Masha allah zxp wlhi sidan baad ku guulay sa tayba adiga oona 25 jir gaadhin ayaad guulaysan adigu
@Ahmed-qk7cw
11 ай бұрын
ASC Cumar, waxan ahay wiil 19 sano jir ah. Waxan siigada kubilabay 10 sano jir anigoo ah. 9sano aya siigo lugaha ugula jiraa✊ WALLAHI malin waxan xasuusta in aan siigeste 8mar 😫.malin tii ugu Yaran 4 illa 5 mar aya siigesta. Hadii aan isdhoho iska dhaaf 3 bari kadib waxa dareema in ay biyo badan igu jiran xubnaheyga taranka 😭 walal Allah dartiis ina kulahadlo jeclaan lahaa. VIDEO GAGA MARKAN DAWADO WALLAHI WAN ISKA OOYAA😭 GODKAAN IGU CAAWI WALAL INA KASO BOXO
@skgamer-zx2xrofficill
11 ай бұрын
Ilahey hakuu gargaaro🤦🤦🌍
@abdiwaliyarre4917
10 ай бұрын
8 mar aa, war illayn dunida ragbaa nool. Eebbe hakaa madoobeeyo sxb.
@crizaaqhaldooradandirir6183
10 ай бұрын
Brother anaguba sidaaz oo kle ayaan ahayn lkn brother qof kasta waa go.aankiiza markaa go.aan ka qaado,halkan aad leedahay 3beri ka dib biyo badan ayaan dareenayaa ka saar in aad niyada galiso arintaas
@omarhassan7155
10 ай бұрын
Ma waswaas baa kuulasocda waa maxay 8 jeer
@KhadarAli-p7i
10 ай бұрын
@Ahmed-qk7cw Saaxiib aad baa u da.yartahay waana joojin kartaa bro stop it 10sano maaha wax yar balse ninka 20sano wado kwrn sida uu daremayo hadii adoo 10sano wado xaalkaagu saa yahay? Tan kale aniga qiyaasteyda 10sano ma wadid geeda wax ka yar weeye waxaad ilowday waqtiga saxda ah lkin 19jir weli kuma foga geeda oo waa 5 ama 6 sano meel fiican baad joogtaaye iminka iska gaar bro
@Xisbullaah118
11 ай бұрын
Waxaan xasuusta wagii aan jiray 15 16 ilaa 17 mafahansaneyn waxa uu kahadlaayo inshar balse maantay waan fahansnhy waxa uu kahadlaayo waana jeclaHy in uu ilahay iga jaro cadaad xusun ee dabar jartay insha allaah 😢😢😢
@abdirahman7547
11 ай бұрын
Isbuc walbo 2jer hda muqalka nocan hadan ka heli laheyn wlhi waligey abal ban kaga heyn laha Omarow haka dalin insha Allah ❤
@cabdiraxman-t8s
11 ай бұрын
Omer insher mahadsanid taladaada waxa aan u qataa sida walaalkey iga ween camal video 8 Bilood kahor ayaa isku badalay hada 4 Bilood ayaan mara yaa oo aanan isticmaalin gacantayda xiliga soo Kabsashada ayaan kujuraa Waxa iga cawiyay waxaa Kamid ah in alle isku dhiipay mid 2aad adkaar marwalbo aay kugu soodhacaan mahadsanid
@maxamedlaaskaawi
11 ай бұрын
Iso duceya in ilaahay iga madobeyo caadadaas xun ee S---gada!😥 Xaladan wxan ku sugnahay muddo ku dhow 6 sano wlhy her wxn gaadhay inaan maalinle u sameyo manta ayaana go'aan ka qaaty idinkuna iso duceeya wllayaal in ilahay dhaqankas xun iga madobeyo 😥😥🙏🙏🙏🙏
2023 / 12/ 3 🚫 11:07 Habeen nimo axad soo galeeeso Waa malinta igu danbeesay oo aan cadaada xun igu danbeesay Markasta ama bilwalba aayan soo booqan donna Comantigaana xuju iigu ah Hada ka hor waxaan xazuztaa inan 4bilood xiray Misna waaku laabtay 😢😢 yaa allaaaaag Been ma aha wlhi 4ta biloood nolosha ii macaanaatay
فوائد لغض البصر)arinka koobaad ee xididada usiibaya arinkan waa aragoo la laabo
@ElmiMoha-kw8xx
11 ай бұрын
Wad mahadsantahay geme of youth ❤ lagendry man 5/11/2023 commentigan baaba ii ah xujo insha allah bil walba iyo sanad walba wan dul iman doona si aan naftayda u tuso geed adeeg in aan ahay insha allah. Cumarow waxaad tahay somali social media ninka kaliye wax i anfacaya ii sheega mar walba the only lagend. THANK YOU WLLKA DHALINYARADA 🛐
@mohamedamiinabdiaadan6821
11 ай бұрын
goaanka adkee saaxib
@ElmiMoha-kw8xx
10 ай бұрын
3 days 💪
@kamaalmuxidiin4884
Ай бұрын
Goaankii halkuu marayaa makaa Buray ?
@ElmiMoha-kw8xx
Ай бұрын
@@kamaalmuxidiin4884 𝚜𝚝𝚒𝚕𝚕 💪 nin raga go,aan ha yeesho
@Dajiye614
27 күн бұрын
Ha is boojeyn taliye hadaa nooshahay ma iska deysey? Jawaabtaada.
@mahamedyarechannel5559
11 ай бұрын
Alx 2days in sha Allah waxaan isku dayaya 90days in aan gaarsiiyo asxaabta yaa ila jiro hadaad diyaartahay isooraac🤭
@wllsahim6692
9 ай бұрын
90days hadaa dhahdo niyadaada Wali wayku jirtaa makrka la gaaro 90 ina ku dhacdo Dheh Dibdanbaa masameyndooono
@Muhudin80
11 ай бұрын
Aadbad umahadsantahay Ustad Cumar waa mowduuc aad ii anfacay runtii
@EngSharmaarkeAli.
11 ай бұрын
@omar inshaar Hiilka Dhalinyarada Soomaaliyeed.
@LeadeRPoy
11 ай бұрын
2022/12/22 igu dnbysy bhshi ka dnbysy ina u muqdo nooc wln 😢belo
@XudayfiCabdiwaxid
3 ай бұрын
Wllo❤
@habiberick8923
11 ай бұрын
Mashallah dear teacher 😊😊😇😇🙏🙏
@updyrahman______________6931
11 ай бұрын
Wlahi xita 1 isbuuc hada iska deysid wa iska daremesa adiga dhan kalsoni awood kuso galeysa hda wax baratid fahankada so labanayo dhalinyarta dhax galeysa cadkada wa dhacsaneysa m.a ilahow dhalinyarta ka reeb wxa xun run ..
Ani bil moganhy alx😢 Lkn filimanta xun dawada 😢 Waxas tik tok ii keeno😢 Biyaheyga waa ilashada😢 Karaamada nafteyda so celina manta wixi ka dambeyo 4 November 2023😢😢sab❤baln
@A...A09888
11 ай бұрын
Tiktoka io wax kaste oo kugu soo celinayo iska masax Mida kle siigada io aflanta xun waa isku halshay Ani malintii 2aad ayan maraya ilahay ha inaga soo hanuniyo
@isbadalsamey18
11 ай бұрын
@@A...A09888 hal bil ma sameynin lkn filimanta xun iyo shubooyin dawada waxas balan ka qaty✋
@Mohamedismael50
11 ай бұрын
Run ahaantii xalqadahan gaashaan way I anfeceen si wayn allaha kaa abaaliyo cumarow❤🙏
@AhmedBincabaas-id1iy
11 ай бұрын
ilaahey Hana ilaaliyo isma ilaalin karnee. 🙏
@XudayfiCabdiwaxid
3 ай бұрын
1/7/24😢🎉 Inshalh 1 /9/24🎉🎉❤❤
@akramlyrics9788
11 ай бұрын
Alx ilhy uga towbad kenay
@sakariyeabdi9046
11 ай бұрын
Iisoo duceeya wll inuu alle iga madoobeeyo qofkasta oo akhriyaa ha iisoo duceeyo
Qisooyinka cajiibka ee tariikhda cuthmaniyiinta iyo andalus iyo saxaabada ee cibroqaadashada leh marmar kusootuur Omar mahadsanid
@najijr4242
11 ай бұрын
Asc mundane dabcan mawducan si qoto dher ba uga hadashay in badan sidee Mano shegi kartaa sababta Ka dambeso Wa su,Al aan isweydiyo mar walba
@Runta2024
11 ай бұрын
Messegeyo kulkul buu arkaa oo Naxdin Leh saan Filayo
@AyaanAadan-s2q
7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا أخي الكريم ❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
11 ай бұрын
Aad baad umahadsantahay ustaad omar wa mowduuc muhiima
@iidiidoskar9430
11 ай бұрын
Ixtiraamka noloshu waa muhiim 4/11/2023❤❤❤❤❤❤
@omargoat9445
11 ай бұрын
First
@rabsholeoffcial7329
11 ай бұрын
Mahad sanid ustad qaabka quruxda badan aad nagu dhiiri galisay in aan xumanta kadheraano waan kaga mahad calina si boqlkiiba boql ah ....
@NadiifoDahir
2 ай бұрын
Waxaa go'aansadey inaa iska daayo 26febrayo2024 Waxaana is toos ah iska daaye 26/07/2024 Maanta
@Xariif_1
5 ай бұрын
30/4/2024 i.a after 6month i will be back
@Zakibinxaaji1
11 ай бұрын
Legendary 👍👏💯
@Siciid22
11 ай бұрын
😂❤ogaansho vs dadaweenha vs fandh boota all I love you ❤
@kowsarxashi2669
11 ай бұрын
Thanks 🙏
@hindabashiir4483
11 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@abdirahmanabdinur2892
10 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@ahmedFaarah-oj2ls
5 ай бұрын
My fav KZitemr ❤
@AkramA.k-iu8hf
11 ай бұрын
Runti xalda wa ka baxey allxamdulialah kadib mrka dhadhmiyey jaxiimada io wajigeda xun.....blse waxn idin la wdagaya wxa ka bartey...cadada xun wxey ledahy labo waji...1:WA BILOWKA CADADA IO RAXADA YAR AAD KU DAREMAYSO..2: WA DHAMDKA CADADN IO WAJIGEDA XUN IO HALAAGA...DADKUNA WXEY U SAMEYSA 2XALADOD .... DADKA QAR WA ISTIDILAN 😢 DADKA KLE NOLSHADA ZERO KA SO BILABAN .... WYO WAX LO ADKESAN GARO MHA XANUN KA AY LEDAHY FACE 2🚫🚫🚫
@AhmedMohamed-zs3bz
11 ай бұрын
Sxp ani labo sano kahor iigu dambaysay adna
@AkramA.k-iu8hf
10 ай бұрын
@@AhmedMohamed-zs3bz 8bilod ka hor.....dhibtada ii keysatey ila hdakma gabsan😪
@AhmedMohamed-zs3bz
10 ай бұрын
@@AkramA.k-iu8hf intee inleeg baad waday
@goobaanleganeey7061
11 ай бұрын
Wll inshar Alle ajir hakasyo war niyow gul
@skgamer-zx2xrofficill
11 ай бұрын
Alhamdulilah I don't watch it, my age is 16 ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Wllhi sxp been sheeGi haweN ani iyo yar sxpo nhy aa xabad balansany asiga balansade anu I waday markas bu i dhahay iga hormar aneH nagti markan ag tagaY daren dhan ima qabanayo wayabe imana kicin 😢because siigo iyo dhafar ba idiley kadip wa iska so baxaY anigo marmarsiyo kuso baxaY kadip 3 bilood kadip baa is nafaqeye no siigo no dhafaR qofti aa mar kle ku labtaY si aan isku barabeYo. Ugu danbeYn si fcn ba u shaqeste marka guys siigada iska daYa plz ✌️🫶🏼❤️🔥
@khadaribnufaysal7321
6 ай бұрын
Nio qof Muslim ah manad aheyn wll waxAhy wxaad ku hadleysid. Ma sinno baad ku faaneysaaa oo weliba la soo banaan baxeysaa. Akhii isku xishoo oo alle ka cabso danbi weyna waad gashee alle u toobad keen. Subxanlaah
@Riyo_ku_nooL
6 ай бұрын
@@khadaribnufaysal7321 tusale waYe sxp cadadas darenka ayeY disha marka kuma fanaYo wana mahadsan thy sxp kaliya qisadeyda shegaye 🫶🏼✌️
Mashallah cumar aad baad noo fahan siisay arinkaas. Markaa waxaa fiican in dhalinyaradu ku waano qaadato. Maya dhagna ka maqal dhagna ka siidaa
@maxamednuuraadan6217
11 ай бұрын
Galab wanaagsan walalkeyga iga weyn mahasanid
@Dhiirigaliyeec8cq
Ай бұрын
Mahadsid❤❤❤❤
@iidiidoskar9430
11 ай бұрын
WAANADA HALAQAATO❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedHassan-qp3xe
11 ай бұрын
Cildaaas anaga way nago badatat 😭😭😭
@XasanMohamed-i2e
10 ай бұрын
Allhamdulillah waxaa allah oga mahadcelinayaa in aan gabi ahaanba iska dhafay cadada xun 14/11/2023 baa joojiye 🚫 Qoralkani waxaa so qorayaa habeen axadi sii baxeyso isnina so galeyso ✍️ taariikh 19/11/2023 Waxaa rajeynayaa allah kabaryaya in uu igu sugo wadada toosan Waxaa halkan so booqan doonaa maalin maalamaha ka mid ah aniga oo ka xurobay jaxiimada iyo adoonsiga aa ku sugnaa mudo
@Akter.khaalid
10 ай бұрын
Pro anu maalinkas aad so qortaY qoralka ayaan iska dhaafay ee mad ku noqotaY😂
@XasanMohamed-i2e
10 ай бұрын
@@Akter.khaalid my wlhi Kuma noqon asbuuc baa la ga jogaa waxaa gaadhay asbuuc aan waxas ku fikirin Allhamdulillah cawa nafteyda baa abaal marin rabaa marba hade gaadhay hadafkeyaga
@xasanruxaani7386
3 ай бұрын
War sxp 7 bil kadib maku lawatey
@XasanMohamed-i2e
3 ай бұрын
@@xasanruxaani7386 my pro Kuma Laban lkn riyo aaba nafta iga qaaday hhh adiga ma ku labatay
@Rukiya-v1l
11 ай бұрын
Insha allah alaha hana xoreyo
@UgaasAli12
11 ай бұрын
Thank you very much for your important topic
@mohamedabdullahiisse6350
11 ай бұрын
Masha allaha ustd omar
@FarhanAli-cc9gq
5 ай бұрын
Qof film xun daawada miyaa libaax noqaa
@ahmedFaarah-oj2ls
5 ай бұрын
pro dagdaga dhaaf videoga dhageeso 😂😂 Says ma aha
@hodonbaligubdle7858
11 ай бұрын
04/11/2023
@sanyareadan3644
10 ай бұрын
Macalin soobadi casharada ❤❤❤❤
@naimaabduqadir9906
11 ай бұрын
Secend viewer pin plz
@cabdicasislaftagaren4946
10 ай бұрын
Cumarow will ha dayn inaad dhalinta aad waniso ood talo ficn siiso xita ugu dar naftoda sey kor ogu qadi lahayeen Hadey ahan laheyd shaqo iyo waxbarasho
@khalidalimohammad9779
11 ай бұрын
.
@qadar4yare257
9 ай бұрын
Mahadsanid sxb wllhi waan ka xoroobey alx allah aya mahad leh ❤ dhalinyarada waxan kula dardarmi laha 1 iney ka fogadaan kalinimada mar walba ood kali noqoto waqti dher waxa maxqula inad sameyso afadan xun ❤
@MR.DEBATE
11 ай бұрын
Ustaad hal dhibaato ayaa jirto oo ah marka ugu yaran laga joogo 5 bil ama ka badan inaad ad sameyn cadadas ku daroo xitaa adan aflaan xun firsan iyo tiktok, cilada waxa imaneysa oo ah inaad markasta iyo meel kasta oo aad joogta ka dhaman weysid ka fakarida galmo taso maskaxadad aan la goayn oo soo lalabaneyso marka ustadow ciladas ayaa i heysato ee hadad iga cawin karto calinta ciladas ila xali ustaad oo xal isii. Waxan rajeynaa markad aragtid fariintyda aad kasoo jawaabtid i.n.
@Ahmedali12-
11 ай бұрын
Sxb talo:1:ismashquuli oo shaqo samayso ama wax aad ku mashquusho o wanaagsan 2:ku dadaal wax akhrinta iyo xifdinta quraanka akhrinta buugaagtu waxay kugu dhalinaysaa fikrado o maskaxdaadu mashqul bay galaysaa xifdinta quraankuna waa maskax dhaqid aad uwayn walhi o markad quranka xifdisid waxa xun ayaa ka baxaya .
@A...A09888
11 ай бұрын
Su aal aan kuwaydiiyo zxp Firaqo ayaa kugu bdn ama mobelka sacado isticmaasha ? Firaqada ama mobel isticmalida bdn ayaa keena in aad kufikirto. Ismashquuli
@MR.DEBATE
11 ай бұрын
@@A...A09888 Haa zxp last year school ahay mobile mobilkana said u isticmaala alaada waqtiga badan iga qadato waa KZitem inta ugu badan iyo wax yar oo Facebook, KZitem kama dawado wan aan cilmi igu soo dhineyn zxp.
Libaax ila hada vidoe lagama haayo Ha jiro Caajiska iska bixi vidoe so dhig
@mohamedbashirmohamed7706
11 ай бұрын
M.a❤
@ahmednooradan7950
11 ай бұрын
Golden voice❤❤
@mubaarakmogadishawi
10 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar
@sontuudhe7687
11 ай бұрын
Guulayso ❤
@Hyeena87
10 ай бұрын
Alx inkastoo anan dawan aflamta xun subxnllah lkn wxaan gari la'ahay sida go'aan loo qato ama go'aankaga logu adkeysto
@sadushshire8299
11 ай бұрын
Wllo fadlan kaso hadal shaqa la’aanta wadankii somalia ka jirta qofksta wax bartay shaqo mahaleyo ila dadka aderadow ama abashoyood sareyan o meel u geeyanaya
@zakariyeabdullahi819
11 ай бұрын
Warbixaantan aad no so gudbisay allaha swt aqabal iyo ajr ba haka siiyo mallinka qiyamo xasnaadkada allhakugu daro wll cumr
@cabdallamaxamed677
10 ай бұрын
Cumar Podcastiyada Aad Ayan ula socda Ee noso badi
Пікірлер: 209