Waa wadan nadaafad,amni, dhaqaalo iyo ixtiraam leh. Hadii aad tahay qof samir badan oo go’aan leh Switzerland 🇨🇭 is the best place for you. Sharcigooda ayaa aad u adag. I am from London 🇬🇧
@CabdiWakil
10 күн бұрын
@@omarabdullahi9804 exactly bro👍🏼😎
@AhmedMohamed-wg2gj
10 күн бұрын
Austarelia tag qasatan magaalada tamash laha iyo xadaarada ee sydney ❤
@MohammedAli-zt7bg
9 күн бұрын
Portuguese ka, soo hadal.
@Cr7_Admire
10 күн бұрын
SiDa Aan Ku Tago Karno Noo Soo Ogow
@xamseyuusuf6421
10 күн бұрын
Waar nolosha london iyo shaqadaba kasoo waran
@SuhaipOmer-b9u
10 күн бұрын
Shaqo ma leday taas dhalinyarada wadanka jogta u darane bl wl shaqo maleeday
@jamaccabdi2321
10 күн бұрын
Ahmed mid samee wll dal walba Aad tagto qofka Somaliga ah ee Aad la Kulanto Contact gisa qaybta Comment noogu Reeb ....
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
10 күн бұрын
Passport somali sida visa loogu tagi karo kasoo hadal
Пікірлер: 47